Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, July 4 , 2022
Axmed madoobe oo saraakiisha ciidamada xoogga iyo kuwa Jubbaland kala shiray howlgalada ka dhanka ah Alshabaab
Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose kula kulmay saraakiisha ugu sareysa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa sarakiisha ka dhagaystay warbixinta xaalada amniga degmada iyo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Kulanka ayaa waxaa madaxweynaha ku weheliyey wasiirka amniga, guddoomiyaha maxkamada sare, xeer ilaaliyaha guud, guddoomiyaha Dhoobley, Taliyaha guutada 11-aad qaybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka iyo saraakiisha ciidanka Jubbaland ee Dhoobley.
Alshabaab ayaa badi gacanta ku haysa deegaannada Jubbaland, waxaana madaxweyne Axmed madoobe oo xukunka jooga muddo aan ka yarayn 10 sano uusan weli ku guulaysan inuu xoreeyo dhulka maamulkiisa.
Dab ka kacay kaymalayda Gaacidh ee gobolka Sanaag
7/4/2022 8:17 PM EST
Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Dab ka kacay kaymalayda deegaanka Gaacidh ee gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa si deg deg ah u fiday, isagoo burburinaya dhirta iyo daaqa deegaankaas.
Kenya oo madaxweynaha Soomaaliya ka sugaysa inuu berri tago Nayrobi si uu u saxiixo heshiiska ganacsiga Qaadka
7/4/2022 4:40 PM EST
Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa filaysa inuu madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud maalinta berri ah tago magaalada Nayrobi, si ay labada dal u kala saxiixdaan heshiis dhanka hawada ah oo isku furi doona ganacsiga qaadka ee labada dal.
Hay’adda Qatar Charity oo deeq raashiin ah gaarsiisay degmada Baardheere ee gobolka Gedo
7/4/2022 11:17 AM EST
Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, iyo wafti uu hoggaaminayay oo ay kamid ahaayeen safiirka Qatar ee Soomaaliya, madaxa hay’adda Qatar Charity iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta safar ku tegay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, si ay u kormeeraan xaaladdaha dadka ay saameysay abaaraha.
Dab shalay ka kacay buuraleyda gobolka Sanaag oo wali socda
7/4/2022 10:13 AM EST
Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Dab xooggan oo shalay ka kacay deegaanka Gaacidh oo ka mid ah buuraleyda gobolka Sanaag ayaa ilaa maanta socda, waxaana gebi ahaan gubanaya keymaha iyo dhirtii ku taallay deegaanka.
Ra’iisul Wasaare Xamza Barre iyo safiirka Midowga Yurub oo kulan ku yeeshay Muqdisho
7/4/2022 9:45 AM EST
Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann.
Madaxweyne Deni oo dib usoo magacaabay xubnihii maxkamadda sare ee codka kalsoonida loo diiday
7/4/2022 5:29 AM EST
Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goor dhowayd dib usoo magacaabay xubnaha Maxkamadda sare ee Puntland saacado kadib markii uu barlamaanku udiiday codkii kalsoonida.
Barlamaanka Puntland oo kalsoonidii udiiday xubnaha maxkamadda sare ee madaxweyne Deni uu magacaabay
7/4/2022 5:19 AM EST
Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Barlamaanka Puntland ayaa maanta oo isniin ah wuxuu kalsoonidii udiiday xubnaha maxkamadda sare ee Puntland, kuwaas oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Siciid Deni.
Faahfaahin ku saabsan safarka madaxweynaha Soomaaliya ee dalka Turkiga
7/4/2022 1:21 AM EST
Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaaray dalka Turkiga, waxaana soo dhaweeyey wasiirka waxbarashada dalka Turkiga Mahmt Özer iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga, Jaamac Cabdullahi Caydiid.
Somali News
Mogadishu police arbitrary detain and threaten journalists covering insecurity in the capital
-
SJS
7/4/2022 3:06 PM EST
MOGADISHU, Somalia 4 July, 2022 – Somali Media Association (SOMA) and the Somali Journalists Syndicate (SJS) strongly condemn the arbitrary detention, threats and solicitation of bribes by the Mogadishu police against four journalists working for Risaala Media Corporation
IOM requests funding for humanitarian needs of 3 mln people in Horn of Africa
-
xinhua
7/4/2022 12:33 PM EST
The International Organization for Migration (IOM) disclosed on Monday it needs 93.4 million U.S. dollars funding to meet the humanitarian needs of three million people in four Horn of Africa countries.
Puntland parliament passes no-confidence vote against recently appointed Supreme Court judges
-
HOL
7/4/2022 8:13 AM EST
Garowe (HOL) - Puntland regional state parliament passed a vote of no-confidence in the appointment of new Puntland Supreme Court judges following a tense session in Garowe on Monday.
Gunman kills three in Field's shopping mall
-
BBC
7/4/2022 7:56 AM EST
A gunman has killed three people and injured another four at a shopping mall in Denmark's capital Copenhagen.
Somalia’s drought leaves nearly a million desperate with hunger
-
AA
7/4/2022 6:45 AM EST
Overlooked due to the war in Ukraine, the humanitarian crisis in Yemen, and the conflict in neighboring Ethiopia, Somalia is dealing with one of its worst droughts in four decades.
Somalia farmers set to access CASE IH products
-
Farmers Review Africa
7/4/2022 4:40 AM EST
Farmers in Somalia are set to access reliable new machinery, as well as service and parts support from CASE IH. This follows a trailblazing import and distribution agreement inked between CNH Industrial with Gaalooge Farming & Livestock Cooperative.
Columbus celebrates Somali Independence Day with City Council, festival events
-
The Columbus Dispatch
7/4/2022 2:16 AM EST
Dozens of Somali Americans, waving blue and white Somali flags, gathered on the steps of Columbus City Hall Thursday evening to celebrate their Independence Day and “Soomaalinimo,” or "the essence of being Somali."
Families affected by drought In the Horn Of Africa are marrying off daughters to survive – UNICEF
-
Hum Angle
7/4/2022 1:20 AM EST
Families in Kenya, Somalia, and Ethiopia are facing desperate choices to survive as drought, driven by climate change, is pushing parents and guardians to marry off girls to secure dowries to help support the rest of the family, according to a recent UNICEF report.
Hikers to climb Mt. Kilimanjaro to develop rural schools in honour of Hodan Nalayeh
-
HOL
7/4/2022 1:10 AM EST
Minneapolis (HOL) - A group of young professionals are planning to ascend to the summit of Mt. Kilimanjaro, Africa's tallest peak, this week in honour of murdered Somali-Canadian journalist Hodan Nalayeh.