Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Sept 12, 2022
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Alshabaab laga xorreeyay deegaanno kuyaalla koonfurta Hiiraan
Isniin, September, 12, 2022 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa xalay kooxda Alshabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo dhaca Koofurta gobolka Hiiraan, sida lagu sheegay warsaxaafadeed dowladda kasoo baxay.
Deegaanada laga saaray Alshabaab waxaa ka mid ah Xarar-lugoole iyo Fidow oo dhaca Koofurta gobolka Hiiraan, waxayna dowladdu sheegtay inuu jiro khasaare xooggan oo ciidanka xoogga iyo dadka deegaanka ay gaarsiiyeen Alshabaab.
Dowladdu waxay sheegtay in deegaanada laga saaray Alshabaab ay ku dhibaateyn jireen dadka shacabka ah ee la daala dhacaya abaarta baahsan ee ka jirta dalka.
Waxay sheegtay guushaan in ay timid markii bulshada deegaanka ay kaceen isla markaana ay ku dhiiradeen in ay ka hortagaan Alshabaab.
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo galabta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho
9/12/2022 10:53 AM EST
Isniin, September, 12, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeyay madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, kaasoo uu shir guddoominaayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Puntland: Labo qof oo shacab ah oo isku daldalay markii xoolihii abaartu ka dhameysay
9/12/2022 5:57 AM EST
Isniin, September, 12, 2022 (HOL) - Ugu yaraan labo qof oo shacab ah oo rag iyo dumar ah ayaa lagusoo warramayaa inay isku daldaeen deegaanno katirsan gobolka Bari ee Puntland, kadib markii ay saameyn adag ku yeelatay abaaraha.
Sri Lanka oo xirtay Soomaali iyo Iraaniyiin lagu eedeeyay inay ku dhoofi rabeen baasabooro been abuur ah
9/12/2022 5:26 AM EST
Isniin, September, 12, 2022 (HOL) - Muwaadiniin u dhashay waddamada Iran iyo Soomaaliya oo isku dayay in ay dalka Sri Lanka kaga dhoofaan baasabooro been abuur ah ayaa lagu xiray dalkaas.
TPLF oo oggolaatey in Midowga Afrika uu gadhwadeen ka noqdo wada hadallada u dhaxaynaya iyaga iyo dowladda Itoobiya
9/12/2022 3:46 AM EST
Isniin, September, 12, 2022 (HOL) - Jabhadda TPLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya, ayaa oggolaatey in Midowga Afrika ay gadh wadeen ka noqdaan wada hadalada u dhaxayn doona iyaga iyo dowladda Itoobiya.
Qarax xoogaan oo goordhaw ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose
9/12/2022 2:29 AM EST
Isniin, September, 12, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay in badan Xaafadaha degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 100 katirsan Alshabaab lagu dilay dib u xorraynta 20 deegaan
9/12/2022 2:24 AM EST
Isniin, September, 12, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada qalabka sida iyo dadka deegaanka, oo is kaashanaya ay Alshabaab ka xoreeyeen in ka badan 20 deegaan oo kuyaalla, Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur-Galbeed.
Somali News
President Hassan Sheikh arrives in Nairobi for Ruto's inauguration
-
HOL
9/12/2022 6:05 PM EST
Nairobi (HOL) - President Hassan Sheikh Mohamud has arrived in Nairobi for Kenyan President-elect William Ruto's inauguration ceremony.
Judge rules in favour of Somali refugee claimants after study finds shortcomings in facial-recognition technology
-
Georgia Straight
9/12/2022 5:54 PM EST
A Federal Court of Canada Judge has upheld a judicial-review application by two female Somali refugee claimants who questioned the Canadian government's use of facial-recognition software.
Aid agencies appeal to donors to avert famine in Somalia
-
Xinhua
9/12/2022 5:30 PM EST
MOGADISHU (Xinhua) -- More than 60 aid agencies on Monday called on donors to help avert famine in Somalia where 7.8 million people are affected by the severe drought which is ravaging parts of the country.
Contested area of northern Somalia witnesses rare suicide bombing
-
Long War Journal
9/12/2022 5:25 PM EST
At least five people were killed yesterday in a suicide bombing at a crowded cafe in the village of Milxo in the Sanaag Region, a contested area laid claim to by both Somalia and Somaliland. No group has yet to take responsibility, though Shabaab, al Qaeda’s East African branch, is widely suspected.
Somali military says offensive retakes 20 villages from militants
-
VOA
9/12/2022 5:18 PM EST
MOGADISHU, SOMALIA — Somalia's military says an offensive in the central Hiran region has captured 20 villages that were occupied by the Islamist militant group al-Shabab.
President Mohamud tells Somalis to avoid Al Shabaab strongholds
-
HOL
9/12/2022 5:15 PM EST
Mogadishu (HOL) - President Hassan Sheikh Mohamud publicly warned Somali citizens living in Al Shabaab-held areas on Monday to avoid the militants and assist government security forces as they fight to liberate the territory.
NCC meeting concludes in Mogadishu
-
HOL
9/12/2022 11:19 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud concluded the two-day National Consultative Council meeting in Mogadishu on Monday, which was attended by the country's five regional state leaders and Prime Minister Hamza Abdi Barre.
Somali President meets with EU Vice President of the Commission
-
HOL
9/12/2022 2:10 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud received the EU High Representative for Foreign Affairs and Security Policy and Vice President of the Commission Josep Borrell at his office in Mogadishu on Sunday.
Two people wounded in hand grenade attack in Beledweyne
-
HOL
9/12/2022 2:08 AM EST
Mogadishu (HOL) - A government soldier and a young girl were wounded after suspected al Shabab militants threw hand grenades at a security checkpoint in the Bundaweyn neighbourhood in Beledweyne on Sunday evening.
Ethiopia's Tigray rebels say ready for AU-led peace talks
-
AFP
9/12/2022 2:07 AM EST
Ethiopia's Tigray rebels said Sunday they were ready for a ceasefire and would accept a peace process led by the African Union, removing an obstacle to negotiations with the government to end almost two years of brutal warfare.
Row as Kenya local TVs barred from Ruto inauguration
-
BBC
9/12/2022 2:04 AM EST
The team of Kenya's President-elect has barred local media from covering the presidential inauguration, offering exclusive broadcast rights to Multichoice Kenya Ltd, an affiliate of South African pay-TV group.
Turkey Says Greek Coast Guard Fires on Cargo Ship in Aegean
-
AP
9/12/2022 2:02 AM EST
ISTANBUL — Greek coast guard ships opened fire on a cargo vessel sailing in international waters in the Aegean Sea, the Turkish coast guard said, escalating tensions between the regional rivals that have mounted in recent weeks.
Ruto promises to deal with cartels, revive economy
-
The Star
9/12/2022 1:59 AM EST
President-elect William Ruto has assured Kenyans that his promises must be fulfilled and there is nothing to worry about in his tenure.
Egypt’s FM meets with UN representatives, discusses COP27’s vision
-
Daily News Egypt
9/12/2022 1:55 AM EST
Minister of Foreign Affairs Sameh Shoukry — President-Designate of the upcoming UN Conference of Parties on Climate Change (COP27) — met with Inger Andersen — Executive director of the UN Environment Programme (UNEP) — on Sunday to exchange visions and views on various topics of interest to both sides related to international climate action.
Iranian & Somali national arrested at BIA over fake passports
-
Newsfirst.lk
9/12/2022 1:51 AM EST
COLOMBO (News 1st); An Iranian and a Somali national who attempted to leave the country using fake passports have been arrested by immigration officials.
Millions of people are going hungry amid a devastating drought related to climate change
-
Irish Times
9/12/2022 1:45 AM EST
Last week, the UN’s emergency relief coordinator made an impassioned plea for people to wake up to the devastating drought plaguing Somalia which has left millions without enough food or water.