4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Jun 13, 2021
Maxkamada sarre ee Somaliland oo soo saartay jadwalka ansixinta golayaasha deegaanka cusub
 

Axad, Juun, 13, 2021 (HOL) - Maxkamada sarre ee Somaliland oo dhawaan loo gudbiyay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiilada, ayaa soo saartay jadwalka ansixinta golayaasha deegaaka cusub.

"Waxanu halkan idinku soo gudbinaynaa jadwalka ansixinta natiijada doorashada golayaasha deegaanka ee dalka ee 20 degmo-doorasho oo ay soo gudbiyeen maxkamadaha gobolada iyo G/degmo, idinkuna waxad soo saartan jadwalka fadhiga 1aad si loo dhaariyo" ayaa lagu yidhi warsaxafadeed maxkamadu soo saartay.

Warbixinta ay soo saartay maxkamada sarre ayaa u dhignayd sidan:-


Abdilahi Abdi Rahman, Hiiraan Online
[email protected]