Axad, December, 11, 2022 (HOL) - Mid kamid ah dhalinyarada ku shaqaysta gaadiidka mootada, ayaa geeriyooday kadib markii uu baabuur ku jiidhay suuqa magaalada Hargaysa, ee caasimada Somaliland.
newsinsideWiilka dhalinyarta ah ee magiciisa lagu sheegay Khaalid, ayaa geeriyooday kadib markii uu baabuur ku dhuftay xili uu mootadiisa kaga shaqaysanayay mid kamid ah suuqyada magaalada Hargaysa.
Khaalid ayaa mootadiisa alaabooyinka fudud ugu kala qaadi jiray magaalada Hargaysa, wuxuuna kamid ah daraasiin dhalinyaro noociisa ah, oo mootada ku xamaasha.
Dhalinyarada mootooyinka ku shaqaysta ee alaabooyinka u kala qaada magaalada Hargaysa gudaheeda, ayaa baryahan danbe aad usoo badanaya, waxaana badana adeegsada dukaamada iyo shacabka caadiga ah.