4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, May 1 , 2021
Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo warmurtiyeed wadajira kasoo saray xadhiga musharixiintooda
 

Sabti, May, 1, 2021 (HOL) - Warmurtiyeed ay xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID kasoo sareen kulan ay yeesheen ayaa ay walaac kaga muujiyeen xadhiga musharixiintooda.

Warmurtiyeedka ayaa lagu yidhi “Dood dheer iyo is xogwaydaarsi kadib labada xisbi qaran waxay la wadagaayaaan umada Somaliland, saaxibada caalamka iyo cidkasta oo danaynaysa dimuquraadiyada Somaliland in war war soo food saray doorashadii”

Warmurtiyeedka ay soo saareen labada xisbi mucaarad ayaa u dhignaa sidan:-

 


Cabdilaahi Cabdiraxmaan Maxamed, Hiiraan Online
[email protected]