Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Oct 20, 2021
Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo ka hadlay xiliga ay bilaabayaan Doorashada Golaha Shacabka
Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Somaliland Khadar Xariir Xuseen ayaa sheegay in labada isbuuc ee soo socda ay bilaabi doonaan qabashada doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada Somaliland.
Guddoomiye Khadar xariir ayaa sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya uu u fududeeyay dhamaan adeegyadii looga baahna iney ku qabtaan doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee Somaliland.
Waxuu intaasi ku daray in labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay waddeen kormeero ay ku sameeyeen goobaha loogu tala galay in lagu qabto doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada Somaliland.
Hadalka gudoomiyaha guddiga doorashada gobolada waqooyi ayaa imaanaya ka dib markii shalay magaalada Muqdisho uu ka qabsoomay kulan u dhaxeeyay madaxda loo xil saaray doorashada Somaliland iyo Rasal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kaaso la iskula meel dhigay in si deg deg ah loo bilaabo howlaha doorashooyinka Xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee Somaliland.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo si kulul u Cambaareeyay Gaari Dameeradii Raashiinka Waday ee Maanta Al-shabaab gubeen
10/20/2021 10:38 AM EST
Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraal Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul waxa uu u cambaareeyay falkii maanta Al-shabaab ay ku gubeen gaari Dameero raashiin waday oo u rarnaa ganacsato ku sugan magaalada Waajid ee gobolka Bakool.
Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay iney gurmad deg deg ah gaarsiineyso dadka abaaraha saameeyeen ee ku nool Jubbaland
10/20/2021 9:39 AM EST
Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirada Maaliyadda, Caafimaadka, iyo wasiiru dowlaha Xafiiskiisa, waxayna kulanka kaga hadleen sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameeyeen abaaraha baahsan ee ka jira deegaano badan oo ka tirsan maamulka Jubbaland.
Axmed Madoobe oo lagu bogaadiyay inuu haweenka kaalin ka siiyay kuraasta ka harsan doorashada aqalka sare
10/20/2021 9:20 AM EST
Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - Ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa ku bogaadisay maamulka Jubbaland inuu haweenka kaalin ka siiyay in ay ka dhex muuqdaan doorashooyinka kuraasta afarta ah ee ka harsanayd metelaaddooda Aqalka Sare.
Ciidanka Cirka ee Itoobiya oo maanta markale duqeeyay magaalada Mekele ee degaanka Tigray
10/20/2021 8:43 AM EST
Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - Ciidamada Cirka ee Itoobiya ayaa galinkii hore ee maanta duqaymo cirka ah la beegsatay qaybo kamida magaalada Mekele ee degaanka Tigray.
Shiinaha oo sheegay inuu Soomaaliya ka caawinaya dib u dhiska ciiddanka xoogga dalka
10/20/2021 6:55 AM EST
Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya FEI Shengchao ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji.
Puntland oo qaxooti kasoo jeeda dalka Ethiopan ku celisay dalkooda
10/20/2021 4:39 AM EST
Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - Puntland oo kaashanaysa hay’adda socdaalka adduunka ee Qaramada Midoobay ee IOM, ayaa 42 qaxooti ah oo kasoo jeeda Ethiopia oo ku noolaa magaalada Bosaso, dib ugu celisay dalkooda Ethiopia.
20 sano kaddib nin Soomaali ah oo xubin ka noqday golaha deegaanka Turino
10/20/2021 3:54 AM EST
Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - 20 sano kaddib, ayaa markii ugu horraysay nin Soomaali ah wuxuu xubin ka noqday golaha deegaanka ee magaalada Turino ee dalka Talyaaniga.
Odayaasha Badhan: Dadka ka guuray Ceerigaabo ee la raray shaqo kuma lihin"
10/20/2021 3:11 AM EST
Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - Qaar kamid ah odayaasha degmada Badhan ee gobolka Sanaag, ayaa sheegay in ay ka xunyihiin dadka xukuumada Somaliland gobolka ka raafayso, waxayna sheegeen in xukuumadu anay ka talo galin.
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Baarka ee gobolka Jubbada Hoose
10/20/2021 1:59 AM EST
Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ku dhexmaray ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab deegaanka Baarka oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Somali News
‘I caused this tragedy, and it is my burden’: Former Minneapolis police officer Mohamed Noor, in his own words.
-
Sahan Journal
10/20/2021 6:12 PM EST
After fatally shooting Justine Ruszczyk in south Minneapolis, Mohamed Noor recounted in court how he’d arrived in America and his path to becoming a cop. Later, he apologized for his culpability in her death. With Mohamed’s resentencing this week, we took another look at his trial testimony. It’s not what many people in Minnesota remember.
Community leader stabbed in welfare check
-
AAP
10/20/2021 6:02 PM EST
A Somali community leader who went to care for an "unwell" man was allegedly stabbed to death after trying to calm the knife-wielding man down, a court has been told.
From Dadaab to Mogadishu, and back again? A Somali refugee’s journey
-
TNH
10/20/2021 5:40 PM EST
‘I’ve been caught three times in explosions and gun battles already, and I worry that one day my luck might run out.’
Somali military kill 4 Al-Shabaab fighters in Bakool
-
HOL
10/20/2021 5:00 PM EST
Mogadishu (HOL) - Four Al-Shabaab militants were killed and wounded several others on Wednesday following a pitched battle with Somalia's 60th division near the town of Wajid in the Bakool region, according to local officials.
Scientists Warn New COVID Mutation Is More Infectious Than Delta Variant
-
Iheart
10/20/2021 4:49 PM EST
Scientists are closely monitoring a new coronavirus mutation that is currently spreading through the United Kingdom. The new variant, named AY.4.2, is a subtype of the Delta variant and could be between 10% and 15% more infectious.
Ethiopia launches new air raids on embattled Tigray region
-
Al Jazeera
10/20/2021 4:25 PM EST
Ethiopia’s military has launched new air raids on Tigray, the second round of bombardments this week against rebel targets in the war-battered region.
Dozens of Ethiopian refugees repatriated from Puntland
-
HOL
10/20/2021 4:19 PM EST
Bossaso (HOL) - The UN's International Organization for Migration (IOM) and Puntland have successfully repatriated 42 Ethiopian refugees living in Bossaso.
Badhan elders distance themselves from Sanaag evictions
-
HOL
10/20/2021 2:21 PM EST
Nairobi (HOL) - Badhan elders in the Sanaag region said they are sorry that the Somaliland government is harassing Somalis in their area.
Somali refugee who conquered the high seas elected Councillor in Italy
-
HOL
10/20/2021 9:00 AM EST
ROME (HOL) - He braved the desert and the high seas at the height of turmoil in Mogadishu in 2008 and for seven months, Abdullahi Ahmed Moalim kept the dream alive against the odds of the dangerous journeys taken by many Somalis but survived by a few.
Suspected Al Shabaab Militants raid home in Wajir, kill one local before fleeing
-
HOL
10/20/2021 1:21 AM EST
Nairobi (HOL)- Suspected Al Shabaab militants on the early hours of Tuesday morning raided the home of a former chief identified only as Bishar. They killed a civilian in the Konton location within Wajir County.
Turkey is part of solution from Somalia to Afghanistan: FM Çavuşoğlu
-
Daily Sabah
10/20/2021 1:10 AM EST
Turkey is part of the solution in conflicts from Somalia to Afghanistan, Foreign Minister Mevlüt Çavuşoğlu said Tuesday.
Somalia COVID Deaths Vastly Undercounted, Study Finds
-
VOA
10/20/2021 1:05 AM EST
COVID-19 deaths in Somalia were at least 32 times higher than the figures reported by the government during the early months of the pandemic, according to a new study.
Somalia to seize ships fishing illegally in its waters
-
Xinhua
10/20/2021 12:32 AM EST
Somali Attorney General Suleiman Mohamed Mohamud on Tuesday warned that the Horn of Africa country will no longer tolerate foreign vessels that come to its sea to illegally fish, cautioning that ships would be seized.
Somalia, UN mull ways of improving food systems
-
Xinhua
10/20/2021 12:29 AM EST
Somalia and the United Nations on Tuesday called for local action to improve the systems that produce and distribute the food in the country.