Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Oct 4 , 2022
Ciidamada dowladda iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka oo dib ula wareegay deegaanka Yasooman
Talaado, October, 4, 2022 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta deegaankaasi ay dib ula wareegeen ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda.
Ciidamadii Al-shabaab ee ku sugnaa deegaanka Yasooman saacadahii lasoo dhaafay ayaa markale isaga baxay deegaanka iyagoo aanan wax dagaal ah kala hortagin ciidamada iskaashanaya oo deegaankaasi maalin ka hor isaga baxay Al-shabaabna ay dib u soo galeen deegaankaas.
Deegaanka Yasooman ayaa la sheegay inuu yahay deegaan muhiim u ah isku socodka deegaanada dhaca bariga gobolka Hiiraan oo leh afar wado oo u kala gooshta dhamaan deegaanada bari ee gobolka Hiiraan.
Warar kale oo kusoo dhacaya warqabadka HOL ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Macwiisleeyda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay haatan kaabiga ku hayaan degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan oo Al-shabaab sidoo kale maalin ka hor ay gudaha u galeen degmadaasi, kadib markii ciidamada iskaashanaya uga baxeen degmadaasi khilaaf soo kala dhex galay hogaanka ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka, hayeeshee waxaa la sheegay in khilaafkaasi haatan xal laga gaaray.
Ciidamada Liyuu Booliska dowlad degaanka Soomaalida oo fadhiisino kala wareegay kooxda Al Shabaab
10/4/2022 12:00 PM EST
Talaado, October, 4, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in Ciidamada Liyuu Booliska ee degaanka Soomaalidu gaar ahaan kuwa ka howlgala xuduudda degaanku la leeyahay Soomaaliya ay fadhiisino kala wareegeen kooxda Al Shabaab, fadhiisimahaas oo ku yaallay degaanka Yeed ee dhinaca Soomaaliya.
Alshabaab oo bilaabay inay abaabulaan oo hubeeyaan qabaailka Shabeellada dhexe
10/4/2022 6:42 AM EST
Talaado, October, 4, 2022 (HOL) - Ururka Alshabaab ayaa deegaanka Masaajid Cali Guduud ee gobolka Shabeellada dhexe ka bilaabay inay abaabulaan oo hubeeyaan qabaailka, si ay dagaal ugala hortagaan ciidanka dowladda ee ku wajahan dhulka uu Shabaabku haysto.
Dowladda Soomaaliya oo guluf dagaal oo ka dhan ah Alshabaab ka billowday gobolka Shabeeladda dhexe
10/4/2022 2:14 AM EST
Talaado, October, 4, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa gobolka Shabeeladda dhexe ka billowday guluf dagaal oo ka dhan ah Alshabaab. Xildhibaanno barlamaanka katirsan iyo sarakiil ciiddan oo wato ciidamo aad u fara badan ayaa xalay ka guureeyay magaalada Muqdisho, iyagoo gaaray degmada Cadale.
Dowladda Mareykanka oo war kasoo saartay qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee Shalay ka dhacay Baledweyne
10/4/2022 2:02 AM EST
Talaado, October, 4, 2022 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weeraradii qaraxyada ahaa ee Shalay ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee geystay khasaaraha isugu jiray dhimashada, dhaawaca iyo burbur hantiyadeed oo baaxad weyn.
Maraykanka oo ka hadlay duqayn lagu dilay sarkaal sare oo katirsan Alshabaab
10/4/2022 1:49 AM EST
Talaado, October, 4, 2022 (HOL) - Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika ayaa ka hadlay duqeyn cirka ah oo lagu qaaday Al-Shabaab, taasoo ka dhacday meel u dhow degmada Jilib, oo qiyaastii 370 KM dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan Muqdisho.
Somali News
EJN concludes three-day workshop in Maldives for journalists from Indian Ocean countries
-
HOL
10/4/2022 9:19 AM EST
Mogadishu (HOL) - Fifteen journalists from eleven Indian Ocean countries, including Somalia, attended Earth Journalism Network's Indian Ocean Marine Science workshop in the Maldives.
Somali journalist Ahmed Mohamed Shukur killed while covering security operation
-
CPJ
10/4/2022 6:12 AM EST
Nairobi, October 3, 2022 — In response to reports that Somali National TV journalist Ahmed Mohamed Shukur was killed in a bomb attack on Friday, September 30, the Committee to Protect Journalists issued the following statement:
Somali leaders condemned triple blast in Beledweyne, urge SNA to push on with offensive
-
HOL
10/4/2022 1:06 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Hamza Abdi Barre have extended their condolences to the families and relatives of the people killed in a triple suicide car bombing in Beledweyne on Monday.
Somalia U17 defeats Ethiopia in AFCON qualifier
-
HOL
10/4/2022 1:00 AM EST
Addis Ababa (HOL) - Somalia Under-17 Football National Team beat rivals Ethiopia 1-0 on Monday in the Council for East and Central Africa Football Associations (CECAFA) Zonal Qualifiers for the 2023 U17 Africa Cup of Nations tournament.
Ugandan officials screening for Ebola at border
-
BBC
10/4/2022 12:52 AM EST
Health officials at a major Uganda-Kenya border crossing say they have intensified screening of cargo truckers and other travellers to prevent the export of Ebola cases.
Kenya allows cultivation and imports of GM crops
-
BBC
10/4/2022 12:49 AM EST
Kenya has authorised the cultivation and importation of genetically modified crops and animal feeds, ending a decade-long ban that had been imposed due to health fears.
MMA fighter Muhidin Abubakar is changing the narrative around Somalia
-
The National
10/4/2022 12:46 AM EST
Muhidin Abubakar, a Somali-British professional fighter, values every second in the ring. Among the few faces representing Somalia in mixed martial arts, he is one of the rising stars.
U.S. military kills wanted Shabaab leader in airstrike in Somalia
-
Long War Journal
10/4/2022 12:08 AM EST
The U.S. military killed a senior Shabaab leader in an airstrike in a terrorist haven in southern Somalia on Oct. 1. Abdullahi Yare, the Shabaab commander who was killed, had a $3 million reward out for his capture, and is the first senior Shabaab leader killed in more than two years.
At Least 20 Killed in Triple Car Bombings in Central Somalia
-
VOA
10/4/2022 12:05 AM EST
MOGADISHU, SOMALIA — At least 20 people were killed in a triple car bombing attack Monday in central Somalia, among them two local government officials. Witnesses said two vehicles loaded with explosives detonated in the morning, and a third in the afternoon.