Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Feb 4 , 2021
Puntland oo suuqyada ganacsiga kusii daysay ciidamo booliis ah oo xiraya dadka diidan lacagta Soomaaliga
Khamiis, Feberaayo, 04, 2021 (HOL) - Puntland ayaa ciidamo booliis ah kusii dayday suuqyada magaalooyinka si ay ula socdaan habka lacagta shilin Soomaaliga loo isticmaalayo iyo dadka diidan ee kasoo horkeeda awaamiirta lagasoo saaray.
Ciidamada bilayska ayaa lagu amray inay xabsiga u taxaabaan ciddii ka hor timaada isticmaalka lacagta shilin Soomaaliga, waana go’aan kasoo baxay guddiga loo xilsaaray arrimahan.
Taliyaasha amniga heer gobol ayaa loo xilsaaray in ay kormeer joogto ah ku sameeyaan xarumaha ganacsiga ayna la socdaan dhaqdhaqaaqyada isticmaalka lacagta shilin Soomaaliya oo weli Puntland laga diidayo.
Dadweynaha ayaa maanta si caadiya u isticmaalayay lacagtan, waxaana ay soo dhoweeyaan tallaabada maamul ka qaadayo dadka diidan dhaqan galinta amarada wax looga qabanayo jahwareerka lacagta.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Hoobiyaaal caawa lagu garaacay magaalada Dhuusomareeb
2/4/2021 5:26 PM EST
Khamiis, Feberaayo, 04, 2021 (HOL) - Hoobiyaal ayaa caawa lagu garaacay gudaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, halkaas oo ay ku shirsan yihiin Madaxda sare ee dowladda federalka iyo Kuwa dowlad Goboleedyada.
Beesha caalamka oo farriin culus u dirtay madaxda ku shirsan magaalada Dhuusomareeb
2/4/2021 11:10 AM EST
Khamiis, Feberaayo, 04, 2021 (HOL) -Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay kulanka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo hadda ka socda magaalada Dhuusomareeb.
Golaha midowga musharrixiinta oo sheegay in siddeeda Febraayo looga gudbi karo heshiis la isla oggol yahay
2/4/2021 6:31 AM EST
Khamiis, Feberaayo, 04, 2021 (HOL) - Golaha midowga musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in siddeeda Febraayo kaliya looga gudbi karo heshiis siyaasadeed oo wadar oggol.
Jenaraal Yacquub " Maanta kadib Jenaraal Xuud iyo Al-shabaab waa isugu keen mid"
2/4/2021 5:24 AM EST
Khamiis, Feberaayo, 04, 2021 (HOL) - Abaanduullaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed qeybta 27-aad Jenaraal Saalax Yacquub oo goordhaw Saxaafadda kula hadlay xarunta maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyay dagaal muddo kooban socday oo aroornimadii hore ee maanta ka dhacay magaalada Baledweyne oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Hirshabeelle oo dhinac ah iyo ciidamada Jenaraal Abuukar Xuud.
Soomaaliya oo lagu waddo in la soo gaarsiiyo tallaalka cudurka Covid 19
2/4/2021 4:36 AM EST
Khamiis, Feberaayo, 04, 2021 (HOL) -Soomaaliya oo ka mid ah wadamada dunida ee uu faraha ba'an ku hayo cudurka Coronavirus ayaa lagu waramayaa in la soo gaarsiiyo tallaalka laga hortagayo cudurkan oo hadda gaaray qeybo badan oo ka mid ah caalamka.
Shirka Dhuusamareeb oo qoddobkii ugu horeyay isfaham laga gaaray
2/4/2021 3:35 AM EST
Khamiis, Feberaayo, 04, 2021 (HOL) - Iyaddoo maalinkii labaad uu galay shirka wadatashiga dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa lasoo sheegaya in isku soo dhawaasho laga dareemayo madaxda ku shirsan Dhuusamareeb.
Wararkii ugu dambeyay dagaal saaka ka dhacay magaalada Baledweyne
2/4/2021 2:05 AM EST
Khamiis, Feberaayo, 04, 2021 (HOL) - Waxaa haatan degan xaalada magaalada Baledweyne kadib markii shacabka ku dhaqan magaalada aay mar qura kusoo tooseen aroornimadii hore ee saaka dagaal waqti kooban ku dhaxmaray gudaha magaalada Baledweyne ciidamo ka amar qaata hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka Gobolka Hiiraan Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud iyo ciidamada Booliiska Hirshabeelle kaas oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Itoobiya oo sheegtay in ay xirtay koox dooneysay in ay weerarto Safaaradda UAE ee Addis Ababa
2/4/2021 12:16 AM EST
Khamiis, Feberaayo, 04, 2021 (HOL) -Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in la qabtay 15 qof oo lala xiriirinayo qorshe lagu weerarri lahaa safaaradda Isutagga Imaaraatka Carabta ee caasimadda, Addis Ababa.
Somali News
Farmaajo yields to pressure, to disband federal elections team
-
HOL
2/4/2021 6:08 AM EST
DHUSAMAREB (HOL) - President Mohamed Farmaajo has bowed to pressure to disband the federal elections team and withdraw from the appointment of elections team for Somaliland in a major move that could unlock the ongoing political gridlock.
Somalia declares state of emergency over locusts
-
AA
2/4/2021 12:26 AM EST
FAO warns its entire fleet of anti-locust aircraft in Kenya and Somalia could be grounded due to funding shortfall
Long-running and wide-ranging support to Somaliland highlighted in UN family visit to Hargeisa
-
UNSOM
2/4/2021 12:20 AM EST
Hargeisa – The long-running and wide-ranging relationship between the United Nations and Somaliland came to the fore during a recent visit of senior officials from the world body to its capital, Hargeisa.
Biden is expected to announce increase in amount of refugees admitted into US
-
CNN
2/4/2021 12:12 AM EST
(CNN)The Biden administration plans to announce on Thursday that it will increase the number of refugees who can come to the United States, a move toward building up refugee admissions after years of historic low arrivals under former President Donald Trump, according to two sources familiar with the plans.
‘A selfless hero’: Calgary health-care aide dies from COVID-19
-
Global News
2/4/2021 12:08 AM EST
According to her son, Yurub Ibrahim was “the kind of person who put others first and put herself last.”