Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Apr 14, 2021
Dowladda Ingiriiska oo war kasoo saartay muddo kordhinta loo sameeyay madaxweyne Farmaajo
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Dowladda Ingiriiska oo ka mid ah dalalka sida weyn u taageera dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid go'aankii dhawaan Golaha Shacabka muddo kordhinta aay ugu sameyeen madaxweyne Farmaajo.
Wasiirka arrimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska James Duddridge ayaa sheegay iney ka xun yihiin tallaabada muddo kordhinta labada sano ee Xildhibaanada u sameeyeen Hay'addaha dowladda iyo madaxweyne Farmaajo.
"Waan ka naxnay markaan maqalnay muddo kororsiga lagu dhawaaqay, waana tallaabo hoos u dhigeysa kalsoonidii lagu qabay hoggaaminta Soomaaliya" ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay dowladda Ingiriiska.
Wasiir James Duddridge ayaa ugu baaqay hoggaamiyaasha Soomaalida iney si deg deg ah ugu laabtaan wadahadalada, si xal waara looga gaaro khilaafaadka hareeyay qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa.
Si kastaba ha ahaate hadalkan kasoo baxay dowladda Ingiriiska ayaa imaanaya xili madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xalay saxiixay sharciga jiheynta doorashooyinka Qaranka.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Somaliland oo walaac ka muujisay ismari waaga siyaasadeed ee dowlada Soomaaliya iyo mucaaradka
4/14/2021 1:35 PM EST
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Qoraal ay soo saartay wasaarada arrimaha dibada ee Somaliland ayaa lagu yidhi “dowlada jamhuuriyada Somaliland waxay aad uga walaacsantahay ficilada dimuquraadiyad iyo xasilooni la’aan ta ah ee ka socda Muqdisho”
Beesha caalamma oo walaac xooggan ka muujiyay in meesha laga saaray heshiiskii 17 september
4/14/2021 10:07 AM EST
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Beesha caalamka ayaa qoraal ay galabta soo saareen waxay walaac xooggan kaga muujiyeen meelmarinta uu Golaha Shacabka meelmariyay qaraar lagu bedelayo heshiiskii 17kii Sebtember.
Maraykanka iyo Midowga Yurub oo ka fiirsanaya in ay cunno-qabatayn kusoo rogaan madaxweyne Farmaajo
4/14/2021 8:12 AM EST
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa sheegay in ay ka fiirsanayaan cunno-qabateyn iyo inay qaadaan talaabooyin kale oo ka dhan ah go’aankii barlamaanka Soomaaliya uu muddada labada sano ah ugu kordhiyay madaxweyne Farmaajo.
Gaari shacab oo Miino kula qaraxday duleedka degmada Balcad oo khasaare badan geystay
4/14/2021 7:48 AM EST
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in gaari Hoomeey ama Caasi nooca loo yaqaano ah oo aay saarnayeen dad shacab ah Miino kula qaraxday inta u dhaxeyso Tuulooyinka Golaleey iyo Qalimoow.
Mesut Ozil oo bixiyay taageere dhaqaale oo bisha Ramadaan lagu taakuleynayo carruurta Soomaaliya iyo Syria
4/14/2021 7:39 AM EST
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Ciyaaryahanka caanka ah ee Mesut Ozil ayaa ugu deeqay € 101,000, hay’adda Bisha Cas ee Turkiga, taasoo qeyb ka ah olole gargaar oo la wado inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
Maamulka gobolka Togdheer oo ka hadlay dibad-baxyadii magaalada Burco ka dhacay labadi maalmood ee u danbeeyay
4/14/2021 7:30 AM EST
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Saraakiisha ugu saraysa gobolka Togdheer, oo warbaahinta la hadlay, ayaa dadweynaha ugu baaqay in ay nabad galyada ilaaliyaan isla markaana wixii tabasho ah ee ay qabaan ay soo gaadhsiiyaan dowlada.
Madaxweyne Farmaajo oo dhamaan darajooyinkii ciidan ka xayuubiyay Saadaq Joon
4/14/2021 4:39 AM EST
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa taliyahii hore ee ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Saadaq Cumar Maxamed Saadaq Joon ka xayuubiyay dhamaan darajooyinkii ciidan.
Ciidamada Booliiska Somaliland oo xabsiga u taxaabay saxafi Adan Cabdi Ciidle
4/14/2021 4:35 AM EST
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Ciidamada Booliiska ayaa xalay abaaro 2:00 am magaalada Hargaysa ka qabtay saxafi Adan Cabdi Ciidle oo ah wariye muddo dheer kusoo jiray mihnada wartabinta.
Mareykanka oo cadeeyay mowqifkiisa muddo kordhinta Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo
4/14/2021 1:49 AM EST
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) -Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga fal celisay go'aankii uu dhawaanta Baarlamaanka Soomaaliya mudada Labada sano ah ugu kordhiyay Dowladda hadda jirta ee madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharcigii uu dhawaantan meelmariyay Baarlamaanka Soomaaliya
4/14/2021 1:39 AM EST
Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay meel mariyay sharciga gaarka ah ee Jihaynta doorashooyinka heer federaal ee Baarlamaanku meel mariyay.
Somali News
Somali government "deeply dismayed" by comments from international partners
-
HOL
4/14/2021 6:13 PM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's Federal Government said that it was "deeply dismayed" on Wednesday to see statements from international partners that it says "misconstrues" the extension legislation as "unlawful term extensions".
Somaliland: Extension of Farmaajo’s term ‘tyrannical’ and threat to stability
-
HOL
4/14/2021 12:27 PM EST
HARGEISA (HOL) - The breakaway region of Somaliland has warned against instability in Somalia and the region following the extension of President Mohamed Farmaajo’s term echoing similar concerns by the international community.
Somalia: Landmine explosion kills 15 minibus passengers
-
Anadolu Agency
4/14/2021 12:10 PM EST
At least 15 people were killed and several wounded on Wednesday when a minibus carrying civilians hit a landmine in southern Somalia, officials said.
Somalia accuses international community of ‘blackmail’ to advance ‘regime change’
-
HOL
4/14/2021 7:43 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia has told off the international community accusing it of using ‘blackmail’ to advance its ‘regime change’ as key donors warn of sanctions and aid cuts following the extension of the president’s term in office.
Veteran Somaliland journalist Adan Idle arrested by police
-
HOL
4/14/2021 7:25 AM EST
HARGEISA(HOL) - Somaliland journalist Adan Abdi Idle was Tuesday night arrested by police in Hargeisa under unclear circumstances.
Somali president signs law extending mandate for two years
-
AFP
4/14/2021 3:45 AM EST
Somalia's President Mohamed Abdullahi Mohamed has signed a controversial law extending his mandate for another two years, despite threats of sanctions from the international community.
US, UK consider reassessing bilateral relations with Somalia after Federal Government term extensions
-
HOL
4/14/2021 2:14 AM EST
Mogadishu (HOL) - The United States and the United Kingdom governments have voiced their opposition to the extension of Somalia's presidential and parliamentary terms by two years. President Farmajo formally signed the legislation on Tuesday despite objection from Somalia's Upper House of Parliament.
Minneapolis, St. Paul, Brooklyn Center, other suburbs impose curfews after Wright killing, unrest
-
Star Tribune
4/14/2021 12:33 AM EST
Minneapolis, St. Paul, Brooklyn Center and a handful of other suburbs will once again implement curfews in the wake of two nights of unrest following the Sunday death of Daunte Wright, a 20-year-old Black man killed by police in Brooklyn Center.
Somali shops bring diversity to Turkish capital
-
Hurriyet
4/14/2021 12:27 AM EST
Taking the opportunity of the rising number of their fellow nationals living in the Turkish capital, Somali entrepreneurs both earn and contribute to the country’s economy with various shops they opened in the city.
Financial crunch worsens Somalia drought woes
-
CAJ
4/14/2021 12:13 AM EST
MOGADISHU, (CAJ News) – GOVERNMENT and the humanitarian community are concerned about the worsening drought conditions in Somalia.