Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Feb 28, 2021
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya qaraxii labaad ee maanta ka dhacay Muqdisho
Axad, Feberaayo, 28, 2021 (HOL) - Qarax jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay deegaanka Daarusalaam kaasoo lala beegsaday guddoomiyaha degmada Yaaqshiid.
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago ayaa lala eegtay gaari uu saarna guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Axmed Cabdullaahi Cariif xili uu marayay deegaanka Daarusalaam.
Dad goobjoogayaal ah ayaa Shabakadda HOL u sheegay in qaraxaasi miino uu ka badbaaday guddoomiyaha Yaaqshiid iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan Booliiska Soomaaliya oo la socday guddoomiye Axmed Cabdullaahi.
Qaraxa kadib ciidamada ayaa furay rasaas xoogan lamana oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaasi miino iyo rasaasta aay fureen ciidamada dowladda, waxaana qaraxa kadib halkaasi gaaray ciidamo badan oo ka tirsan Booliiska Soomaaliya.
Qaraxan uu ka badbaaday guddoomiyaha degmada Yaaqshiid iyo saraakiishii la socotay ayaa kusoo beegmaya xili saaka qarax miino uu ka dhacay wadada Cabdiqaasim ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kaasoo lala beegsaday gaari aay saarnayeen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo shaacisay kiisaskii ugu dambeyay ee Cudurka COVID-19
2/28/2021 2:21 PM EST
Axad, Feberaayo, 28, 2021 (HOL) - Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay tirada bukaanada maanta laga baaray xanuunka Cudurka halista ah ee COVID-19.
Warar dheeraad ah oo ku saabsan labo dhalinyaro ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho
2/28/2021 10:15 AM EST
Axad, Feberaayo, 28, 2021 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay Labo dhalinyaro ah oo maanta rag hubeysan toogasho ku dileen gudaha Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Somaliland: nin 20 sano xabsi ku jiray oo dib u helay xoriyadisa
2/28/2021 7:10 AM EST
Axad, Febraayo, 28, 2021 (HOL)- nin Oromo ah oo lagu magaacaabo Maxamed Muuse Gamteesa ayaa xabsiga Hargaysa laga sii daayay kadib muddo 20 sano ah oo uu xabsiga ku jiray, siidayn tiisa ayaa waxa iska kaashaday mulkiilaha Astaan Tv Cabdimanan Maxamed Yusuf, Cabdimalik Muuse Coldoon iyo dad kale oo khayrka jecel.
Soomaaliya oo buuxin weyday sharuudihii ay kaga mid noqon lahayd ururka bulshada bariga Afrika
2/28/2021 7:05 AM EST
Axad, Feberaayo, 28, 2021 (HOL) - Shir madaxeedka wadamada bulshada bariga Afrika ayaa dib u dhigey codsi Soomaaliya ay ku doonayso biirista ururkaan oo loosoo gaabiyo magaciisa EAC.
Ra'iisal Wasaare Rooble iyo Beesha caalamka oo ka wada hadlay sii wadista xalinta khilaafka doorashada
2/28/2021 6:19 AM EST
Axad, Feberaayo, 28, 2021 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Wakiilada Beesha caalamka ayaa mar kale ka hadlay sii wadista dadaallada lagu xalinayo khilaafka doorashada ee u dhaxeeya dhinacyada Soomaalida.
Qarax lala eegtay guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo ka dhacay Muqdisho
2/28/2021 4:24 AM EST
Axad, Feberaayo, 28, 2021 (HOL) - Warar naga soo gaaraya deegaanka Daara-Salaam ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw qarax lagula eegtay gaari uu la socday guddoomiyaha degmada Yaaqshiid.
Qarax goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho
2/28/2021 12:52 AM EST
Axad, Feberaayo, 28, 2021 (HOL) - Qaraxa oo jugtiisa siweyn looga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Isgoyska KM4 gaar ahaan waddada gasha safaaraddii hore ee Turkiga agagaarka xaruntii hore ee madaxtooyada Cabdiqaasim.
Khasaare ka dhashay dagaal culus oo ka dhacay degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay
2/28/2021 12:20 AM EST
Axad, Feberaayo, 28, 2021 (HOL) - Wararka ka imanaya degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegaya in saacadihii aynu soo dhaafay Iskhorimaad culus uu halkaa ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo AMISOM oo isku dhinac ah iyo waliba xoogagga Ururka Al-shabaab.
Somali News
Bus driver who beat his wife to death in their Enfield home jailed for 22 years
-
DM
2/28/2021 1:15 PM EST
Bus driver who beat his wife to death in their Enfield home jailed for 22 years
Two separate attacks target SNA deputy, district commissioner in Mogadishu
-
HOL
2/28/2021 10:49 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Two landmine attacks targeting Somali army deputy and a district official hit Mogadishu Sunday barely three hours apart.
DJIBOUTI TOWERS
-
WIZHEVSKY
2/28/2021 10:14 AM EST
Russian architect Alex Wizhevsky has designed an incredible high-rise cultural and business center in the form of the national emblem with the working title "DJIBOUTI TOWERS".
Somali deputy army chief survives bomb attack in Mogadishu
-
HOL
2/28/2021 5:06 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somali deputy military chief Brigadier General Abbas Amin Ali survived a landmine explosion in Mogadishu Sunday morning, sources said.
Amnesty report describes Axum massacre in Ethiopia’s Tigray
-
AP
2/28/2021 2:07 AM EST
NAIROBI, Kenya — Soldiers from Eritrea systematically killed “many hundreds” of people, the large majority men, in a massacre late November in the Ethiopian city of Axum in the Tigray region, Amnesty International said Friday.
Ilhan Omar leads calls to fire Senate official who scuppered $15 wage rise
-
The Guardian
2/28/2021 12:58 AM EST
Parliamentarian Elizabeth MacDonough ruled provision in $1.9tn Covid stimulus bill did not qualify for budget reconciliation
US Democrats reintroduce legislation to prevent future Muslim bans
-
PTI
2/28/2021 12:54 AM EST
As many as 140 Democratic lawmakers have reintroduced a legislation in the US Congress to prevent future Muslim bans and prohibit discrimination on the basis of religion.
Summit delays Somalia application to join EAC
-
The Star
2/28/2021 12:48 AM EST
The Federal Republic of Somalia will have to wait longer before sharing the table with other East Africa Community countries.
Muslim woman targeted in racist attack says call to Edmonton police left her doubly traumatized
-
CBC
2/28/2021 12:30 AM EST
A Black Muslim woman who was threatened and subjected to racial slurs at a south Edmonton LRT station says she has been doubly traumatized — by her assailant and city police.