Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Mar 4 , 2021
Maxkamada sare ee Soomaaliya oo joojisay dhegaysiga dacwadaha Covid-19 awgiis
Khamiis, Maarso, 04, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in la joojiyay dhamaan dacwadaha marka laga reebo dacwadaha Ciqaabta ah inta lagu guda jiro faafitaanka cudurka Covid-19.
Guddoomiyaha maxkamada sare ayaa sheegay in go'aankan lagu taageerayo dadaalada ay wado wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ee lagu xakamaymayo faafitaanka caabuqa halista ah ee Covid-19.
Go’aankan ayaa dhaqan galidoona maalinta sabtida ah oo taariikhda ay ku beegan tahay lixda bishaan Maarso.
Garsoorayaasha ayaa lagu amray in ay dacwadaha ku dhegaystaan qolal gaar ah oo loogu talo galay dacwadaha oo kaliya.
Maxkamadu waxay sidoo kale amartay in la joojiyo booqashada dadweynaha ee xabsiyada, si looga feejignaado in maxaabiista loo gudbiyo Covid19.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Weerar ku bilowday qarax oo caawa lagu weeraray xabsiga Bosaso
3/4/2021 4:40 PM EST
Khamiis, Maarso, 04, 2021 (HOL) - Qarax weyn ayaa goor dhowayd ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, iyadoo kadibna ay xigtay rasaas xoogan oo la is weydaarsanayay.
Somaliland: dad u dhintay xannuunka Covid 19
3/4/2021 1:41 PM EST
Khamiis, Maarso, 04, 2021 (HOL- Afhayeenka guddida ka hortaga caabuqa Covid 19 Xuseen Adan Cige (Dayr), ayaa sheegay in 3 qof ay dagmada Ceel-afwayn ugu dhinteen Covid 19, 30 kalena ay u jiifaan.
Kulan xiligan u soconaya Ra'iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta
3/4/2021 1:14 PM EST
Khamiis, Maarso, 04, 2021 (HOL) - Hotel Decale ee magaalada Muqdisho waxaa goor dhaw ka furmay wajigii saddexaad kulan ay leeyihiin Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta.
Guddiga abaabulka Banaanbaxa Muqdisho oo shaaciyay goobaha Banaanbaxayaasha isugu imaanayaan
3/4/2021 8:59 AM EST
Khamiis, Maarso, 04, 2021 (HOL) - Guddiga qaabilsan abaabulka Banaanbaxa Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa shaaciyay goobaha aay isugu imaan doonaan Banaanbaxayaasha.
Somaliland: golaha wasiirada oo go’aamo cusub soo saaray
3/4/2021 7:42 AM EST
Khamiis, Maarso, 04, 2021 (HOL) - shirka golaha wasiirada Somaliland ayaa laga soo saaray go’aamo dhawr ah oo ay kamidyihiin in guddidi abaaraha dib loo hawlgaliyo, in la qodo biyo xidheeno, in warbaahinta dawladu u sinaato mucaaradka iyo muxaafid kaba iyo qodobo kale.
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo fartay maamulayaasha waxbarashada in ay u hoggaansamaan amarka lagu xirayo goobaha waxbarashada
3/4/2021 6:03 AM EST
Khamiis, Maarso, 04, 2021 (HOL) - Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, ayaa fartay dalladaha Waxbarashada, maamuleyaasha Iskuullada iyo Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha inay u hoggaamsamaan amarka lagu xirayo goobaha Waxbarashada muddo labo todobaad ah.
Ra'iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta oo markii saddexaad kulmaya
3/4/2021 3:00 AM EST
Khamiis, Maarso, 04, 2021 (HOL) -Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa markii saddexaad maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in ay kulmaan.
Dib u dhac laga yaabo in uu ku yimaado kulankii uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo
3/4/2021 12:06 AM EST
Khamiis, Maarso, 04, 2021 (HOL) - Maanta oo Khamiis ah ayaa loo qorsheeyay kulan madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ugu baaqay madaxda dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir in ay ka soo qeybgalaan si loo dhameystiro wada hadallada doorashada.
Somali News
Ex-Minneapolis fire cadet files lawsuit alleging racial bias
-
AP
3/4/2021 2:14 PM EST
MINNEAPOLIS (AP) — A one-time Minneapolis Fire Department cadet says in a lawsuit his hopes of becoming the city’s first Somali-American firefighter were dashed by a racially hostile environment that ultimately resulted in his firing.
Oxygen donations roll in as Somalia suffers severe shortage amidst 2nd wave
-
HOL
3/4/2021 2:10 PM EST
Mogadishu (HOL) - Hormuud Salaam Foundation and The World Health Organization (WHO) have donated oxygen cylinders to Somalia to help with the recent spike in COVID-19 cases in the Horn of Africa country.
U.N. seeks access to Ethiopia's Tigray for war crimes probe
-
Reuters
3/4/2021 1:25 PM EST
GENEVA (Reuters) - The United Nations’ human rights chief asked Ethiopia on Thursday to allow monitors into Tigray to investigate reports of killings and sexual violence that may amount to war crimes in the northern region since late 2020.
Mohamud Hassan cause of death after arrest is not yet known, coroner told
-
The Guardian
3/4/2021 1:20 PM EST
IOPC says inquiry into death of Cardiff man after his release from custody could take nine months
AMISOM, Somali military chiefs plan joint operations against al-Shabab
-
CGTN
3/4/2021 1:17 PM EST
Senior African Union Mission in Somalia (AMISOM) and Somali National Army (SNA) military chiefs visited the Ugandan troops in the southern region as part of efforts to plot joint operations against al-Shabab.
Eastleigh's First Avenue to be renamed Yusuf Haji Road
-
Nation Africa
3/4/2021 7:15 AM EST
First Avenue in Nairobi’s Eastleigh estate will in the next two weeks be renamed Yusuf Haji Road in honour of the late Garissa senator.
Fresh round of electoral talks flop as FMS leaders keep off
-
HOL
3/4/2021 5:50 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The electoral talks slated for today between President Mohamed Farmaajo and Federal Member States did not commence after it emerged that regional leaders did not travel to Mogadishu.
Ethiopia now calls Axum massacre allegations ‘credible’
-
AP
3/4/2021 1:13 AM EST
NAIROBI, Kenya (AP) — Ethiopia on Wednesday said it is investigating “credible allegations of atrocities and human rights abuses” in its embattled Tigray region, including in the city of Axum, where The Associated Press and Amnesty International have separately documented a massacre of several hundred people.
Djibouti: 20 die as smugglers push 80 migrants off boat
-
AA
3/4/2021 12:14 AM EST
3rd such tragedy in 6 months befalls migrants en route to Yemen, according to UN migration agency
Public hearing for Kenya- Somalia maritime dispute to start on March 15
-
The Star
3/4/2021 12:09 AM EST
The International Court of Justice (ICJ) will hold a public hearing for the maritime dispute involving Kenya and Somalia on March 15, 2021.