Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Feb 14, 2021
Aqalka sare oo go'aan kasoo saaray xubnaha lagu daray golaha adeega garsoorka Soomaaliya
Axad, Feberaayo, 14, 2021 (HOL) - Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa sharci darro iyo jabin dastuur ku tilmaamay hannaanka loo maray magacaabidda todobo xubnood oo kamid noqonaya golaha adeega garsoorka Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa xubnahan ku ansixiyay xeer madaxweyne oo soo baxay dhammaadkii bishii december ee sanadkii lasoo dhaafay, inkastoo siyaasiyiinta mucaaradka ay ku tilmaameen in taariikhda laga bedelay oo ay soo baxday wixii ka dambeeyay muddo xileedka madaxweynaha.
Qoraal dheer oo kasoo baxay aqalka sare ayaa lagu sheegay, in magacaabista xubnahan uu baalmarsan yahay dastuurka oo xeerinaya in ay soo magacowdo xukuumad sharciyad haysata.
Aqalka sare waxay ku doodayaan in xubnahan ay markii hore ay soo magacowday xukuumadii la riday ee raysal Wasaare Kheyre, waxayna madaweynaha ugu baaqeen inuu joojiyo ku xadgudubka dastuurka una hoggaansamaan sharciga sida ay hadalka u dhigeen.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Somaliland: Ehelada musharixiin ay dowladu xidhay oo warbaahinta la hadlay
2/14/2021 11:25 AM EST
Axad, Febraayo, 14, 2021 (HOL)- ehelada musharixiin dawlada xidhay oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in loo diiday in ay xasbiga ku booqdaan isla markaan ay ka war-war qabaan xaaladooda caafimaad.
Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo raali galin dowladdeed ka bixiyay falkii lagu rasaaseeyay Imaam Maxamed Yuusuf Cali
2/14/2021 9:47 AM EST
Axad, Feberaayo, 14, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku booqday Imaam Maxamed Yuusuf Cali, isagoo ka raali geliyay shaqaaqadii shalay lagu rasaaseeyay gaari uu la socday Imaamka iyo Duubabka kale.
Midowga musharixiinta oo ku baaqay dibadbax ka dhan ah madaxweyne Farmaajo
2/14/2021 7:35 AM EST
Axad, Feberaayo, 14, 2021 (HOL)- Kaddib shir jaraa'id oo ay magaalada Muqdisho ku qabteen hoggaanka Muqdisho musharixiinta ayeey kaga dhawaaqeen in la qabanayo dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddi u gogol xaaraya shirka wadatashiga ee arrimaha doorashada
2/14/2021 7:30 AM EST
Axad, Feberaayo, 14, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Wasiirka arimaha dibada ee Somaliland oo shaaciyay in uu yahay musharax utaagan doorashasha golaha wakiilada
2/14/2021 7:21 AM EST
Axad, Febraayo, 14, 2021 (HOL)- Wasiirka arimaha dibada ee Somaliland Maxamuud Yaasiin Xiir (Faratoon), ayaa maanta shaaciyay in uu yahay musharax u taagan doorashada golaha wakiilada ee Somaliland ka qabsoomi doonta 13 bisha May ee sanadkan.
Ra'iisal Wasaare Rooble oo amray in deg deg loo furo waddada Dabka
2/14/2021 6:17 AM EST
Axad, Feberaayo, 14, 2021 (HOL)-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa amray laamaha amniga in deg deg loo furo waddada Dabka oo ay xireen laamaha nabad-galyada.
Booliiska Soomaaliya oo Al-shabaab ku eedeeyay haween lagu toogtay magaalada Muqdisho
2/14/2021 3:44 AM EST
Axad, Feberaayo, 14, 2021 (HOL)-Qoraal kooban oo ka soo baxay Booliiska Soomaaliya ayaa looga hadlay toogasho subaxnimadii hore ee saakay koox hubeysan ka geysteen magaalada Muqdisho.
10 Sanno ka hor maanta (Feb 14, 2011): Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku celiyay in xukuumaddiisu ay diyaar u tahay inay la dagaalanto Al-shabaab
2/14/2021 2:55 AM EST
Isniin, 14 Feberaayo, 2011 (HOL) – Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa mar kale ku celiyay in xukuumaddiisu ay diyaar u tahay inay dagaal la gasho Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo ka talisa inta badan Muqdisho iyo gobollada koonfureed ee dalka.
Labo haween ah oo goor dhaw lagu toogtay magaalada Muqdisho
2/14/2021 1:27 AM EST
Axad, Feberaayo, 14, 2021 (HOL) - Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo ruux oo haween ahaa oo toogasho lagu dilay xili sida la sheegay ay raacayeen gaarin Bajaaj ah gudaha degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay qabatay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay
2/14/2021 12:27 AM EST
Axad, Feberaayo, 14, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay gaari noociisu yahay Hoomey oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa kaddib markii ay howlgal ka sameeyeen ciidamada dowladda gobolka Shabeellaha Hoose.
Dowladda Soomaaliya oo xirtay waddo muhiim u aheyd isku socodka dadka iyo gaadiidka
2/14/2021 12:16 AM EST
Axad, Feberaayo, 14, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa gabi ahaanba jartay waddo muhiim u aheyd isku socodka dadka iyo gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho kaddib weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada.
Somali News
OGOW means ‘to know’: Canadian man helping Somalis understand COVID-19
-
Toronto Star
2/14/2021 10:50 AM EST
Before Canadian Khalid Hashi and his team began their work in Somalia, the country of about 15 million people who mostly speak Somali and Arabic only had information about COVID-19 in one language.
Mogadishu police link murder of two pregnant women to Al-Shabaab
-
HOL
2/14/2021 6:01 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Police in Mogadishu have linked the killing of two expectant women in Mogadishu Sunday morning to the militant group Al-Shabaab.
Car bomb blast leads to road closures in Mogadishu
-
HOL
2/14/2021 1:16 AM EST
Mogadishu (HOL) - Security officials in Somalia's capital Mogadishu have cut off access to an important thoroughfare through the city.
Ethiopia: Concern grows over health of jailed political leaders
-
AlJazeera
2/14/2021 1:07 AM EST
Several Ethiopian opposition figures charged with ‘terrorism’ last year began a hunger strike in late January,
International partners urge Somali leaders to agree on poll timeline
-
Xinhua
2/14/2021 12:56 AM EST
The international community on Saturday called on Somali leaders to iron out outstanding issues from the previous consultative meetings and agree on the short election timeline to implement the pre-election deal in the new round of talks slated for Monday.
Once a viral sensation, Boston's Jamad Fiin inspires youth one layup at a time
-
NBC Boston
2/14/2021 12:46 AM EST
Fiin has changed the game, both literally and figuratively, for many young athletes, including Muslim girls
Trump remains dominant force in GOP following acquittal
-
AP
2/14/2021 12:24 AM EST
NEW YORK -- The Republican Party still belongs to Donald Trump. After he incited a deadly riot at the U.S. Capitol last month, the GOP considered purging the norm-shattering former president.
Suicide car bombing kills 2 in Somali capital
-
AA
2/14/2021 12:17 AM EST
MOGADISHU, Somalia-At least two civilians were killed and eleven others wounded when a suicide car bombing targeted a security checkpoint near the Somali parliament headquarters in the capital Mogadishu on Saturday, according to paramedic sources.