4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Oct 27, 2020
Liiska Barlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay
 

Talaado, October, 27, 2020 (HOL) - Liiska xildhibaanada Barlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa goor dhowayd looga dhawaaqay magaalada Jowhar, halkaas oo waayahaan dambe ay ka socotay soo xulistooda.

Barlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo ka kooban 90 xildhibaan, ayaa waxaa ku jiray xubno badan oo kamid ahaa barlamaankii hore, Waxaa sidoo kale kamid ah wariyaal iyo dadkaloo caan ah.

Halkaan hoose ka akhriso liiska barlamaanka.

 

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]