
Sabti, September, 11, 2021 (HOL) - Dabley aan haybtooda la aqoonsan ayaa rasaas ku diley Cabdirisaaq Axmed Cilmi "Cabdirisaaq Cardoofe" oo ka mid ahaa xildhibaanada golaha degaanka Degmada Laascaanood ee dhowaanta la doortay.
newsinsideDilkan ayaa ka dhacay afaafka guriga marxuumka sida ay masuuliyiin kala duwan oo maamulka ahi HOL u xaqiijiyeen
Lama oga ilaa hada cida ka danbaysey falkan iyadoo dhowaana falkan oo kale lagu diley gudoomiyihii gudiga doorashooyin gobolka Sool.
Lama oga ilaa hada cida ka danbaysey falkan iyadoo dhowaana falkan oo kale lagu diley gudoomiyihii gudiga doorashooyin gobolka Sool.
Ciidanka booliska ayaa wada baadhitaan wixii ka soo kordhan dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa.
Seynab A. Warsame, Hiiraan Online