Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, May 7 , 2020
Masuul katirsan Puntland oo u geeriyooday cudurka Coronavirus
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Kormeerihii waxbarashada gobolka Nugaal ee dowlad goboledka Puntland Cumar Guure ayaa maanta u geeriyooday cudurka Coronavirus, sida ay Hiiraan Online u xaqiijiyeen masuuliyiin latirsan Puntland.
Masuulkaan ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku jiray xarunta lagu hayo dadka qaba Covid19 ee magaalada Garowe, kadib markii laga helay cudurka safmarka ee Coronavirus.
Waa masuulkii ugu horeeyay ee katirsan Puntland oo cudurka u geeriyooday.
Hiiraan Online, News Desk
Ciyaaryahan caan ku ahaa kubadda cagta Soomaaliya oo Afgooye lagu dilay
5/7/2020 6:14 PM EST
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Caawa waxaa degmada Afgooye lagu dilay AUN Cabdiweli Colaad Qanyare oo loo yaqaannay "Gaatamow' oo kamid ahaa ciyaartooyada kubadda cagta ee dalka.
Qaar kamid ah golaha wasiiradda Puntland oo laga helay cudurka Coronavirus
5/7/2020 3:40 PM EST
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Wasiirka caafimaadka Puntland ayaa sheegay in labo Xubno ka mid ah Golaha wasiiradda Puntland laga helay Covid-19.
Ganacsatada Beledweyne oo bilaabay dadaallo lagu xakameeynayo fatahaadda Beledweyne
5/7/2020 12:32 PM EST
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka geeystay meelo kamid ah magaalada Beledweyne ayaa ganacsatadu waxaay ku hoowlanyihiin in ay biyaha ka xakameeyaan xaafadaha aysan weli gaarin fatahaadda Beledweyne.
Dowladda Soomaaliya oo dadaal adag ku bixineysa, sidii magaalada Beledweyne looga badbaadin lahaa fatahaad ku dhufata
5/7/2020 8:52 AM EST
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo xooggan oo ku aaddan sidii magaalada Beledweyne looga hortagi lahaa daadad uu kusoo rogo webiga shabeelle, taas oo saameysa shacabka kunool.
Qaramada midoobe oo sheegtay in Soomaaliya ay roobabka Guga ugu dhinteen 16 ruux , dad bandanna ay ku barakaceen
5/7/2020 7:14 AM EST
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Ugu yaraan 16 ruux ayaa ku dhimatay halka 200,000 ay saameeyeen ku yeesheen deegaannadoodii daad ka dhashay roobka Guga oo Soomaaliya ka da’o inta u dhexeysa bilaha April iyo June , roobka ayaa Waddanka ka bilowday bil ka hor sida ay sheegtay hay’adda isku duwada arrimaha gargaarka qaramada Mioobe ee (OCHA), Maalintii Arbacada ee shalay.
Wasiirkii hub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka Hirshabeelle oo geeriyooday iyo madaxweyne Waare oo ka tacsiyeeyay
5/7/2020 6:03 AM EST
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Wasiirkii hub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka Hirshabeelle xildhibaan Axmed Cumar Gaaboow ayaa ku geeriyooday magaalada Jowhar oo maalmahaan uu ku xanuunsanaa.
Dowladda Boqortooyada Britain oo xaqiijisay in adeegyada xawilaadaha ay sii furnaan doonaan
5/7/2020 1:58 AM EST
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa xaqiijisay in adeegyada xawilaadaha ay sii furnaandoonaan inta lagu jiro waqtigan adag ee lagu jiro la tacaalida cudurka Covid19.
Al-shabaab oo siidaayay digniin hanjabaad ah oo ka dhan ah masiixiyiinta ku nool gobolka waqooyi bari Kenya
5/7/2020 1:30 AM EST
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Masiixiyiinta ku sugan xudduudda Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka walaacsan halista cusub ee kooxda Al-Shabaab.
Mareykanka oo si rasmi ah u shaaciyay 132 qof oo ku dhintay duqeymaha uu ka fuliyay Soomaaliya iyo wadamo kale
5/7/2020 1:12 AM EST
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Howlgallada milatariga Mareykanka ee ka socda afar dal illaa sanadkii 2019 waxaa ku dhintay 132 qof oo rayid ah, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Pentagon.
Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo geeriyooday
5/7/2020 12:44 AM EST
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Wasiirkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim Maxamuud ayaa fiidnimada xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Hindiya.
Somali News
FAO warns of imminent floods in Beletweyne as heavy rains persist
-
HOL
5/7/2020 1:32 PM EST
MOGADISHU (HOL) - Thousands of families in Beletweyne in central Somalia are at the risk of flash floods as water levels in Shabelle river near the brim, the FAO has warned.
Somalia, Djibouti cases soar as porous borders become new threat
-
The East African
5/7/2020 12:27 PM EST
Somalia and Djibouti’s covid-19 cases could become the new worry for regional neighbours already fighting their local battles against the scary virus disease.
International Community has committed initial $16M to fight COVID-19 in Somalia-Amb. Yamamoto
-
HOL
5/7/2020 12:15 PM EST
NAIROBI (HOL) - The international community is committing an initial funding assistance of $16-million to support Somalia’s fight against the COVID-19 pandemic, the US ambassador to Somalia Donald Yamamoto has said.
Eastleigh lockdown: residents wake up to 11 roadblocks
-
Daily Nation
5/7/2020 8:18 AM EST
The effects of a government lockdown in Eastleigh, Nairobi and Old Town, Mombasa dawned on residents Thursday morning after the police flooded the estates to ensure movement was restricted.
Floods kill 16 in Somalia, affect over 200,000 others
-
Xinhua
5/7/2020 4:07 AM EST
At least 16 people have died while more than 200,000 others have been affected by torrential rains and riverine floods since the Gu (April-June) rains started in Somalia a month ago, UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said on Wednesday.
US military operations killed 132 civilians in 2019: Pentagon
-
IANS
5/7/2020 3:54 AM EST
At least 132 civilians were killed in US military operations in Syria, Iraq, Afghanistan and Somalia, according to a Pentagon report.
Somalia: Press freedom deteriorating at rapid pace
-
IPI
5/7/2020 3:52 AM EST
The International Press Institute (IPI), a global network of editors, media executives and leading journalists for press freedom, has urged Somalia President Mohamed Abdullahi Mohamed to take immediate steps to end the harassment of journalists and media outlets.
Tensions erupt in Canadian city over broadcast of Muslim call to prayer
-
Middle East Eye
5/7/2020 1:44 AM EST
A decision to allow mosques in a Canadian city to broadcast the Adhan, the Muslim call to prayer, once a day has resulted in threats against the faith group, with far-right activists demanding the decision be reversed.
Bard College Faculty Member Nuruddin Farah Elected to American Academy of Arts and Sciences
-
Bard College
5/7/2020 1:15 AM EST
Bard College Distinguished Professor of Literature Nuruddin Farah is among the 276 artists, scholars, scientists, and leaders in the public, nonprofit, and private sectors who have been elected this year as members of the American Academy of Arts
U.S. family calls shooting death of Black man a ‘modern lynching,’ demands arrests
-
AP
5/7/2020 1:02 AM EST
The parents of a Black man slain in a pursuit by two white men armed with guns called for immediate arrests Wednesday as they faced the prospect of waiting a month or longer before a Georgia grand jury could consider bringing charges.
Two Weddings, Somali Style
-
Al Jazeera
5/7/2020 12:47 AM EST
Marriage proposals, dresses, feasts and dances - the story of two weddings in Somalia, with traditions old and new.
Respected elder Mohamed Hamud Omar dies from coronavirus with daughter at side
-
St. Paul Pioneer Press
5/7/2020 12:39 AM EST
Haweya Farah’s relationship with her father, Mohamed Hamud Omar, had been complicated and at times discordant over the years.
Somali grocery doubles as halal food shelf in St. Cloud
-
ScTimes
5/7/2020 12:30 AM EST
ST. CLOUD — With assistance from some area organizations, a local grocery store has established a free grocery section to address food insecurity among St. Cloud's Somali residents.