Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Oct 18, 2021
Ciidanka Nabadsugida Jubbaland oo sheegay iney howlgalo kusoo qabqabteen xubno ka tirsan Al-shabaab
Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Ciidanka Nabadsugida maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka sameeyay howlgalo ay sheegeen iney ku xaqiijinayaan amaanka magaalada Kismaayo.
War qoraal ah oo kasoo taliska NISA ee Jubbaland ayaa lagu sheegay in howgalka ay ka sameeyeen dhamaan xaafadaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, islamarkaana ay kusoo qabqabteen xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab kuwa kalana ay ku raad joogaan.
Waxaa sidoo kale lagu sheegay qoraalka NISA in bulshada la wadaagi doonaan warbixintooda oo dhameystiran iyo shaqooyinkii lidka ku ahaa amniga dadka iyo dalka ee ay ku howlanaayeen.
"Dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ah bulshada reer Kismaayo waxaan ugu baaqeynaa inay indho u noqdaan ciidamada ammaanka ayna ku garab istaagaan howlgallada lagu ciribtirayo haraadiga ku dhex dhuumaaleysanaya magaalada" ayaa lagu yir warka kasoo baxay NISA Jubbaland.
Howlgaladan NISA ay ka bilaawday magaalada Kismaayo ayaa si weyn looga hadal haya gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Raila Odinga oo ballanqaaday inuu dib usoo celindoono ganacsigii Qaadka Miirooga ee Soomaaliya loo iib gayn jiray
10/18/2021 5:13 PM EST
Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Hoggaamiyaha xisbiga Orange Democratic Movement (ODM) Raila Odinga ayaa u ballan qaaday beeraleyda qaadka ee Meru in uu suuqyo uga heli doono wax soo saarkooda dalal kala duwan haddii loo doorto madaxweynaha Kenya sannadka 2022 -ka.
Cabdinaasir Buuni : Cirro waxan leeyahay hurdada ka toos, ma jirto arday xidhaniye
10/18/2021 11:58 AM EST
Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni, oo u jawabaya guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo xukuumada ugu baaqay in ay sii dayso qaar kamid ah ardayda dugsiga sarre ee Faarax Oomaar, oo 16 bishan la xidh xidhay kadib, mudaharaad ay dhigeen, ayaa sheegay in ardaydaasi lasii daayay.
Madaxwayne Mustafe cagjar oo xubno horey uga mid ahaa Ururka ONLF kusoo daray xukuumaddiisa cusub
10/18/2021 9:20 AM EST
Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa maanta soo dhisay wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda maanta la dhisay ee Dowlad Degaanka Soomaalida.
Arday maaliintii saddexaad ku xidhan xabsiyada magaalada Hargaysa
10/18/2021 9:15 AM EST
Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Waxa habeenkii saddexaad xabsiyada Hargaysa u hoyday arday tirradooda lagu qiyaasay in kabadan 30 arday oo wax ka baranayay dugsiga sarre ee Faarax Oomaar ee Hargaysa, oo xabsiga loo taxaabay kadib markii, ay 16 October mudaharaad ay kaga cabanayaan maamulohoodii oo la badalay ay ka sameeyeen afaafka wasaarada waxbarashada.
Mustafe Muxumed Cumar oo mar kale loo doortay Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida
10/18/2021 7:32 AM EST
Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Kalfadhigii 1aad ee ay maanta yeesheen Golaha xildhibaannada degaanku ayaa Madaxwayne Mustafe cagjar mar kale loogu doortay inuu noqdo Madaxwaynaha Dowlad Degaanka Soomaalida ee 5ta sano ee soo socota.
Dhismaha Terminaalka Cusub ee Garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne oo maanta xariga laga jaray
10/18/2021 7:06 AM EST
Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Waxaa maanta si rasmi ah xariga looga jaray dhismaha Terminaalka cusub ee garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne.
Puntland oo joojisay tababar ciidan katirsan dowladda federalka ku qaadan lahaayeen Carmo
10/18/2021 7:01 AM EST
Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Punttland ayaa joojisay tababar ay ciiddamo katirsan dowladda federalka oo laga qoray gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, ku qaadan lahaayeen kulliyada tababarka ciiddamada ee ku taalla magaalada Carmo ee gobolka Bari.
Jaamacadda Carabta oo soo dhoweysay go'aanka maxkamadda ICJ ee muranka badda ku saabsanaa
10/18/2021 1:46 AM EST
Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Baarlamaanka dalalka ku midaysan jaamacadda Carabta ayaa kulan ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan go’aanka ICJ, doorashooyinka iyo amniga.
Kalluumaysatada Kenya: Ma jirto wax naga hor istaagi kara inaan ka kalluumaysano biyaha loo xukumay Soomaaliya
10/18/2021 1:41 AM EST
Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Kalluumeysatada gobolka Xeebta ee Lamu ayaa sheegaya in aysan jirin wax ka hor istaagaya in ay ka kalluumeystaan biyaha lagu muransanaa ee Maxkamadda ICJ u xukuntay Soomaaliya.
Somali News
Beledweyne airports opens new terminal
-
HOL
10/18/2021 4:42 PM EST
Beledweyne (HOL)- Beledweyne's Ugas Khalif International Airport officially opened -its new terminal on Monday.
Twelve million people in Kenya, Somalia and Ethiopia need food assistance : FAO
-
SABC
10/18/2021 4:14 PM EST
At least twelve million people in Kenya, Somalia and Ethiopia are in urgent need of food assistance following a prolonged dry spell and the expected short rain season. That’s according to the United Nations Food and Agriculture Organisation’s (FAO) Early Warning systems experts.
Puntland suspends training of federal government troops in Bari region
-
HOL
10/18/2021 4:08 PM EST
Garowe (HOL) -Puntland has suspended the training of federal government troops in Sool, Sanaag and Cayn regions at the military training college in Carmo, Bari region.
Colin Powell, Who Shaped U.S. National Security, Dies at 84
-
The New york Times
10/18/2021 9:43 AM EST
Colin L. Powell, who in four decades of public life served as the nation’s top soldier, diplomat and national security adviser, and whose speech at the United Nations in 2003 helped pave the way for the United States to go to war in Iraq, died on Monday. He was 84.
Mustafa Agjar elected to new term, forms regional government
-
HOL
10/18/2021 5:11 AM EST
Jijiga (HOL)- Somali state in Ethiopia has today elected a new president and leadership of the state parliament amid an ongoing war in the country’s north.
Fire destroys sections of SIU university in Mogadishu
-
HOL
10/18/2021 4:38 AM EST
MOGADISHU (HOL)- A section of Somali International University was this morning engulfed in fire following a suspected electric fault.
UK Muslim groups brace for rise in hate crime after killing of David Amess
-
The Guardian
10/18/2021 12:44 AM EST
MCB updates safety guidance amid reports of threats against some British Somalis since death of Southend MP
TİKA supports modern poultry farming in Somalia
-
10/18/2021 12:41 AM EST
Turkish Cooperation and Coordination Agency (TİKA) built a modern poultry farm with a total floor space of 198 sq. meters in Mogadishu, the capital of Somalia, as part of the “Project for Developing Layer Poultry Farming in Somalia,” implemented in cooperation with the Ministry of Agriculture and Forestry of the Republic of Turkey, IHH Humanitarian Relief Foundation, and Zamzam University.
Ali Harbi Ali: What we know about suspect in murder of Sir David Amess MP
-
The Independent
10/18/2021 12:22 AM EST
Police gathered more evidence from homes in London on Sunday as they continued to question 25-year-old suspect Ali Harbi Ali over the murder of Sir David Amess MP.