Faahfaahin Dagaal xalay ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne
 

Arbaco, September 23, 2020 (HOL) - Dhaqdhaaqa Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday bar koontarool oo ay ku leeyihiin ciidamada NISA deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka magaalada Beledweyne.

Barta koontarool ee ciidamada NISA lagu soo weeraray ayaa aheyd goob lagu baaro dadka iyo gaadiidka soo gala magaalada beledweyne kana baxa.

Dagaalka halkaasi ku dhexmaray Al-shabaab iyo NISA ayaa ahaa mid waqti koobaan socday walow rasaas aad u badan ay is dhaafsadeen lamana oga qasaaraha rasmiga ah ee halkaasi ka dhashay.

Mudadii uu socday dagaalka u dhaxeeyay Shabaab iyo NISA waxaa xaalad koronto la'aan ah ay ka jirtay xaafadaha magaalada Beledweyne taaso cabsi badan kusii abuurtay dadka ku dhaqan magaalada.

Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]





Arbaco, September 23, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad celiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu xilka u magacaabay 17-kii bishan.

Arbaco, September 23, 2020 (HOL) - Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa helay codka kalsoonida ee baarlamaanka Soomaaliya.

Arbaco, September 23, 2020 (HOL) - Xildhibaano ka soo jeeda gobolka Meru ayaa go’aansaday in dowladda Kenya la siiyo waqti dheeri ah si ay u xalliso caqabadaha ganacsi ee kala dhaxeeya Soomaaliya.

Arbaco, September 23, 2020 (HOL) - Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta barlamaanka horgeynaya raysal wasaaraha cusub, Maxamed Xuseen Rooble oo todobaadkii hore uu magacaabay, kadib ku dhawaad 2 billood oo dalku raysal wasaare la’aan ahaa.

Arbaco, September 23, 2020 (HOL) - Waaxda Caafimaadka ee Minnesota ayaa tagi donna guri kasta ee ku yaal gobolka si ay u hesho dad si lacag la’aan ah uga qayb qaata baritaan lagu samaynayo cudurka covid-19 iyo unnugyada jirka difaaca si qiimeeyn dhab ah loogu sameeyo faafidda cudurkan safmareenka ah.

Somali News

9/23/2020 6:10 AM EST
Unprecedented diplomacy gave the Trump administration a path out of Afghanistan, and questions have been raised about whether a similar playbook could work for the seemingly endless U.S. military mission in Somalia.

9/23/2020 6:05 AM EST
Ramla Ali, a boxer who became British champion without her family's knowledge after fleeing civil war in Somalia, has signed a professional deal with Matchroom Boxing.

9/23/2020 5:53 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Mohamed Hussein Roble has been overwhelmingly endorsed by the Lower House as the next prime minister.

9/23/2020 5:26 AM EST
Leaders from Meru’s miraa growing areas have resolved to give the national government more time to resolve a trade impasse with Somalia after it emerged that Kenya was closing in on a deal.

9/23/2020 5:23 AM EST
Sagal Faduma, a mother of three including five-month-old Maryan, is seated on a mat outside her house, a tree that lies next to the house in Xirkadheere, Banaadir region of Somalia providing a shade for the mother and daughter.

9/23/2020 5:18 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Parliament will today debate the approval of newly appointed Prime Minister Mohamed Roble in a special sitting.

9/23/2020 1:14 AM EST
A solid blue state is closer to being in play this year—galvanizing Somali Americans in an election they call “do or die.”

9/23/2020 1:08 AM EST
Al-Shabaab ended 2019 with a truck-borne improvised explosive device (IED) attack that killed at least 82 people and wounded dozens more in Mogadishu, Somalia. It capped a decade of increasingly deadly complex suicide attacks by the Somali terrorist group that routinely involves homemade IED devices constructed from commercially imported chemical precursors. These materials transit through the same supply chains exploited by criminal entrepreneurs — and well-connected militant groups — shuffling narcotics, illicit wildlife products, and weapons through some of the world’s busiest ports and waterways. And it is in the ability to penetrate licit supply chains and access weapon production materials in which al-Shabaab appears first among rivals.

9/23/2020 1:00 AM EST
Ramla Ali has signed a multi-fight promotional deal with Eddie Hearn's Matchroom Boxing and will make her highly-anticipated professional debut in October subject to licensing.

9/23/2020 12:48 AM EST
In early 2012, heavy fighting broke out in the historic coastal city of Marka, in the Lower Shabelle region, located about 90 kilometres south of Somalia’s capital city of Mogadishu. This was the start of one of the fiercest and longest feuds in the country, involving the Habargidir and Biyomaal sub-clans, the two main communities living there.

9/23/2020 12:36 AM EST
The comment, at a campaign rally, was one of the president’s many jabs suggesting that the Minnesota congresswoman is not an American.
Click here