Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, May 15, 2021
Ciidamada Nabadsugida Baledweyne oo howlgalo ka sameeyay deegaano hoostaga Baledweyne
Sabti, May, 15, 2021 (HOL) - Ciidamo ka tirsan Nabadsugida Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano hoos yimaado degmada Baledweyne.
Howlagalka oo qaatay saacado badan ayay ciidamada Nabadsugida ka sameyeen deegaano dhinaca Galbeed kaga beegan magaalada Baledweyne.
Taliyaha ciidamada NISA ee degmada Baledweyne Ibraahim Maxamed Abuukar oo warbaahinta kula hadlay magaalada Baledweyne ayaa sheegay in ujeedada howgalkooda uu ahaa ka hortaga weeraro qorsheysan oo aay ka war heleen in Alshabaab kusoo qaadi rabaan magaalada Baledweyne.
Howlgalkan ayaa noqonaya kii ugu horeyay oo aay ciidamada Nabadsugida ka fuliyaan meelo ka baxsan magaalada Baledweyne inkastoo aaysan soo bandhigin waxyaabo aay kusoo qabteen howlgalkooda, waxuuna sheegay taliyaha iney sii wadi doonaan howlgalada ka dhanka ah Alshabaab.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Midowga Yurub oo mashaariic ay malayiin yuuro ku baxayso ka hirgalinaya magaalada Berbera
5/15/2021 5:12 PM EST
Sabti, May, 15, 2021 (HOL) - Midowga Yurub ayaa 7.5 milyan oo yuuro ku maal galinaya qurxinta xeebta Batalaale ee Berbera, oo ay kamid yihiin horumarinta baarkinka baabuurta, beer nasasho oo laga samaynayo xeebta iyo mashariic kale.
Taliye kuxigeenkii Booliiska Gobolka Banaadir oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray
5/15/2021 4:14 PM EST
Sabti, May, 15, 2021 (HOL) - Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday alle ha u naxariistee Gaashaanle Sare Axmed Cabdi Weheliye Waaweyne oo ahaa taliye kuxigeenkii ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo 9kii bishan ku dhaawacay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay saldhiga degmada Waabari.
Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb galay xaflada caleemo saarka madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle
5/15/2021 3:06 PM EST
Sabti, May, 15, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka qayb galay xaflada caleemo saarka madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa la siiyay hab maamuus sare, oo la mida ka madaxda qaramada la’aqoonsanyahay.
Giriiga: Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu xukumay 146 sano oo xarig ah
5/15/2021 10:19 AM EST
Sabti, May, 15, 2021 (HOL) - Muwaadin Soomaaliyeed oo magangalyo doon ah ayaa lagu xukumay 146 sano oo xarig ah sababo la xidhiidha dambi ku saabsan tahriibinta dadka, sida lagu sheegay xukun kasoo baxay maxkamad ku taal Giriiga.
Ra'iisal Wasaare Rooble oo ka qeybgalay munaasabadii caleemo saarka madaxweynaha Jabuuti
5/15/2021 10:03 AM EST
Sabti, May, 15, 2021 (HOL) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo dib loogu doortay doorashooyinkii ka dhacay dalkaas.
Israel oo lagu eedeeyay in ay duqeyn ku dishay dad qaxooti ah
5/15/2021 7:06 AM EST
Sabti, May, 15, 2021 (HOL) -Warka ka soo baxay Wasaarradda Caafimaadka Falastiin ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 7 ruux oo qaxooti ah ay ku dhinteen duqeymaha aan loo meeldayin ee Israel ay ku garacayaan marinka Gaza
Madxweynaha Jabuuti oo maanta la Caleema saarayo iyo madax kala duwan oo ka qeybgaleysa
5/15/2021 5:00 AM EST
Sabti, May, 15, 2021 (HOL) - Madaxweynaha wadanka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta lagu wadaa markii shanaad in loo caleema saaro xilka madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti, kadib markii uu ku guuleystay madaxtinimada dalkaas bishii la soo dhaafay.
Ra'iisal Wasaare Rooble oo fariin u dirray dhalinyarada Soomaaliyeed
5/15/2021 1:28 AM EST
Sabti, May, 15, 2021 (HOL) -Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo qoraal soo saaray ayaa farriin ku saabsan maalinta dhalinyarrada Soomaaliyeed 15ka May u dirray u dirray guud ahaan dhalinyarrada.
Somali News
Somali PM Mohamed Roble meets Somaliland President Muse Bihi in rare encounter in Djibouti
-
HOL
5/15/2021 12:48 PM EST
Djibouti (HOL) - Somali Prime Minister Mohamed Roble today met with the president of the breakaway region of Somaliland Muse Bihi in a rare encounter signaling a possible path to ease of differences between the two sides which have had frosty relations in recent years.
Leaders in show of support for Djibouti’s Guelleh as he takes oath of office
-
Nation Africa
5/15/2021 6:27 AM EST
President Uhuru Kenyatta arrived in Djibouti Saturday to witness the inauguration of President Ismael Omar Guelleh, who is set to start his fifth term.
Somalis commemorate Somali Youth Day
-
HOL
5/15/2021 4:32 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia is celebrating Somali Youth Day on Saturday. This annual event commemorates the founding of the Somali Youth League and marks the beginning of Somalia's struggle for independence.
Israeli strike on Gaza kills 10, unrest spreads to West Bank
-
AP
5/15/2021 3:47 AM EST
GAZA CITY, Gaza Strip (AP) — An Israeli air raid in Gaza City killed at least 10 Palestinians, mostly children, early Saturday in the deadliest single strike since the battle with Gaza’s militant Hamas rulers erupted earlier this week. Both sides pressed for an advantage as cease-fire efforts gathered strength.
Women money changers at heart of Djibouti's street economy
-
AFP
5/15/2021 1:32 AM EST
They are a familiar sight on the busy streets of Djibouti: women clutching handbags bulging with dollars, euros, riyals and rupees, the money changers keeping the informal economy ticking over.
Somali PM travels to Djibouti for Omar Guelleh’s inauguration
-
HOL
5/15/2021 1:29 AM EST
Somali Prime Minister Mohamed Roble is in Djibouti City on Saturday to attend the inauguration of Djibouti president Omar Guelleh.
FAO welcomes €8m donations from EU to control desert locust upsurge
-
Devdiscourse
5/15/2021 1:14 AM EST
The European Commission announced the funding - from the European Civil Protection and Humanitarian Aid Operations (ECHO) - as another example of the EU's sustained commitment to control this upsurge since its early days in 2020.
Mom, daughter fundraise to find a safer space for Seattle's only Somali street food truck
-
Seattle Pi
5/15/2021 12:52 AM EST
Growing up, Honey Mohammed watched her mother, Marian Ahmed, start her own business and persevere with it through three cities and more than a half-dozen locations. Now, having gone to school for business, the 23-year-old shares ownership with her mom and has big dreams for how to improve Mama Sambusa Kitchen.