4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Feb 1 , 2021
Midowga musharixiinta oo war ka soo saaray shirka lagu waddo in uu ka furmo Dhuusa-Mareeb


Isniin, Feberaayo, 01, 2021 (HOL) - Golaha midowga musharixiinta  ayaa war ka soo saaray shirka Dhuusamareeb iyo  saxiixa madaxweynaha ee 13ka Kursi gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Aqalka sare.

Musharixiinta ayaa dalbaday in shirka laga qeybgaliyo dhamaanba saamileyda siyaasadda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin sida ay hadalka u dhigeen guddoomiyaha Aqalka sare, musharixiinta iyo bulshada rayidka.

Warka Midowga Musharixiinta

 

 

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]