4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Aug 10, 2021
Madaxweynaha Puntland oo soo saaray liiska musharraxiinta aqalka sare
 

Talaado, Agoosto, 10, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska musharraxiinta aqalka sare oo ka kooban 11 kursi oo ay Puntland ku leedahay barlamaanka aqalka sare.

Madaxweyne Deni ayaa liiska kusoo daray shan kamid ah golihiisa wasiiraddiisa iyo guddoomiyaha gobolka Bari, wuxuuna meesha ka saaray badi sanataradii hore sida Cumar Cabdirashiid iyo Cabdirisaaq Juurile.

Halkaan hoose ka akhriso liiska:-


Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online