Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Mar 1 , 2021
Somaliland: Dowladda oo lacagta dibbaajiga ah ka bixinaysa musharixiinta haweenka iyo beelaha laheyb sooco
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Madaxweyne ku go’aamiyey in Xukuumadda Somaliland bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murashixiinta Haweenka iyo Dadka la heyb sooco.
Wareegtada kasoo baxday madaxtooyada Somaliland ayaa u dhignayd sidan:-
Cabdilahi Cabdiraxman Sh. Maxamed, Hiiraan Online
[email protected]
War laga soo saaray shirkii Ra'iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta
3/1/2021 2:25 PM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - Kaddib kulan saacado badan qaatay oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa leysku afgartay labo qoddob.
Wariye caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug
3/1/2021 1:27 PM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) -- Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in rag bastoolado ku hubeysan toogasho ku dileen alle ha u naxariisteen Wariye Jamaal Faarax Aadan
Ciidanka millateriga Somaliland oo ka hadlay wararka sheegaya in Ciidamada gobolka sanaag ay ka soo bexeen saldhigoodi
3/1/2021 11:27 AM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL)-Saldhiga ciidanka millateriga Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciidanku uu kasoo baxay fadhiisin kiisii.
Somaliland oo Dowladda Soomaaliya ku eedaysay in ay ka been abuurtay xogta caabuqa Covid-19 ee Somaliland
3/1/2021 10:32 AM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - agaasimaha wasarada horumarinta caafimadka ee Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeyay in ay ka been abuurtay tirada dadka laga helay caabuqa Covid 19 ee gudaha Somaliland.
Jigjiga : Dowladda oo arrimo muhiim ah u ballan qaaday Guuleed yare
3/1/2021 10:22 AM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - Sida aan lawada soconay waxaa maalmihii u dambaysay dadku aad u hadal hayeen wiil Bajaale ah oo degaanka u dhashay, oo bajaajtiisii lacag qof dumar ahi ku ilowday u celiyay qofkii iska lahaa.
Duqa Muqdisho oo soo saaray amar deg deg ah oo ku socda Shacabka iyo Ganacsatada Muqdisho
3/1/2021 9:18 AM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa maanta shir gudoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay Wacyigelinta Cudurka safmarka ah ee COVID-19 kaaso ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho.
Shir magaalada Muqdisho uga furmay Ra'iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta
3/1/2021 8:19 AM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - Magaalada Muqdisho waxaa shir xiligan uga soconayaa Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta, iyadoo kulankan uu noqanayo kii labaad oo ay yeeshaan labada dhinac.
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo soo jeedisay in dib loosoo celiyo xayiraadii sanadkii hore lasoo rogay
3/1/2021 5:24 AM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - Wasiirka caafimaadka dowladda federalka Soomaaliya, Drs, Fowsiyo Abiikar Nuur, ayaa soo jeedisay in dib loosoo celiyo xayiraadii lagusoo rogay Soomaaliya, sanadkii hore.
Guddiga doorashooyinka heer federal oo ku baaqay shir degdeg ah oo lagu xallinayo tabashooyinka doorashada
3/1/2021 4:50 AM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa ugu baaqay golaha Wadatashiga Qaran ee dalka in ay deg deg isugu yimaaddaan, si loo xalliyo tabashooyinka kasoo laabtay heshiiskii 17-kii Sebteembar 2020.
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii gantaalaha ee Xuutiyiintu ku qaadeen Sacuudiga
3/1/2021 2:50 AM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar Gantaalo oo ay xuutiyiinta Yemen ku qaadeen Axaddii ay ku qaadeen magaalooyin ka tirsan Sacuudiga.
Raysal Wasaare Rooble oo maanta markale la kulmaya Xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha
3/1/2021 1:44 AM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in maanta markale uu kulan kula qaato magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya.
Cumar Cabdirashiid'' Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii Carta
3/1/2021 12:06 AM EST
Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) -- Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shirma'arke ayaa ku tilmaamay xaalada Soomaaliya ee xiligan tii ugu xumeyd ee dalka soo marta tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii Carta ee Soomaali lagu heshiisiiyay.
Somali News
Somali PM meets opposition chiefs for second time to ease poll stalemate
-
HOL
3/1/2021 7:57 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somali Prime Minister Mohamed Roble is this afternoon meeting opposition leaders for the second round of talks aimed at unlocking the electoral gridlock that has persisted for several months now.
Somalia considering second lockdown as COVID19 fast spreads
-
HOL
3/1/2021 6:01 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia could be headed for a second lockdown following a spike of COVID19 cases in the country as the second wave hits the Horn of Africa nation.
'You are strong enough': Muslim women offered self defence classes in wake of attacks
-
CTV
3/1/2021 12:33 AM EST
EDMONTON -- There’s a sense of fear in Edmonton’s Muslim community after several attacks on Black, Muslim women in recent weeks.
9 al-Shabaab terrorists dead in SW Somalia
-
AA
3/1/2021 12:22 AM EST
At least nine al-Shabaab terrorists were killed in Somalia Sunday when the al-Qaeda-affiliated terror group mounted an attack Sunday morning on an army base in the country's southwest.