Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, May 5 , 2020
29 kiis oo COVID-19 ah oo laga helay xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi
Talaado, May 5, 2020 (HOL) -Wararka la xariira xaaladda Kenya iyo xanuunka COVID-19 ayaa waxay sheegayaan in ay kor u kaceen xaaladaha cusub ee waddankaasi kusoo kordhaya, iyadoo maanta oo qura la helay kiisas badan.
Wasaaradda caafimaadka Kenya oo dhowaan sii daaysay warka xaaladahan cusub la xiriira ayaa waxay tilmaantay in maanta oo keliya dalkaasi laga helay kiisaska 45 qof, .29 kamid ah waxaa laga helay xaafadda Eastleigh oo ay ku noolyihiin Soomaalida ugu badan ee ku sugan caasimadda Nairobi.
Warka wasaaradda caafimaadka Kenya ay sii daaysay ayaa lagu yiri "Ma jiro cid uu si gaar ah xanuunkaan u yaqaan sidaas darteed yaaney dhicin dad loo takooro".
Guud ahaan Kenya ayaa xaaladaha laga helay wadar ahaan isu-geynta waxay gaarayaan 535 ruux sida ku cad diiwaanka wasaaradda caafimaadka .
Xaafadda Eastleigh oo ah suuq ganacsi oo xooggan waxaa muuqanaya in hadda dowladda Kenya ay u yeelaneyso Il gaar ah, iyadoo bilowday in dadka lagu sameeyo baaritaan looga hubinayo xanuunka COVID-19.
Xaafadda Eastleigh ayaa kiisaskaan laga helay, iyadoo si rasmi ah uu u saaranyahay bandow ka jira xilliyada habeenkii ah, kaas oo ay horay dowladda u saartay si loo xakameeyo fiditaanka xanuunka safmarka ah ee Coranavuris.
Cabdicasiis Axmed Barrow
[email protected]
Hiiraan Online, Muqdisho
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo is afgarad ka gaaray diyaaradii ku burburtay Bardaale
5/5/2020 6:17 PM EST
Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la xiriiray dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta ka dib diyaaraddii Kenya ee ku dhacday Soomaaliya.
Jubbaland oo laga helay 29 Kiis oo cusub oo COVID19
5/5/2020 1:55 PM EST
Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa shaacisay in 29 Kiis oo cusub oo cudurka Covid19 laga diiwaangeliyay Kismaayo.
Soomaaliya oo maanta laga helay 79 xaalad oo cusub oo COVID-19
5/5/2020 1:41 PM EST
Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Xanuunka COVID-19 ayaa aad ugu faafaya Soomaaliya, iyadoo hadda lagasoo sheegayo in kiisas laga helay maamul goboleedyada qaar, taas oo muujineysa in Coronavirus uu aad ugu sii baahayo guud ahaan waddanka.
Xildhibaan Prof. Ibbi oo ka tirsan saamileyda Shirkadda African Express oo sheegay in diyaaraddoodii shalay burburtay, lasoo riday
5/5/2020 7:32 AM EST
Talaado, May 5, 2020 (HOL) -Xildhibaan Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo kamid ah saamileysa shirkadda diyaaradaha ee African express ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay burburkii shalay diyaarad ay leedahay shirkaddaasi oo kusoo dhacday meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee Bardaale oo ka tirsan gobolka Bay.
Wasiirka qorsheynta Soomaaliya oo sheegay in xal waara laga gaari doono fatahaada Beledweyne
5/5/2020 7:20 AM EST
Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Wafdi wasiiro ah oo kasocday xukuumada Soomaaliya ayaa maanta safar kooban ku tagay magaalada Beledweyne, waxaana ujeedadu aay ahaayd sidii aay u kormeeri lahaayeen wabiga Shabeelle iyo sida rasmiga ah ee wax looga qaban karo.
Wasiir Goodax oo QM kala hadlay saameynta COVID-19 uu ku yeeshay waxbarashada dalka
5/5/2020 7:05 AM EST
Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxa uu faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan khadka Internet-ka ku dhex-maray isaga iyo wakiilka QM ee Soomaaliya Danjire James Swan, waxa uuna tilmaamay in wada-hadalkaasi lagu gorfeeyay arrimo la xariira waxbarashada Soomaaliya iyo saameynta xanuunka safmarka ah ee COVID-19 uu ku yeeshay.
Kenya oo ka dalbatay Soomaaliya in baaritaan lagu sameeyo sababtii usoo dhacday diyaaradda African Express Airways
5/5/2020 5:37 AM EST
Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Kenya ayaa ka codsatay Soomaaliya inay baarto sababta keentay inay soo dhacdo duyuurada African Express Airways oo laga leeyahay dalka Kenya, taasoo shalay ku dhacday meel ku dhow garoonka diyaaradaha Bardaale.
Uganda oo joojisay inay bedesho ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya
5/5/2020 2:45 AM EST
Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Militariga Ugandha ayaa si dhakhso leh u hakiyey inay bedelaan ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya sababo la xidhiidha cudurka faafa ee COVID-19.
Bukaankii uu horeeyay oo ka faa’idaystay mashiin neef siiye ah oo uu sameeyay wiil dhalinyaro Soomaaliyeed
5/5/2020 1:54 AM EST
Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa bukaankii ugu horeeyay uga faa’idaysay mashiin neef siiye ah (Ventilator) oo uu gacantiisa ku sameeyay Maxamad Cadaawe oo ah wiil dhalinyaro Soomaaliyeed, oo Muqdisho ku nool.
Kenya xayiraad kusoo rogtay dhaqdhaqaaqa xeryaha Qaxootiga
5/5/2020 1:50 AM EST
Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Kenya ayaa mamnuucday dhaqdhaqaaqa gudaha iyo ka bixida laba xero qaxooti oo waa weyn taas oo qeyb ka ah talaabooyin xakameyn ah oo looga golleeyahay ka hortagga faafitaanka coronavirus ee bulshada nugul.
Somali News
Ethiopian government to conduct mandatory gun registry
-
borkena
5/5/2020 4:30 PM EST
When the firearms control draft legislation got approval in parliament in January of this year, the government announced that the Federal Police Commission will organize a National Firearms Control Division to enforce new legislation across Ethiopia.
Kenya, Somalia to jointly probe Berdale plane crash
-
HOL
5/5/2020 9:49 AM EST
NAIROBI (HOL) - Kenya and Somalia will jointly conduct an investigation into the suspected downing of a humanitarian cargo flight in Berdale which killed all six crew on board.
Kenya seeks answers from Somalia over plane crash
-
Standard Digital
5/5/2020 7:18 AM EST
Kenya has sought answers from Somalia and international agencies on Monday’s crash of a cargo plane in Baidoa, Somalia.
TV reporter stabbed to death in Mogadishu
-
HOL
5/5/2020 3:17 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Kalsan TV journalist Said Yusuf Ali was stabbed to death Monday evening in Mogadishu as two other journalists were assaulted according to media rights groups.
UPDATE: Transport Minister promises independent investigation of Berdale crash
-
HOL
5/5/2020 2:19 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Six people including the pilot perished Monday after their aircraft carrying COVID-19 health and aid supplies came down in what multiple sources said was a result of ground to air shooting in Somalia’s southwest region.
Internal Chinese report warns Beijing faces Tiananmen-like global backlash over virus
-
Reuters
5/5/2020 1:24 AM EST
An internal Chinese report warns that Beijing faces a rising wave of hostility in the wake of the coronavirus outbreak that could tip relations with the United States into confrontation, people familiar with the paper told Reuters.
Facebook: Friend or foe to Somalia’s press freedom
-
Amnesty
5/5/2020 12:54 AM EST
Facebook CEO Mark Zuckerberg likes to sing the praises of his platform as a champion for freedom of expression, but this rings hollow for many journalists in Somalia.
3rd shipment of Turkish medical aid arrives in Somalia
-
AA
5/5/2020 12:45 AM EST
'We can't thank Turkey enough' for aid to fight coronavirus, says Somali foreign minister
Somali army kills 10 al-Shabab militants
-
Xinhua
5/5/2020 12:39 AM EST
MOGADISHU, May 4 (Xinhua) -- Somali army confirmed on Monday that its forces killed 10 al-Shabab fighters on Sunday at one of its military bases in southern region.
COVID-19, locusts and floods: East Africa's triple dilemma
-
Global Voices
5/5/2020 12:35 AM EST
'Coronavirus could kill, but hunger kills many more people'