Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Jan 30, 2021
Weriye Maxamed Bidhaanshe oo lagu xidhay magaalada Laascaanood
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Weriye Maxamed Axmed Maxamed Bidhaanshe ayaa ciidanka booliska Laascaanood xidheen habeenimadii xalay.
Weriyahan xadhigiisa ayaan weli si sax ah loo shaacin inkasta oo loo malaynayo waraysi uu la yeeshay hogaamiye jabhadeed oo ka soo horjeeda joogitaanka Somaliland ee gobolka Sool.
Qaar ka mid ah suxufiyiinta oo saaka isku deyey in ay booqdaan ninkan oo leh bar warbaahineed oo lagu magcaabo Bidhaanshe ayaa waxay sheegeen in loo diidey.
Qaar ka mid ah odayaasha iyo iyo bahda warbaahinta ayaa wada sidii loo soo deyn lahaa weriyaha.
Seynab Cabdi Warsame
[email protected]
Laascaanood
Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg ah ugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir
1/30/2021 11:17 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay isagoo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la guda galo qabsoomidda doorashada, wuxuu shir iskugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedyadda iyo Gobolka Banaadir.
Beesha caalamka oo madaxweyne Farmaajo ugu baaqday in si deg deg ah lagu xalliyo caqabadaha doorashada
1/30/2021 11:16 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Beesha caalamka ayaa kulan ay maanta la qaateen madaxweyne Farmaajo waxay ugu baaqeen in si degdeg ah loo xalliyo caqabadaha hortaagan arrimaha doorashada.
Jaamacadda Jigjiga oo ay maanta ka qalinjabiyeen 2,127 arday
1/30/2021 8:56 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Waxaa maanta ka qalin jabisay Jaamacadda Jigjiga dufcaddii 12aad oo gaaraysa 2,127 arday, kuwaas oo ka qalin jabiyay heerarka kala duwan ee jaamacadda.
Kulan lagu taageeryo Ugaas Muxumad Maxamed Cali
1/30/2021 8:30 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Kulan ay ka soo qayb-galeen beel ka mid ah beelaha dego Doolow laguna taageerayuey Ugaas Muxumad Maxamed Cali ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaxtooyada Soomaaliya oo warsaxaafadeed kasoo saartay kulankii dhexmaray madaxweyne Farmaajo iyo danjirayaasha caalamka
1/30/2021 8:23 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho.
Koox ka shaqeeysa la socoshada hubka oo shaaciyay in Al-shabaab uu gacanta u galay hubka xuutiyiinta ku dagaalamaan
1/30/2021 7:45 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Koox lagu magacaabo Calibe Obscura oo ka shaqeeya la socoshada hubka ayaa soo bandhigay macluumaad ku saabsan in hub ay Iiran siisay Xuutiyiinta Yemen uu gacanta u galay Al-shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya.
Xarunta Boosteejada gaadiidka waawayn ee Dawanle oo xariga laga jaray
1/30/2021 7:39 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Madaxwaynaha degaanka Soomaalida Mustafe cagjar iyo Wasiirada Wasaaradda Gaadiidka ee heer fadaraal ayaa si wada jir ah xariga uga jaray Boosteejada gaadiidka waawayn ee xamuulka oo laga furay magaalada Dawanle.
Kenya iyo UK oo iska kaashanaya dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab
1/30/2021 6:48 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Dowladdaha Kenya iyo Britain ayaa iska kaashanaya dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada gaar ahaan Ururka Al-shabaab kaddib wada hadal magaalada Nairobi ku dhaxmaray xoghayaha gaashaandhigga UK, Ben Wallace iyo wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Dr Fred Matiang’i iyo wasiirka gaashandhigga Kenya, Monica Juma.
Wakiilada Beesha Caalamka iyo Madaxweyne Farmaajo oo shir ku leh xarunta madaxtooyada Soomaaliya
1/30/2021 4:16 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Wararka ka imanaya madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in goor dhaw uu halkaa kulan uga furmay wakiilada beesha caalamka iyo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Xubno ka tirsan Al-shabaab oo duqeyn lagu dilay gobolka Bakool
1/30/2021 1:58 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay duqeyn saacadihii aynu soo dhaafnay laga fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool oo ay ku sugnaayeen xoogagga Ururka Al-shabaab.
Shirkii ay ku baaqeen madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo baaqday
1/30/2021 12:03 AM EST
Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Qoraal ay wadajir u soo saareen dhawaan madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland ayeey ku dalbadeen in leysugu yimaado maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 30ka bisha Janaayo 2021 shir deg deg ah oo looga arinsanayo qabsoomida doorashooyinka dalka, hasse ahaatee waxaa muuqata in shirkaasi uu baaqday.
Somali News
Farmaajo assures of poll fairness in meeting with donors in Mogadishu
-
HOL
1/30/2021 9:42 AM EST
MOGADISHU (HOL) - President Mohamed Farmaajo has assured of a fair election in a meeting today with members of the international community amid accusations against his government of frustrating the process.
Amisom to intensify security ahead of Somalia elections
-
Xinhua
1/30/2021 7:53 AM EST
The African Union Mission in Somalia (Amisom) has kicked off key meetings to seek ways of enhancing security during the elections in the Horn of Africa nation.
US airstrike kills ‘several’ Al-Shabaab militants-South West government
-
HOL
1/30/2021 6:50 AM EST
MOGADISHU (HOL) - A US airstrike hit an Al-Shabaab compound Friday night where the militants were gathering in South West state, authorities there have said.
Somalia Faces Troubled National Election as Time Runs Out
-
AP
1/30/2021 4:53 AM EST
MOGADISHU, Somalia (AP) — As Somalia marks three decades since a dictator fell and chaos engulfed the country, the government is set to hold a troubled national election. Or is it?
‘The perfect target’: Russia cultivated Trump as asset for 40 years – ex-KGB spy
-
The Guardian
1/30/2021 2:11 AM EST
Donald Trump was cultivated as a Russian asset over 40 years and proved so willing to parrot anti-western propaganda that there were celebrations in Moscow, a former KGB spy has told the Guardian.
Black Lives Matter movement nominated for Nobel peace prize
-
The Guardian
1/30/2021 2:06 AM EST
The Black Lives Matter movement has been nominated for the 2021 Nobel peace prize for the way its call for systemic change has spread around the world.
From Grandma to You: A Comforting Chicken-CoconFrom Grandma to You: A Comforting Chicken-Coconut and Potato Stewut and Potato Stew
-
Bloomberg
1/30/2021 2:01 AM EST
The pandemic could have been a time when home cooks grabbed every available chef’s cookbook in an effort to recreate their favorite dishes from dining rooms that were mostly shuttered.
Kenya/Somalia: Tensions rise ahead of February presidential elections
-
The Africa Report
1/30/2021 1:54 AM EST
The diplomatic feud between Kenya and Somalia escalated this week, after Mogadishu accused Nairobi of being behind an attack in a border town that killed some 11 civilians.
Somali army kills 5 al-Shabab militants in southern region
-
Xinhua
1/30/2021 1:14 AM EST
MOGADISHU, Jan. 29 (Xinhua) -- Somali National Army (SNA) backed by southwestern state forces killed five al-Shabab fighters on Friday in an operation on the outskirts of Dinsor town in the southern region of Bay, an official confirmed.
A large COVID outbreak among ICE detainees appears to be over in Kandiyohi County.
-
Sahan Journal
1/30/2021 12:49 AM EST
Two months after the beginning of a COVID-19 outbreak that infected most of Kandiyohi County Jail’s detainees, Omar Mohamed says he still can’t taste or smell.
World urges Somali leaders to resolve election dispute
-
AA
1/30/2021 12:41 AM EST
MOGADISHU, Somalia-The US and Somalia's international partners on Friday urged the Somali federal government and regional leaders to resolve the outstanding issues concerning the elections in the Horn of Africa country.