Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, May 3 , 2020
Maxamed Cabdullaahi Tuulax “ Si loo adkeeyo ammaanka Caasimadda guri guri ayaan u baari doonnaa degmooyinka”
Axad, May 3, 2020 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo maanta kormeer shaqo iyo u kuur galid ammaan kusoo sameeyay seddex kamid ah degmooyinka caasimadda ee Wadajir, Dharkeenley iyo Kaxda ayaa waxa uu sheegay in dhowaan uu billaaban doono howl-gal dhinaca ammaanka ah oo ay booliska Muqdisho ku hubinayaan nabad-gelyada.
Tuulax oo la hadlay saxaafadda Muqdisho waxa uu qeexay in ujeeddada looga gol leeyahay xaqiijinta amniga ay tahay dhowridda bad-qabka shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda, isagoo intaa ku daray in howl-galkaan uu noqon doono mid guri guri loo baarayo degmooyinka qaar.
“Degmooyinka Wada-jir iyo Dharkeenley iyo guud ahaan degmoyinka kale waxaan ku sameyneynaa baaritaan amniga la xiriira oo guri guri ah “ ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Maxamed Cabdullaahi Tuulax.
Hadalkiisa ayaa waxa uu kusoo aadayaa xilli magaalada Muqdisho uu saaranyahay Bandow looga hortagayo xanuunka COVID-19, islamarkaana lagu guda jiro bisha ramadaan oo aan dhibaatooyin badan oo ammaanka ka dhan ah laga soo werin caasimadda Muqdisho.
Cabdicasiis Axmed Barrow
[email protected]
Hiiraan Online, Muqdisho
Soomaaliya oo maanta laga helay 51 xaalad oo ah COVID-19, iyo xanuunka oo kusii fidaya gobollo ka fog caasimadda
5/3/2020 4:22 PM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) - Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa waxey sii daaysay warbixintii maalilaha aheyd ee ku saabsaneyd xaaladda dalka iyo xanuunka Covid-19, waxaana lagu sheegay in manta oo qura ay soo kordheen 51 xaalad, halka 10 bukaan ay ka bogsoodeen xanuunkaan, sida lagu sheegay Warbixinta dowladda Soomaaliya ay sii shaacisay.
Somaliland oo gubtay Qaadkii ugu badnaa oo lagu soo raray dad iyo dameero
5/3/2020 4:18 PM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) - Ciidamada bilayska ee degmada Tog Wajaale oo kutaala xuduuda Ethiopia ayaa meel fagaare ah gubay in ka badan kun kiilo garaam oo Qaad ah, oo la doonayay in si qarsoodi ah loo galiyo gudaha Somailand.
Injineero kascda Dowladda Soomaaliya oo sheegay in xal deg-deg ah laga gaari doono fatahaadaha Beledweyne
5/3/2020 2:51 PM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) -Wafdigan oo kasocday Dowladda Soomaaliya ayaa ahaa laba injineer oo qiimeeyn ku sameeyay wabiga Shabeelle iyo sidii xal deg-deg ah looga gaari lahaa fatahaadaha ayaa sheegay in laga hortagi doono fatahaada wabiga.
Injineer Soomaali ah oo soo saaray Mashiinka Neefta
5/3/2020 8:47 AM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) - Injineer Soomaali ah ayaa soo saaray qalabka neefsashada , xilli ay kordhayaan dadka aan helin Mashiinka Neefta ee u dhimanaya fayruska COVID-19.
Kenya oo sheegtay inay joojisay weeraro Al-shabaab la damacsanayd dalkeeda bisha Ramadaan
5/3/2020 8:14 AM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay joojisay weeraro qorsheysan oo al-Shabaab la damacsanaayeen inta lagu gudajiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, sida lagu sheegay warbixin sir ah oo kooban oo lagu daabacay Sunday Nation.
NUSOJ oo sheegtay in weerarrada ka dhanka xoriyadda saxaafadda ay hoos u dhigayaan saxaafad madax-bannaan
5/3/2020 7:59 AM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) - Ayadoo ay maanta ku beegan tahay Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Adduunka ee 3da May ayuu Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ sheegay in afartii bilood ee ugu dambeysay saxaafadda iyo suxufiyiinta Soomaaliyeed lagu soo qaaday weerarro aad u culus oo ka imaanayay dhinacyo badan.
Daahir Maxamuud Geelle “ Dowladdu waxay saxafiyiinta u caburineysaa diiditaan ah in khaladaad jiro la sheego”
5/3/2020 7:34 AM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) - Siyaasiga Daahir Maxamuud Geelle oo horay laba jeer wasiir ugasoo noqday wasaaradda warfaafinta ee dalka ayaa ka hadlay xaaladda waddanka, gaar ahaan heerka ay taagantahay xoriyadda saxaafadda madaxa bannaan iyo cabirka afkaarta ee xilligan ka jirta gudaha Soomaaliya .
Mahad Cawad "Waxaan dowlada iyo hay'adaha ugu baaqayaa in si degdeg ah loo caawiyo dadka Bacaadweyn oo roobab aay sameeyeen"
5/3/2020 4:01 AM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) - Deegaanka Bacaadweyn oo dhawaan aay ka da'een roobab xoogan ayaa waxaa ka dhashay qasaaro nafeed iyo mid hantiyeed. Waxaana ku burburay guryo badan sida aay sheegeen maamulka deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug.
Puntland oo faahfaahin ka bixisay weerar lagu qaaday saldhig ciidan oo ay ku leedahay galbeedka Gaalkacyo
5/3/2020 3:56 AM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) -Guddoomiyaha gobolka Mudug dhinaca Puntland, Axmed Muuse Nuur, ayaa sheegay in koox shufto ah oo kasoo jeeda Galmudug ay xalay weerareen saldhig ciidanka Puntland leeyihiin oo lagu magacaabo Teerage oo kuyaala galbeedka magaalada Gaalkacyo.
Ciyaaryahan Ozil oo muslimiin kasoo kala jeeda Turkiga, Syria iyo Soomaaliya ka bixiyay afurka bisha Ramadaan
5/3/2020 2:05 AM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) -Xiddiga kooxda Arsenal Mesut Ozil ayaa 713,000 Turkish liras oo u dhiganta $101,000 ugu deeqay Bisha Cas ee Turkiga si loogu qabto ololaha gargaarka ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
Puntland: 12 qof oo cusub oo laga helay Covid 19
5/3/2020 1:56 AM EST
Axad, May 3, 2020 (HOL) -Wasiirka caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa xaqiijiyey inay korortay tirada dadka laga helay cudurka Covid19.
Somali News
End attacks on journalists, media groups tell Somali government
-
HOL
5/3/2020 10:36 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Journalists in Somalia have in the last twelve months come under intense pressure from the government and the militant group Al-Shabaab, media organisations in Somalia has said calling for an end to attacks.
Journalists must be free to cover COVID-19 and upcoming elections-UNSOM head
-
HOL
5/3/2020 9:39 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The media must be free to effectively report on the ongoing COVID-19 pandemic and the upcoming general elections, the UN has said.
Kenya stops attacks planned by al-Shabaab during Ramadhan
-
Daily Nation
5/3/2020 9:33 AM EST
The government has thwarted planned attacks by al-Shabaab during the Holy Month of Ramadhan, which would have seen a number of abductions and hijacking of government vehicles, a confidential security brief seen by the Sunday Nation shows.
Warren Buffett dumps US airline stocks, saying 'world has changed' after Covid-19
-
The Guardian
5/3/2020 4:02 AM EST
Warren Buffett, the legendary American investor, has sold his firm’s entire holdings in the four major US airlines, warning that the “world has changed” for the aviation industry because of the coronavirus crisis.
Somalia announces 70 new cases of corovirus
-
Ministry of Health-Somalia
5/3/2020 3:48 AM EST
Somalia has announced 70 new cases of the Coronavrus during the last 24 hours. This takes the national COVID-19 tally to 671.
Families in plea over Kenyans held in Somalia
-
Standard Digital
5/3/2020 3:42 AM EST
Families of seven Kenyans held at Raskiamboni in Somalia are calling for government intervention to have them freed and brought back home.
Abiy Ahmed tells TPLF “if you repress in Tigray, demand not democracy in Addis Ababa”
-
borkena
5/3/2020 2:49 AM EST
The Coronavirus pandemic has brought about a political complication to Ethiopia. It is now clear that the election can not take place in August 2020 as scheduled before.
Somalia: Spate of Arrests, Intimidation of Journalists
-
HRW
5/3/2020 12:56 AM EST
Allow Public Debate on Security, Covid-19 Responses
Saudi Arabia Looks at ‘Painful’ Measures, Deep Spending Cuts
-
Bloomberg
5/3/2020 12:39 AM EST
Saudi Arabia will need to take “painful” measures and look for deep spending cuts as the kingdom faces a double crisis caused by the coronavirus pandemic and the meltdown in global oil markets, its finance minister said on Saturday.
South African Airways to Be Replaced with New National Airline
-
Sam Chui
5/3/2020 12:30 AM EST
The South African Government has officially moved to shut down South African Airways and form a new national airline.
Turkey Eases Export Rules for Medical Devices Used for Virus
-
AP
5/3/2020 12:18 AM EST
ISTANBUL (AP) — The Turkish Trade Ministry lifted temporary export restrictions and a requirement for private companies to obtain advance permission before shipping abroad medical equipment used in treating COVID-19.
Democratic challenge materializes to Rep. Ilhan Omar
-
Star Tribune
5/3/2020 12:11 AM EST
U.S. Rep. Ilhan Omar launched her political career with an underdog win over a well-known fellow Democrat. Now she’s facing a challenger trying to pull off the same kind of upset.
Video: Somali engineer creates home-made respirator to ease country's COVID-19 crisis
-
Euro News
5/3/2020 12:08 AM EST
Somalia receives a boost in fight against COVID-19 in the form of home-made mechanised respirators, created by 21-year-old Mogadishu-based mechanical engineer
Ethiopia Coronavirus update: 2016 people tested over last 24 hours, no positive case
-
Borkena
5/3/2020 12:03 AM EST
Ethiopian Public Health Institute called up on the pubic not to be lured by the numbers and continue to practice prevention measures including social distancing. No Coronavirus cases reported on May 2.