Urur goboleedka IGAD oo ka digay Roobab mahiigaan ah oo kusoo wajahan Soomaaliya
 

Arbaco, September 16, 2020 (HOL) - Urur goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in la qaado talaabooyin ku haboon si looga hortago qatarta ka dhalan karta roobab mahiigaan ah oo la filayo inay ka da’aan Soomaaliya bartamaha bisha Sebtember, 2020.

Roobab culus oo ka sarreeya 200 mm ayaa laga filayaa inay ka da’aan gobolada waqooyi-bari ee Soomaaliya (Puntalnd) iyo meelo yar oo kamid ah bartamaha Itoobiya, sida lagu sheegay bayaanka IGAD.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in roobab fudud oo ka yar 50 mm la filayo inay ka da’aan qaybo ka mid ah waqooyiga iyo koonfurta Soomaaliya iyo dhul xeebeedka Jabuuti.

Puntland ayaa wasaaraddeeda deegaanka, beeraha iyo isbedelka cimilada waxay ku wargalisay dadka deggan deegaanada dhulkeedu hooseeyo, meelaha biyo mareenka ah iyo Togaga inay ka digtoonaadaan daadadka ka dhalankara roobabka.

Digniintaan ayaa kusoo aadaysa, xilli Soomaaliya ay u diyaar garoobayso xilli roobaadka dayrta.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]





Arbaco, September 16, 2020 (HOL) - Ku dhowaad 90 askari oo la sheegay iney ka tirsanyihiin hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa xertay in muddo ah waddada dajirka dahsoon ee magaalada Muqdisho.

Arbaco, September 16, 2020 (HOL) - Hay’adda xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay ee human Ritgh Watch ayaa warbixin ay ugudbisay golaha amaanka waxay wax laga argagaxo ku tilmaamtay kororka tacaddiyada kufsiga ee ka socda Soomaaliya.

Arbaco, September 16, 2020 (HOL) - Wasaaradda ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ciidamada ammaanka ee Galmudug ay gacanta kusoo dhigeen eedeyssane lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa falkii lagu dilay Allaha U Naxariistee Xamdi Maxamed Faarax.

Arbaco, September 16, 2020 (HOL) - Soomaali gaaraysa ilaa Boqol qof oo danbiyokala duwan ka galay dalka Maraykanka & qaar loo diiday in loo aqoonsado inay dalkaas ka helaan dagaanasho ama Qaxootinimo ayaa maalahamaha soo socda lagu

Arbaco, September 16, 2020 (HOL) - Taliska Milatariga Mareykanka ee Afrika ayaa culeys saaraya si ay u fuliyaan weerarada diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee drones-ka oo lala beegsado dagaalamayasha Al-shabaab ee qaybo ka mid ah bariga Kenya.

Arbaco, September 16, 2020 (HOL) - Taliyaha Hawlgallada Gaarka ah ee Afrika, Maj. Gen. Dagvin R.M. Anderson, ku xigeenkiisa Amb. Young, iyo safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Yamomota, ayaa kulan la qaatay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, Puntland, Jubbaland iyo koonfur galbeed.

Somali News

9/16/2020 2:18 PM EST
Minnesota’s daily COVID-19 numbers continue to show a familiar recent pattern: relatively moderate case growth and hospitalizations and mostly single-digit deaths. Officials, though, continue to caution that the level of community spread of the virus means more problems ahead.

9/16/2020 2:10 PM EST
At least seven al-Shabab fighters were killed in fierce fighting with Somali National Army (SNA) in the southern town of Awdhigle in Lower Shabelle, a military commander said on Wednesday.

9/16/2020 10:32 AM EST
TORONTO (HOL) - Canadian-Somali activist and politician Sharmarke Dhubow has emerged among the Top 25 winners of the Canadian Immigrant Award for 2020.

9/16/2020 6:43 AM EST
MOGADISHU (HOL) - A 24-year-old man suspected to have been involved in the rape and murder of a 19-year-old woman in Mogadishu was Tuesday night arrested in Adado town.

9/16/2020 5:50 AM EST
The chief project engineer for Boeing’s 737 Max jet told House investigators that he approved a critical design change to software on the plane even though he was unaware of key details about how it worked or of a previous warning from a test pilot.....

9/16/2020 12:47 AM EST
Four-time Olympic champion Mo Farah has confirmed he will skip the 5,000m at the Tokyo Games next summer.

9/16/2020 12:42 AM EST
In several parts of Africa, paying for food, clothes or public transport with a phone is commonplace. Mobile money is taking off in Ethiopia, too, with COVID-19 as the catalyst.

9/16/2020 12:30 AM EST
Earlier this year, Naima Dhore established the Somali American Farm Association to address the lack of awareness that Somali and immigrant farmers have on beginning their own operations and the importance of culturally specific food.

9/16/2020 12:27 AM EST
Hamdi Mohamed Farah, 19, was assaulted by group of men, thrown off building in capital Mogadishu

9/16/2020 12:24 AM EST
Representative Ilhan Omar demands ICE account for risk of pandemic to Somalia, given scarcity of medical care.

9/16/2020 12:20 AM EST
I don’t want to raise any fear or panic I just want people to be aware this is something that we’re looking at, the possibility that these are connected'
Click here