4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Feb 12, 2021
Guddiga kacdoonka Sinnaanta Jinsiga oo war ka soo saaray khilaafka doorashada Soomaaliya

 

Jicmo, Feberaayo, 12, 2021 (HOL) - Guddiga Kacdoonka Sinnaanta Jinsiga Soomaaliyeed ayaa muujiyay walaacooda la xiriira waqtiga hay'addaha Dastuuriga ee dowladda Soomaaliya ee dhamaaday iyadoo wali aan isfaham buuxa laga gaarin khilaafka doorashada oo bilihii ugu danbeeyay soo jiitamayay.

Guddiga ayaa soo saaray qoddobo dhowr ah oo dhamaantood salka ku haya marxalada xiliggan ee Soomaaliya iyadoo la ilaalinayo xasiloonida iyo degenaashiyaha Soomaaliya.

Hoos ka akhriso qoraalka soo baxay guddigga

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]