Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Apr 12, 2022
Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble oo ku guulaystay inuu difaacdo kursigiisa xildhibaanimo
Talaado
, April, 12, 2022 (HOL) -
Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali, ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#140 ee barlamaanka aqalka hoose oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee Hirshabeelle.
Xildhibaan Cosoble ayaa kamid noqonaya xildhibaannada mar kale kusoo laabtay barlamaanka Soomaaliya, isagoo dhinaca kale qeyb ka ah dadka aadka ugasoo horjeeda siyaasada madaxweyne Farmaajo dalka ku hoggaaminayay shantii sano.
Cabdiqaadir Cosoble ayaa ka helay doorashada xalay ka dhacday magaalada Jowhar, 76-cod halka Cabdikariim Tifow oo kursiga kula tartamayay uu helay 22-cod. 3 cod ayaa xumaaday.
Maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle oo lagu tiriyo inay saaxiib dhow la yihiin villa Soomaaliya, ayaa waxaa kasoo baxay siyaasiyiinta ugu mayalka adag dhinaca mucaaradka.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Booliska Ingiriiska oo markii ugu horeysay taariikhda dalkaasi talaabo sharci ka qaaday raysalwasaaraha UK Boris Johnson
4/12/2022 8:16 PM EST
Booliiska Ingriiska ee Metropolitan Police ayaa ganaaxay raysalwasaaraha UK Boris Johnson iyo wasiirkiisa maaliyadda Rishi Sunak kadib markii ay jabiyeen shuruucdii xanibaada ay isla dowladdiisa soo rogtay xanuunka COVID-19 awgiis. Xafladaha lagu eedeeyay inay ka qeybgaleen raysalwasaaraha iyo Wasiirkiisa maaliyadda ayaa la qabtay xilligii ay jirtay xayiraada COVID-19 kuwaas oo la sheegay inay ka dhaceen xarumaha looga arrimiyo dowladda UK ee loo yaqaano Number 10 Downing Street iyo Whitehall sannadihii 2020-kii iyo 2021.
Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay in laga sal gaaray sababtii loo xiray terminaalka Movecon
4/12/2022 8:56 AM EST
Talaado, April, 12, 2022 (HOL) - Xukuumada Soomaaliya ayaa fasaxday in dib loo furo terminaalka Movecon ee garoonka Aadan Cadde, halkaas oo ay isticmalaan diblumaasiyiinta shisheeye ee ku sugan dalka.
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda xuska Maalinta Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April
4/12/2022 8:48 AM EST
Talaado, April, 12, 2022 (HOL) - Madaxweynaha mudo xileedkiisa dhamaaday ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya kaga qayb galay Munaasabadda xuska sannad guurada 62-aad ee aas aaska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isagoona hambalyo u diray dhamman Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Alifleyda, Dablayda iyo qoysaska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ka hadlay Munaasabadda Maalinta Aas aaska Ciidanka Xoogga Dalka
4/12/2022 7:12 AM EST
Talaado, April, 12, 2022 (HOL) - Taliyaha ciidanka Xooggga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage oo ka hadlaayay munaasabadda aas aaska Maalinta ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray dhamaan ciidanka Xoogga iyo xaasaskooda.
Guddiga Doorashooyinka Heer Fedaraal oo war rasmi ah kasoo saaray waqtiga la dhaarinaayo Xildhibaanadda labada Aqal
4/12/2022 4:15 AM EST
Talaado, April, 12, 2022 (HOL) - Guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ee FEIT ayaa goordhaw shaaciyay in dhaarinta Xildhibaanadda labada Aqal ee qaatay shahaadada Xildhibaanimo iney qabsoomi doonto 14-ka bishaan oo ku beegan Maalinta Khamiista ee fooda inagu soo hayso.
Nin Soomaali ah oo lagu helay inuu dilay xildhibaan katirsanaa barlamaanka Ingiriiska
4/12/2022 4:09 AM EST
Talaado, April, 12, 2022 (HOL) - Cali Harbi Cali, oo ah Soomaali 26 jir ah, ayaa la sheegay in lagu helay dambiga ah inuu dilay xildhibaan David Amess oo ka tirsanaan jiray baarlamaanka Ingiriiska iyo inuu diyaariyay falal argagixiso.
Doon u rarnayd ganacsade reer Somaliland ah oo gubatay
4/12/2022 1:53 AM EST
Talaado, April, 12, 2022 (HOL) - Doon ganacsi oo u rarnayd ganacsade Rashiid Ibraahin Ciise oo reer Somaliland ah, ayaa dab qabsaday kadibna dagtay xili ay rar kasoo qaaday magaalada Cadan ee dalka Yemen kuna socotay dekedda Berbera.
QM oo ku baaqday in wadahadal lagu dhameeyo khilaafka doorashada Soomaaliya
4/12/2022 1:48 AM EST
Talaado, April, 12, 2022 (HOL) - Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters oo khadka telefoonka kula xidhiidhay Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay sida ay Soomaaliya uga garab taagan yihiin dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo abaaraha dalka ka jira.
Somali News
UN agencies appeal for funds to help avert possible famine in Somalia
-
Xinhua
4/12/2022 7:33 PM EST
MOGADISHU (Xinhua) -- Four United Nations agencies on Tuesday appealed for an urgent injection of funds to enable a scale-up of life-saving assistance in Somalia which is facing famine conditions.
Somalia reopens MOVCON terminal
-
HOL
4/12/2022 7:30 PM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's internal security ministry announced that the Movement Control Section (MOVCON) terminal in Mogadishu's international airport - used by foreign diplomats - would reopen on Tuesday after a three-day closure.
Millions of Somalis are at risk of sliding into famine: UN agencies
-
HOL
4/12/2022 6:52 AM EST
Mogadishu (HOL) Millions of Somalis are at risk of sliding into famine as the impact of a prolonged drought continues to destroy lives and livelihoods, and growing needs outpace available resources for humanitarian assistance, United Nations agencies warned on Tuesday.
UN Secretary-General holds phone call with Somali president
-
HOL
4/12/2022 4:25 AM EST
Mogadishu (HOL) The United Nations Secretary-General António Guterres on Monday phoned Somali president Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo to discuss the drought, election, and the new African Union mission in Somalia.
3.5m Kenyans in need of emergency food aid as drought bites
-
The East African
4/12/2022 3:53 AM EST
At least 3.5 million Kenyans are in desperate need of food assistance following an excruciating drought last seen 40 years ago, according to a report released by the Intergovernmental Authority on Development (IGAD).
Somaliland market fire: UN team dispatched to back needs assessment
-
africanews
4/12/2022 3:48 AM EST
In response to the destruction caused by a blaze in Hargeisa, the United Nations deployed an inter-agency team of technical experts to work with the government and the response committee to assess the damage and support the rebuilding of a marketplace.
Over 29 mln facing food insecurity in Eastern Africa region: bloc
-
Xinhua
4/12/2022 3:45 AM EST
More than 29 million people are facing food insecurity in the Eastern African region, a regional bloc said in a new report launched in the Kenyan capital, Nairobi, Monday.
Somalia's allied forces kill 7 terrorists
-
Xinhua
4/12/2022 3:10 AM EST
Somali National Army (SNA) backed by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) killed seven al-Shabab terrorists in a foiled attack on Monday in the southern part of the country.