4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Apr 26, 2021
Guddida doorashooyinka Somaliland oo sheegay in aan laxidhi karin musharixiinta
 

Isniin, April, 26, 2021 (HOL) - Warsaxafadeed ay soo saartay guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa lagu sheegay in musharixiintu ay xasanad sharci leeyihiin oo aan la xidhi karin.

Warsaxaafadeedka ayaa baaq loogu diray hay’adaha dowlada in ay sharciga dhawraan isla markaana ka waantooban xadhiga musharixiinta ay guddidu ogolaatay.

Warsaxafadeedka ay guddidu soo saartay ayaa u dhignaa sidan:-



Cabdilaahi Cabdiraxmaan Maxamed, Hiiraan Online
[email protected]