Guddoomiyihii degmada Xamar Jajab oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho
 

Jimco, April, 16, 2021 (HOL) - Gudoomiyihii degmadda Xamar jajab ee gobolka Banaadir, Maxamed Cabdi Xayle ayaa caawa lagu dilay weerar lagu qaaday, xilli uu sii galayay gurigiisa oo ku yaalay Deegaanka Sarkuusta.

Dabley ku hubaysan bistoolado oo watay mooto bajaaj ayaa ka dambeeyay dilka guddoomiyaha degmada Xamar Jajab, sida uu sheegay afhayeenka Booliska, Sadiiq Doodishe oo xaqiijiyay dilka Gudoomiyaha.

Waa guddoomiyihii labaad oo muddo bilo gudaheed ah lagu dilo Muqdisho. Horey waxaa loo dilay guddoomiyihii degmada Hodan, Cabdikariin Dhegajuun, oo u geeriyooday rasaas ay ku fureen ciidamo booliis ah oo ku sugnaa isgoyska Howlwadaag.

Shantii bishii September ee sanadkii hore ayaa xilkaan loo magacaabay Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab ee caawa dilay Dr Maxamed Cabdi Axmed Xeyle.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online





Jimco, April, 16, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya deegaanka Dhabar-dalool ee gobolka Sool, hay’adaha amnigana faray in ay gacan ku qabtaan dadka nabada burinaya.

Jimco, April, 16, 2021 (HOL) - Dagaalo u dhexeeya beelo walaalo oo kasoo wada jeeda gobolka Sool ayaa maalintii labaad ka socda degaano katirsan degmada Xuddun ee gobolka Sool, oo ay wada sheegtaan Puntland iyo Somaliland.

Jimco, April, 16, 2021 (HOL) - Wararka imanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in xarunta Indianapolis FedEx toogasho ka dhacday lagu dilay sadeed ruux.

Jimco, April, 16, 2021 (HOL) - Inta la ogyahay illaa hada 17 ruux ayaa ku dhintay dagaal saaka ka bilaabmay ceel biyood lagu magacaabo Dhabar-dalool, oo ku yaala ban la moodka Doodi ee badhtamaha dooxada Nugaal, waxaanu dhacaa badhtamaha Xuddun iyo Laascaanood.

Jimco, April, 16, 2021 (HOL) - Kulan labo maalmood soconayay oo lagu qiimeynayay guulaha laga gaaray amniga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Jimco, April, 16, 2021 (HOL) -Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiistii Larry Edward André Jr u magacaabay in uu noqdo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Jimco, April, 16, 2021 (HOL) - Saaka waaberigii ayaa markale rasaas ka bilaabantay Ceelka Dhabar-dalool oo dhaca jiida koonfureed ee degmada Xudun una dhow Tuulada Holhol.

Somali News

4/16/2021 6:52 AM EST
Somalia, where a controversial law has just extended the president's expired term by two years, is mired in a political crisis over the failure to organise elections.

4/16/2021 6:44 AM EST
A two-day meeting to evaluate security sector gains in Somalia has ended in Mogadishu, the capital, with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Somali National Army (SNA) agreeing on strategies for Somali security forces to take a lead role in security operations going forward.

4/16/2021 2:38 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's Foreign Affairs State Minister, Balal Mohamed Osman, met with the Russian ambassador to Djibouti and Somalia, Mikhail Golovanov, on Thursday amid a growing rift between the Horn of Africa nation and prominent Western bakers.

4/16/2021 1:53 AM EST
By the time George Floyd died in May, Leslie Redmond was a veteran of protests in Minneapolis. In 2015, she was one of the people who occupied a police precinct for 18 days. In 2020, she was the leader of the local chapter of the N.A.A.C.P., organizing marches and meeting with community leaders.

4/16/2021 1:33 AM EST
Kadijo Ali Abdi, a mother of five, moved out of her rented house in the central Somali town of Galkayo’s Hawl-wadag neighbourhood into a camp for internally displaced people on 20 March, after losing her cleaning job as a result of the new surge of COVID19.

4/16/2021 1:08 AM EST
Mohamed Abdullahi Mohamed said he is staying in office for two more years.

4/16/2021 12:59 AM EST
Mogadishu (HOL) - U.S. President Joe Biden announced that he had nominated Larry Edward André Jr as the Ambassador to Somalia on Thursday, according to a statement from the White House. André served as ambassador to Mauritania and Djibouti. He last held the position of Chargé d’Affaires ad interim at U.S. Embassy Juba, South Sudan.
Click here