Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Sept 15, 2022
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaadan doona xoghayaha gaashaandhigga Maraykanka
Khamiis, September, 15, 2022 (HOL) - Xoghayaha Difaaca dalka Mareykanka Lloyd Austin ayaa soo dhaweyn doona Madaxweynaha Soomaaliya Hassan sheikh Mohamud oo u safray dalka Maraykanka, si uu uga qeyb galo shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.
Wasaaradda gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegtay in madaxweynaha Soomaaliya iyo xoghayaha difaaca Maraykanka ay wada qaadan doonana kulanka labada geesood ah.
Wasaaradda gaashaanshigga oo war kooban soo saartay waxay sheegtay in Kulankaan uu yahay mid lagu xoojinayo xidhiidhka labo geesoodka ah ee labada dal.
Maraykanka ayaa ah saaxiibka ugu weyn ee Soomaaliya ka taageeera dhinaca amniga iyo la dagaalanka Alshabaab.
Wuxuu hadda qorsheynayaa inuu ballaariyo joogitaankiisa Soomaaliya iyadoo la filayo inuu ciidamo dheeraad ah usoo diro dalka Soomaaliya.
Dhowaan Maraykanka ayaa dib usoo cusboonaysiiyay howlgallada cirka ee lagula dagaalamayo Alshabaab.
Puntland oo si adag uga hortimid qandaraas bixinta shidaalka Soomaaliya
9/15/2022 4:04 PM EST
Khamiis, September, 15, 2022 (HOL) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa hor yimid qandaraaska bixinta shidaalka Soomaaliya, iyadoo ku sifaysay tallaabada dowladda federalka guddi gaar ah ugu magacowday shidaalka mid sharci darro ah.
Madaxweyne Deni oo guddoomiyayaal cusub u magacaabay Garowe, Bosaso iyo Gaalkacyo
9/15/2022 4:01 PM EST
Khamiis, September, 15, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kala diray golihii deegaanka ee degmada Garowe, isagoo sidoo kale guddoomiyayaal cusub u magacaabay degmooyinka Gaalkacyo iyo Bosaso.
Somaliland: Ardayad isku dishay imtaxaan ay dhacday darteed
9/15/2022 11:41 AM EST
Khamiis, September, 15, 2022 (HOL) - Gabadh ardayad ah ayaa isku daldashay xaafada Maxamed Mooge ee magaalada Hargaysa kadib markii ay dhacday imtaxaanaadka shahaadiga ah ee Somaliland oo maanta lagu dhawaaqay.
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Saldhigii ugu weyna Al-shabaab ee gobolka Hiiraan
9/15/2022 4:17 AM EST
Khamiis, September, 15, 2022 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa Xalay howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buq Aqable oo u dhaxeeya magaaloyinka Baledweye iyo Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Ergayga abaaraha Soomaaliya oo doonaya inuu indhaha caalamka kusoo jeediyo wax ka qabashada abaaraha Soomaaliya
9/15/2022 3:33 AM EST
Khamiis, September, 15, 2022 (HOL) - Ergeyga abaaraha Soomaaliya oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa doonaya inuu caalamka kusoo jeediyo wax ka qabashada dhibaatada abaraha ka jira Soomaaliya iyo in gargaar dheeri ah loo helo.
Madaxweyne Mustafe cagjar oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada ee Xukuumaddiisa
9/15/2022 2:59 AM EST
Khamiis, September, 15, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar ayaa isku shaandhayn ku sameeyay golaha wasiirada ee xukuumaddiisa, iyadoo horey uu isku shaandhayn uu ku sameeyay qaar kamida maamullada gobollada iyo degmooyinka degaanka.
Faahfaahino kasoo baxaya dagaalo xoogan oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Afmadoow
9/15/2022 2:49 AM EST
Khamiis, September, 15, 2022 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanada Xarboole iyo Miido oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi dagaalo xoogan ay ku dhexmareen ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo dagaalamayaal ka tiraan Al-shabaab.
Somaliland: Danab ku dhacay qoys 7 qof ka kooban
9/15/2022 1:32 AM EST
Khamiis, September, 15, 2022 (HOL) - 1 qof ayaa dhintay 2 kalena dhaawac ayaa ka soo gaadhay kadib markii uu danab ku dhacay qoys 7 qof ka koobnaa oo ku dhaqan deegaan u dhexeeya magaalooyinka Oodwayne Iyo Xaaxi ee Somaliland.
Somali News
SNA offensive continues in Hiiraan with 18 Al Shabaab members killed
-
HOL
9/15/2022 6:09 PM EST
Beledweyne (HOL) - Danab special commandos led by Col. Hassan Turre continued their operations against Al Shabaab in Hiiraan with a sweep in the Buq-aqable, 90 KM south of Beledweyne, on Wednesday evening.
Parents complain about pride flags in Willmar elementary school; school says there are no pride flags
-
WC Tribune
9/15/2022 5:10 PM EST
WILLMAR — A group of parents attended the Willmar School Board meeting to talk about their concern about LGBTQ pride flags displayed in school buildings.
Puntland President dissolves local councils, appoints mayors to Galkayo, Garowe and Bosaso
-
HOL
9/15/2022 5:04 PM EST
Garowe (HOL) - Puntland President Said Abdullahi Deni appointed new interim mayors to the cities of Garowe, Galkayo and Bosaso on Thursday after dissolving the local governments through a presidential decree.
Somali regional state President reshuffles cabinet
-
HOL
9/15/2022 5:55 AM EST
Jigjig (HOL) - Ethiopia's Somali regional state President, Mustafa Cagjar, reshuffled his cabinet on Thursday.
Somali President arrives in the US to attend UN General Assembly
-
HOL
9/15/2022 2:41 AM EST
Mogadishu (HOL) - A delegation led by Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the United States on Thursday to participate in the 77th session of the United Nations General Assembly.
Kenya snaps ties with Western Sahara's Polisario after talks with Morocco
-
TRT World
9/15/2022 2:37 AM EST
Kenya's new President William Ruto has said the East African country was breaking diplomatic ties with the Polisario-controlled region of disputed Western Sahara after talks with Morocco.
Kenya fuel prices hit record high as subsidy removed
-
BBC
9/15/2022 2:31 AM EST
The cost of fuel in Kenya has risen to a new record high after the government partially removed subsidies that cushioned consumers from the global hike in oil prices.
Al Shabaab drones, and the African conundrum
-
Military Africa
9/15/2022 1:58 AM EST
The proliferation of drone technology across Africa has significantly expanded humanitarian, and military operations, although, still an emerging technology in the continent, however, in the hands of non-state armed groups, they pose a significant threat. The combat drone was once the preserve of military superpowers but it’s now in use by insurgents and smaller nations and is already changing the nature of the battle.
President Mohamud to meet US Secretary of Defense at the Pentagon
-
HOL
9/15/2022 1:38 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud will travel to America on Thursday, where he will meet the US Secretary of Defense Lloyd Austin at the Pentagon in Arlington County, Virginia, to discuss American engagement in Somalia.
Disabled youth in Mogadishu find new opportunities through skills training
-
Radio Ergo
9/15/2022 12:45 AM EST
(ERGO) – Having lost both his legs in two separate accidents, Abdirahman Mohamed Idris, 25, finally feels he can live independently after receiving computer skills training and getting a job as a data analyst in the Somali capital Mogadishu.
Edmonton woman struggles to bring six orphaned family members to Canada
-
CBC
9/15/2022 12:42 AM EST
Faduma Hassan dreams of bringing her six orphaned family members to Edmonton but a maze of government bureaucracy means she'll once again be leaving the Somali teenagers to fend for themselves in Uganda when she flies back to Canada — alone — later this week.
Africa losing up to 15pc of GDP growth to climate change – AfDB
-
Reuters
9/15/2022 12:39 AM EST
Africa is losing five per cent to 15 per cent of its per capita economic growth due to the effects of climate change and is facing a gaping climate finance shortfall, according to the African Development Bank (AfDB).
In Somalia, al-Shabab’s courts win more converts
-
Al Jazeera
9/15/2022 12:38 AM EST
More Somalis are losing faith in the country’s slow judicial process and taking their complaints to the armed group.
Somali envoy calls for more UN aid for country on brink of famine
-
AFP
9/15/2022 12:29 AM EST
NEW YORK - Somalia's special envoy to the United Nations sought Wednesday to draw attention to the gravity of the crisis in his destitute country in order to mobilise more aid.