4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Jan 25, 2021
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay ka hortagtay hub culus oo la doonayay in dalka la soo galiyo

 

Isniin, Janaayo, 25, 2021 (HOL) - Qoraal ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay ka war heshay islamarkaana ka hortagtay hub culus oo la doonayay in la soo galiyo dalka.

Hubkan ayeey sheegtay in ay iska kaashadeen hay'addo Ajnabi ah, wadamo shisheeye iyo dad Soomaali ah oo doonayay in ay soo galiyaan dalka.

Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay dowladda 

 

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]