Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Nov 5 , 2021
Khaatumo: Waan ka baxnay heshiiskii aan 2017kii la galnay Somaliland
Jimco, November 5, 2021 (HOL) - Maamulka Khaatuma ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku muujinayaan in ay isaga baxeen heshiiskii uu madaxweynihii hore ee Khaatuma, AUN. Cali Khaliif Galaydh la galay Somaliland.
Khaatuma waxay sheegtay in shir soo bilowday 24kii bishii octobar oo ay isugu yimaadeen laamaha fulinta iyo sharci dejinta maamulkaas ay ku go`aansadeen in laga laabto heshiiskaas.
Waxay Somaliland ku eedeeyeen in ay ku fashilantay fulinta iyo dhameystirka heshiiskii la kala saxiixday labaatankii Octobar 2017.
Hoos ka aqriso qoraal kasoo baxay Khaatuma:-
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Beesha caalamka oo walaac xooggan ka muujisay dib u dhaca doorashada golaha shacabka
11/5/2021 3:05 PM EST
Jimco, November 5, 2021 (HOL) - Beesha caalamka ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay dib u dhacyada joogtada ah ee ku yimid hannaanka doorashada Soomaaliya.
Somaliland oo dhisaysa ciidan la dagaalama mukhaadaraadka
11/5/2021 2:27 PM EST
Jimco, Noveber, 5, 2021 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa ku dhaaqday in ay as aasayso ciidan gaar ah oo loogu talo galay la dagaalanka mukhaadaraadka, sida sharci darada ah loosoo galiyo gudaha Somaliland.
Dowladda Soomaaliya oo si adag uga jawaabtay muuqaallo Alshabaab ku baahinayeen afkaartooda oo internetka lagu faafiyay
11/5/2021 8:57 AM EST
Jimco, November 5, 2021 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumada Soomaaliya ayaa ka jawaabtay barnaamijyo taxane ah oo Alshabaab ku baahiyaan afkaartooda kuna gaalaysiiyeen dowladda Somaaliya.
Banaanbaxyo waawayn oo looga soo horjeedo kooxda TPLF oo ka dhacay magaalooyin kamid ah dalka Itoobiya
11/5/2021 8:38 AM EST
Jimco, November 5, 2021 (HOL) - Maanta oo Jimce ah, Banaanbaxyo waawayn ayaa ka dhacay dhawr magaalo oo kamid ah dalka Itoobiya, banaanbax yadan ayaa ahaa kuwo looga soo horjeedo TPLF, isla markaana lagu taageerayo dowladda.
Muqdisho: Booliis gaar ah oo loo sameeyay la dagaalanka maandooriyaha iyo anshax xumada
11/5/2021 6:01 AM EST
Jimco, November 5, 2021 (HOL) - Taliyaha ciiddanka booliiska Soomalaliya, general, Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in ay sameeyeen booliis gaar ah oo ka shaqeyndoona ilaalinta diinta iyo dhaqanka, si looga hortago dhaqamada foosha xun ee kusoo badanaya magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya oo ku goodisay in ay la xisaabtamayso saraakiisha sare ee AMISOM
11/5/2021 1:30 AM EST
Jimco, November 5, 2021 (HOL) - Wasiirka arrimaha Dibadda, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay la xisaabtami doonto saraakiisha AMISOM gaar ahaan kuwa hoggaanka haya.
Kooxda TPLF oo sheegtay in haddii loo baahdo ay galayaan Addis Ababa
11/5/2021 1:16 AM EST
Jimco, November 5, 2021 (HOL) - Afhayeenka kooxda TPLF, Getachew Reda oo waraysi siiyay idaacadda BBCda ayaa sheegay in dano gaar aysan ka lahayn galitaanka Addis Ababa, isla markaana aysan ku jirin damaca ah inay xukunka la wareegaan, balse ay u dan leeyihiin oo kaliya inay ka hortagaan khatar kasta oo shacabka Tigray kaga imaan karta dhanka dowladda, wuxuuna xusay Afhayeenku in haddii hadafkoodaas ay ku gaarayaan galitaanka Addis Ababa inay galayaan, waa siduu hadalka u dhigay Afhayeenka TPLF.
Dowladda Sweden oo Baasaboorka kala wareegtay nin Soomaali ah oo loo haysto inuu lunsaday malaayiin dollar
11/5/2021 1:14 AM EST
Jimco, November 5, 2021 (HOL) - Madaxii hore ee dugsiga Muslimiinta Sweden, Cabdirisaaq Waaberi ayaa lagu eedeeyay inuu malaayiin karoon Swedish ah uu musuq maasuqay , iyadoo la sheegay in lacagtaas lagu maalgaliyay ururo siyaasiyeed iyo kuwa Islaamiyiin ah oo ka jira gudaha Soomaaliya.
Xildhibaan Sakariye Xaaji: Dowladda maxkamad ayaan horgaynayaa haddii xoog lagusii haysto dayuuradahayga
11/5/2021 1:10 AM EST
Jimco, November 5, 2021 (HOL) - Xildhibaan Sakariye Xaaji Cabdi oo katirsan barlamaankii hore, ayaa sheegay inuu furanyo dacwad ka dhan ah dowladda, isagoo sheegay in si xoog ah loogala wareegay lix dayuuraddood oo Drones ah oo uu Muqdisho kalasoo dagay.
Somali News
ITF: 11 crewmembers abandoned on sinking bulker Off Somalia
-
Maritime Executive
11/5/2021 10:54 AM EST
An aging bulker and its crew have been abandoned off of a far-flung foreign port, according to the International Transport Workers' Federation, and this particular case is worse than most: the location is inside of the Somali piracy high-risk zone, and the vessel is actively taking on water.
Pastoralists on the brink as drought kills thousands of animals in Ethiopia’s Somali Region
-
Radio Ergo
11/5/2021 10:49 AM EST
(ERGO) – A severe drought in Dawa, in Ethiopia’s Somali Region, has affected more than 62,000 families and killed nearly 50,000 livestock. The affected families are living in a dire situation with lack of food and water. Radio Ergo’s local correspondent, Abdirahman Abdullahi Osman, has interviewed Siad Ibrahim Ali, head of Dawa zone’s disaster risk management office.
Refugee’s cries for help ‘ignored by police’ before he died
-
Metro
11/5/2021 10:46 AM EST
The family of a Somali refugee whose death is being investigated as a murder are demanding answers – claiming police ignored his three reports of alleged racist abuse.
Could Ethiopia's capital fall to Tigrayan and allied forces?
-
Reuters
11/5/2021 10:24 AM EST
NAIROBI, Nov 5(Reuters) - Rebellious forces from Ethiopia's Tigray region have pushed to within a day's drive of the capital Addis Ababa and are threatening to march on the city of 5 million people.
SWEDEN: Islamic school principal accused of embezzling funds to Somalia
-
HOL
11/5/2021 10:20 AM EST
Stockholm (HOL) - A former MP and head of a Swedish Muslim school in Gothenburg has been accused by Swedish authorities of embezzling millions of Swedish kroner from the school to his political party in Somalia.
Somalia remains most dangerous for journalists as threats rise globally
-
The East African
11/5/2021 7:32 AM EST
Violence, state impunity and threats to journalists appear to go hand in hand, according to new findings by a press freedom lobby.
Women Bringing Peace and Combatting Climate Change in Somalia
-
IOM
11/5/2021 7:15 AM EST
On the warm shores of Adale, a coastal city 220 kilometres north of Somalia’s capital Mogadishu, Sakina Mahmoud Moalin, known by others as ‘Mama Sakina’, stands watching a group of women in yellow vests, shovels, and rakes in hand, picking up every piece of trash they find on their way.
AMISOM, SNA soldiers trained on response to humanitarian emergencies
-
AMISOM
11/5/2021 3:37 AM EST
Forty-five soldiers of the Africa Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Somali National Army (SNA) have completed training to enhance coordination and mutual interaction between humanitarian and security actors in Somalia.
Ethiopian govt vows to fight on in 'existential war'
-
AFP
11/5/2021 2:58 AM EST
Ethiopia's government said Thursday it was on the verge of victory in its year-long war against Tigrayan rebels and vowed to fight on, in an apparent rebuke of international ceasefire calls.