Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Nov 26, 2022
Heshiis nabadeed oo laga soo saaray colaaddii ka jirtay deegaannada hoos yimaada Cadale
Sabti, November, 26, 2022 (HOL) - Heshiis nabadeed ayaa laga soo saaray collaadii ka jirtay deegaanno hoos yimaada degmada Cadale ee gobolka Shabeellada dhexe, halkaas oo labo beelood oo walaalo ah ay ku dirireen.
Waxaa lagu heshiiyay in nabada laga shaqeeyo, lagana horyimaado wax kaste oo collaada abuuri kara. Sidoo kale waxaa lasoo dhoweeyay dadaalada dowladdu ugu jirto dib u xoraynta gobolka Shabeellada dhexe.
Waxaa la isku raacay in tallaabo laga qaado cid kasta isku dayda inay isbaaro dhigato, sidoo kale in qofkii qof dila sharciga islaamka la marsiiyo.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goob joog ka ahaa heshiiska laga gaaray collaada Cadale, wuxuuna ku baraarujiyay labada beelood in collaadooda aysan fursad u siinin Alshabaab inay kusoo laabtaan deegaannada laga xoreeyay.
Wasiirka arrimaha dibbada Soomaaliya oo Dubai kula kumay dhiggiisa Imaaraatka Carabta
11/26/2022 8:46 AM EST
Sabti, November, 26, 2022 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibbada Soomaaliya, Abshir Cumar Haruuse ayaa magaalada Dubai kula kulmay dhiggiisa wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Imaaraatka, Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan.
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ka badan 100 Shabaab ah in lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellada dhexe
11/26/2022 5:33 AM EST
Sabti, November, 26, 2022 (HOL) - Duqeyn dhinaca Cirka ah oo ka dhacday degaanka Ceel-dheere ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa lagu dilay in ka badan 100 katirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, sida ay shaacisay dowladda Soomaaliya.
Abaaraha ka jira Soomaaliya oo keenay in kumanaan Soomaali ah ay qaxooti cusub ku noqdaan xerada Dhadhaab
11/26/2022 4:33 AM EST
Sabti, November, 26, 2022 (HOL) -Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya waxaa weli ku sii qulqulaya qaxooti cusub oo ka yimid Soomaaliya, taas oo ay ugu wacan tahay abaarha iyo colaadaha ka jira Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin cusub oo kasoo baxday hay'adda UNHCR.
Guddiga hortagga jirdilka ee QM oo ku eedeeyay hay’adaha amniga Soomaaliya tacaddiyo ka dhan ah xuquuqda Aadanaha
11/26/2022 4:02 AM EST
Sabti, November, 26, 2022 (HOL) - Guddiga Qaramada Midoobay ee ka hortagga jirdilka ayaa soo saaray natiijada baaris ku saabsanayd tacaddiyada ka dhanka ah jinsiga ee ka dhaca dalal ay Soomaaliya ku jirto.
Ciidamada Booliiska Somaliland ee Laascaanood oo gacanta ku dhigay koox argagixiso ah
11/26/2022 3:36 AM EST
Sabti, November, 26, 2022 (HOL) -Ciidamada Booliiska Somaliland ee magaalada Laascaanood, ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso ah oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen dilalkii sannadihii u danbeeyay ka dhacayay magaalada.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageeray baaq nabadeed oo kasoo baxay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Cadale
11/26/2022 1:04 AM EST
Sabti, November, 26, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Cadale ayaa taageeray baaq nabadeed oo ay soo saareen culumada, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada kaasi oo adkeynaya heshiisiinta bulashada, ciribtirka jidgooyooyinka sharci darrada ah iyo dardargelinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Somali News
The two dead teenagers haunting Ahmed Rashid from their graves
-
Daily Nation
11/26/2022 4:33 AM EST
It was supposed to be a brief encounter between two suspected criminals and the then powerful crime buster, Ahmed Rashid.
Sean Fraser: 'Unacceptable' that immigrant surgeons are working as taxi drivers
-
Financial Post
11/26/2022 3:19 AM EST
Immigration Minister Sean Fraser said changes to Canada’s immigration program next year will rebalance the world’s “most powerful economic migration system” in a way that will help hospitals, builders and other employers address chronic labour shortages, as opposed to focusing mainly on “highly skilled workers.”
Sudan court quashes decision to stone woman to death
-
BBC
11/26/2022 3:09 AM EST
An appeal court in southern White Nile state in Sudan has invalidated a court decision that a young woman convicted of adultery be stoned to death, her lawyer said.
Ugandan students leave schools amid Ebola fears
-
BBC
11/26/2022 3:05 AM EST
Learners in Uganda are heading back home after the government closed schools two weeks earlier than originally scheduled in order to slow down an outbreak of Ebola in the country.
Ethiopia, Somalia agree to enhance multilateral partnership
-
HOL
11/26/2022 2:08 AM EST
Mogadishu (HOL) - Deputy Prime Minister and Foreign Minister of the Federal Democratic Republic of Ethiopia Demeke Mekonnen met his Somali counterpart Saleh Ahmed Jama on the sidelines of the ongoing AU Extra-Ordinary Summit in Naimey, Niger, on Thursday.
Elon Musk offers general amnesty to suspended Twitter accounts
-
The Guardian
11/26/2022 1:50 AM EST
Elon Musk has announced a general amnesty for suspended Twitter accounts in a move that brought a warning that “superspreaders of hate” will return to the social media platform.
Journalist: McCarthy's threats against Omar ‘illustrate the institutional racism in the US system’
-
PressTV
11/26/2022 1:47 AM EST
Presumptive US House Speaker Kevin McCarthy's threats against African American Congresswoman Ilhan Omar “illustrate the institutional racism inherent in the US political system,” according to African American writer and journalist Abayomi Azikiwe.
The US military operation in Somalia, explained
-
Middle East Eye
11/26/2022 1:41 AM EST
Biden promised to end the 'forever wars' in the Middle East. So why did the US redeploy troops to Somalia earlier this year?
Hiran families return to burnt village to try to restart their lives
-
Radio Ergo
11/26/2022 1:34 AM EST
(ERGO) – Maryan Osman Nur and her family of nine returned to Bukuri area in Somalia’s Hiran region in October – two months after their home and water sources were set ablaze by Al-Shabab militia, forcing them to move away.