Talaado, Maarso, 30, 2021 (HOL) - Wasaarada waxbarashada ee Somaliland ayaa sheegtay in laga bilaabo 13 bisha Abril, 2021 dugsiyada waxbarashada la fasixi doono muddo labad bilood ah, xaalada caabuqa Covid-19 awgii.
newsinsideWarsaxaafadeed kasoo baxday wasaarada waxbarashada ayaa lagu sheegay in fasixii xagaaga hore loosoo dhigay, cabsi laga qabo faafitaanka Covid-19 darteed.
Warsaxaafadeedka ay wasaaradu soo saartay ayaa waxay u dhignayd sidan:-

Cabdiraxman Sh. Maxamed, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]