Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Feb 6 , 2021
Qarax miino oo Muqdisho lagula eegtay saraakiil katirsan booliiska gaarka ah
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL) - Qarax miinada dhulka ayaa lala eegtay gaari nuuca aysan xabbadu karin oo ay wateen Ciidamada Booliska gaarka ee loo yaqaan RRT.
Qaraxaan ayaa ka dhacay agagaarka Km4 gaar ahaan Wadada aada Garoonka Diyaaradaha Muqdisho,.wadadaas oo ah meelaha ugu badan qaraxyadu ka dhacaan.
Waxaa la sheegay in uu ka dhashay dhaawaca hal qof oo ahaa darawal mooto bajaaj ah, warar kale ayaa sheegaya in qof kale ku dhintay, balse weli lama hubo.
Gaadiidka Bulet Proof oo ay wateen saraakiil ciidan ayaa waxyeelo ka soo gaartay qaraxa, waxaana islamarkiiba goobta gaaray ciidamo booliis ah.
Muqdisho waayahan dambe waxaa aad ugusoo kordhay qaraxyada gaadiidka lala eeganayo, waxayna kusoo aadayaan xilli mar xalad xasaasi oo dowladdu ku mashquulsan tahay arrimaha doorashada.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Midowga Musharixiinta oo war ka soo saaray xaalada dalku ku sugan yahay
2/6/2021 11:46 AM EST
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL) Kaddib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen midowga musharixiinta dalka ayeey ugu danbeyntii uga hadlay marxalada uu dalku marayo iyo fashilka shirkii DhuusaMareeb oo rajo badan oo doorasho laga qabay.
Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay shirkii Dhuusa-mareeb
2/6/2021 11:20 AM EST
Sabti, Febraayo, 06, 2021 (HOL)- Guddoomiyaha xisbul mucaaridka Somaliland ee Ucid Md. Faysal Cali Waraabe ayaa fashilka shirkii dowladda federalka Soomaaliya iyo dowlad gobolleedyada uga socday magaalada Dhuusa-mareeb ku sababeeyay in lagu heshiin wayay xildhibannada Somaliland.
Gabadh xoolo la joogtay oo lagu dilay Burco
2/6/2021 10:13 AM EST
Sabti, Febraayo, 06, 2021 (HOL)- Nimco Ibraahim oo ahayd gabadh xoolo la joogtay ayaa shalay galabtii lagu dillay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ee Somaliland, dilka gabadha xoolaha la joogtay ayan ilaahada la’ogayn cida ka danbaysay iyo sababta loo dilay.
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in faro galin shisheeye ay ka dambeyso fashilka heshiisyada doorashada
2/6/2021 7:16 AM EST
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka codsaday barlamaanka Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan hirgalinta heshiiskii doorashada uu barlamaanku meel mariyay.
Guddoomiye Mursal: Xalka waxaa laga rabaa Baarlamaanka Federaalka! Loomana fadhiyo halkan muddo korarsi
2/6/2021 6:11 AM EST
Sabti, Feberaayo,06,2021 (HOL)- Guddoomiyaha Golaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan wuxuu sheegay xalka in laga rabo Baarlamaanka, ka dib is-miran-waa ka taagan Doorashada guud ee Dalka.
Senator-da Aqalka sare oo lagu wargaliyay inaysan qeyb ka aheyn kulanka Baarlamaanka ee furmay
2/6/2021 5:52 AM EST
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL)- Shirka Baarlamaanka Soomaaliya oo goor dhaw ka furmay xarunta Villa Hargeysa ayaa lagu waramayaa in laga saaray xidlhibaanadii ka socday Aqalka sare oo lagu wargaliyay in kulanka uu quseeyo oo kaliya Golaha Shacabka.
Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya: Ma jirto wax muddo kororsi oo inoo qorshaysan
2/6/2021 5:51 AM EST
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cabdiraxmaan Mursal ayaa sheegay inuusan barlamaanku u qorshaysnayn in ay muddo kordhin u sameeyaan madaxweynaha Soomaaliya iyo xukuumadiisa.
Shacabka gobolka Gedo oo dhiggay dibadbax looga soo horjeedo maaamulka Jubbaland
2/6/2021 5:00 AM EST
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in qeybo ka mid ah ay ka dhaceen dibadbaxyo looga soo horjeedo maamulka Jubbaland iyo madaxweyne Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe]
Shirkii Baarlamaanka oo goor dhaw furmaya iyo madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeedinaya
2/6/2021 4:05 AM EST
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL) - Goor dhaw ayaa lagu wadaa in uu furmo shir aan caadi aheyn oo yeelanayaa xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo khudbad uu ka jeedin doono madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweyne Farmaajo oo goor dhaw dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
2/6/2021 3:19 AM EST
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL) -Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isaga oo ka soo kicitimay magaalada Dhuusa-Mareeb kaddib markii lagu soo kala taggay shirkii halka uga soconaya hoggaanka Soomaaliya.
Axmed Madoobe oo fashilka shirka Dhuusa-Mareeb dusha uga tuuray madaxweyne Farmaajo
2/6/2021 3:06 AM EST
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL) -Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Islaam] oo warbaahinta la hadlay ayaa mas'uliyada burburka shirkii Dhuusa-Mareeb dusha uga tuuray madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Wasiir Dubbe '' Dowladdu tanaasul badan ayeey ka sameysay arrinta gobolka Gedo
2/6/2021 12:07 AM EST
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL) - Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo xalay saqdii dhexe warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegay in muddadii uu socday shirka dowladdu tanaasul badan ka sameysay arintan muranka gobolka Gedo.
Shirkii Dhuusa-Mareeb oo lagu kala taggay iyo arrinta Gobolka Gedo oo noqotay xuddunta khilaafka
2/6/2021 12:03 AM EST
Sabti, Feberaayo, 06, 2021 (HOL) - Waxaa gabi ahaanba burburay oo lagu kala taggay shirkii Dhuusa-Mareeb uga socday madaxda dowladda Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay looga wada hadlayay dhameynta khilaafka ka taaggan doorashada dalka oo aan wali heshiis lagu aheyn.
Somali News
Somalia leaders fail to reach deal on elections
-
AFP
2/6/2021 4:52 PM EST
Somalia’s leaders have failed to break a deadlock over the country’s elections, with no clear path to a vote just days before the government’s mandate expires.
There will be no power vacuum, Farmaajo tells parliament
-
HOL
2/6/2021 8:42 AM EST
MOGADISHU (HOL) - President Mohamed Farmaajo has hinted at term extension in his address at parliament today noting there will be no power vacuum in the country until a new leadership is elected.
House speaker rules out term extension talks for Farmaajo
-
HOL
2/6/2021 6:52 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Lower House speaker Mohamed Mursal has ruled out talks of term extension during President Mohamed Farmaajo’s address this afternoon.
Bus driver killed wife ‘after she asked him to move out because he had Covid’
-
Metro UK
2/6/2021 2:16 AM EST
A bus driver bludgeoned his wife in a ‘frenzied’ attack after she asked him to move out because he was suffering from coronavirus, a court heard today.
Pivotal election talks collapse as Somalia lurches towards constitutional crisis
-
HOL
2/6/2021 1:36 AM EST
Mogadishu (HOL) - Urgent talks between Somalia's federal government and the Federal Member States in Dhusamareb, 400 km (250 miles) north of the capital Mogadishu, collapsed on Thursday as leaders looked to forge a deal ahead of a February 8 deadline to elect a new President.
Somali electoral talks flop, government blames Jubbaland leader Ahmed Madobe
-
HOL
2/6/2021 1:00 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The electoral talks in Dhusamareb hit a brick-wall Friday night forcing President Mohamed Farmaajo to travel back to Mogadishu in what now casts a grim shadow on the fate of elections in Somalia.
Ethiopia: Dengue outbreak in Somali Region
-
WHO
2/6/2021 12:52 AM EST
The World Health Organization Ethiopia country office is working with Somali Regional Health Bureau to contain the spread of dengue fever in the region. Close to 160 confirmed cases have been recorded in Warder Woreda of Dolo Zone and 47 suspected cases in Dolo Ado Woreda of Liban Zone. Samples of the suspected cases from Dolo Ado have been sent to the regional laboratory in Hawassa for confirmation.
The women-only gym breaking stereotypes in Somalia
-
AFP
2/6/2021 12:34 AM EST
Somali student Aisha Muhyadin is the co-founder of the first gym in Mogadishu to offer a workout space dedicated to women. During the day, Binish Gym is women-only, before opening its doors to men at night. Opened in 2017, this female-oriented and female-managed gym is an outlier in socially conservative Somalia.
Biden Signals New Tone on US-Africa Relations
-
VOA
2/6/2021 12:20 AM EST
President Joe Biden delivered a message to African leaders meeting virtually this weekend at the African Union Summit 2021, hosted from Addis Ababa.
First school opens in Mogadishu for Somali children with autism
-
Radio Ergo
2/6/2021 12:11 AM EST
(ERGO) – A school offering a free basic secular and religious education for children with autism has opened in Mogadishu, Somalia.