Isniin, April, 3, 2023 (HOL) - Puntland ayaa ka hortimid sharciyadda isgaarsiinta ee maamulka iyo midaynta dakhliga isgaarsiinta dalka, kuwaas oo dhawaan dowladdu daahfurtay, si loogu dhaqo shirkadaha isgaarsiinta ee dalka.
newsinsideWasaaradda warfaafinta Puntland, ayaa sheegtay in inta heshiis siyaasadeed laga gaarayo inay Puntland ku dhaqmayso waxa uu farayo dastuurkeeda.
Wasaaraddu waxay fartay shirkadaha isgaarsiinta ee Puntland in aanay wax isbeddel ah ama saamayn ah ku yeelandoonin sharciyada kasoo baxay Dowladda federalka Soomaaliya.
Waxay wasaaraddu sheegtay in dowladda federalka in aysan go’aan iskeed ah ka gaari karin awoodo ay la wadaagaan dowladaha xubinta Dowladda federalka.