Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Waxaa magaalada Jigjiga soo gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra'iisal wasaarihii hore ee Itoobiya H/maaryam dhasaalayn.
newsinsideWafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Jigjiga kusoo dhaweeyay Madaxwayne Mustafe cagjar iyo masuuliyiin katirsan xukuumaddiisa.
Haddaba wafdigan uu hoggaaminayo Ra'iisal wasaarihii hore ee Itoobiya ayaa ka qayb galaya kulan lagaga hadli doono ilaalinta duurjoogta oo barri kafurmi doona Jigjiga.
Abdilahi Jawhar, Hiiraan Online
[email protected]