Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, May 29, 2020
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku dhawaaqay gudi baaritaan ku sameeya dilalkii ka dhacay deegaanka Gololeey
Jimco, May 29, 2020 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray ehelada dhalinyaradii lagu laayay deegaanka Gololeey ee gobolka Shabeelada dhexe. Waxaana sidoo kale uu amar ku bixiyay in baaritaan lagu sameeyo kiiskaas.
Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay gudi baaritaan ku sameeya dhacdadii lagu dilay 8 dhalinyara ah oo ka shaqeeynayay howlo caafimaad.
"Waxaan dareenka murugada la qeeybsanayaa ehelada dhalinyaradii lagu laayay deegaanka Gololeey, waxaan ilahaay uga baryayaa in naxariistiisa uu siiyo. Falkaas foosha xun ma ahan in meelo kale lugaha loo galiyo, waa in baaris sax ah lagu sameeyaa". ayuu yiri madaxweyne Waare.
Madaxweynaha ayaa baaritaanka kiiskan u magacaabay wasiirada arimaha gudaha, amniga, cadaalada, madaxtooyada, xildhibaanka deegaanka uu falku ka dhacay iyo gudoomiyaha gobolka Shabeelada dhexe in baaris 30 maalmood ah aay sameeyaan islamarkaana soo gudbiyaan natiijada.
Dhalinyarada shalay lagu dilay deegaanka Gololeey oo hoostaga degmada Balcad ayaa ka shaqeeynayay howlo caafimaad waxaana laga afduubtay deegaanka oo saacado kadib lasoo dhigay meeydadkooda.
Abdirisak M. Abdulle, Hiiraan Online
[email protected]
Wararkii ugu dambeeyay dibadbaxa rabshadaha wata ee ka socda Minneapolis, Minnesota
5/29/2020 1:36 PM EST
Jimco, May 29, 2020 (HOL) - Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaa maalintii sadexaad ka socda muhaaraadyo rabshado wata, kuwaas oo lagu dalbanaayo in la soo xiro saraakiishii ciidanka booliska ee lagu eedeeyay inay dileen George Floyd oo ahaa African-American.
Ciidamada Galmudug oo la wareegay bara koontarool oo muhiim ah
5/29/2020 9:26 AM EST
Jimco, May 29, 2020 (HOL) - Wasaaradda amniga gudaha Maamulka Galmudug ayaa waxay baro koontarool oo lagu qaado canshuurta ku wareejisay wasaaradda maaliyadda maamulkaasi, kadib dadaal adag oo maalmihii ugu dembeeyay halkaasi ka socday.
Hirshabeelle oo baareysa dilkii loo geystay dhalin-yaro ka shaqeyneysay xarun caafimaad oo shabeellaha dhexe ku taalla
5/29/2020 9:05 AM EST
Jimco, May 29, 2020 (HOL) - Wasiirka wasaaradda Amniga ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre oo dhowaan la hadlay warbaahinta maxalliga ah ee Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in ka maamul ahaan iyaga oo kaashanaya dowladda dhexe ee Soomaaliya ay billaabeen baaritaan la xiriira dilka loo geystay 8 dhalinyaro ah oo ka shaqeynayay xarun caafimaad oo ay maamusho hay’adda Zamzam foundation oo ku taalla tuulada Gololey.
Dibad-bax loogasoo horjeedo dilkii dhalinyaradii caafimaadka ka shaqeynayay oo Balcad ka dhacay
5/29/2020 8:54 AM EST
Jimco, May 29, 2020 (HOL) - Waxaa maanta degmada Balcad ee Gobolka shabeellaha dhexe ka dhacay dibad bax xooggan oo ay dhigeen dadka deegaanka iyo dhalinyarada halkaasi ku nool waxayna ugasoo horjeedeen dilkii 8 dhalinyaro ah oo ka shaqeynay arrimaha caafimaadka loogu geystay duleedka tuulada Gololey.
Mid kamid ah la taliyayaasha Trump oo VOA-da si adag u dhaliilay
5/29/2020 5:59 AM EST
Jimco, May 29, 2020 (HOL) - Mid kamid ah la taliyayaasha sare ee madaxweyne Donald Trump oo lagu magacaabo Brain Hook ayaa waxa uu dhaleeceyn usoo jeediyay idaacadda Codka Mareykanka “VOA” isagoo ku eedeeyay in ay Afhayeen u noqotay dowladda Iiiraan.
Somali News
Curfews ordered for Minneapolis, St. Paul starting 8 p.m. Friday
-
Star Tribune
5/29/2020 5:54 PM EST
The cities of Minneapolis and St. Paul are imposing a curfew starting 8 p.m. Friday, their mayors declared Friday. The curfews will last until 6 a.m. Saturday,....
Minneapolis police officer Derek Chauvin in custody after death of George Floyd
-
Star Tribune
5/29/2020 1:37 PM EST
Minnesota Department of Public Safety Commissioner John Harrington said he just received information that the officer identified as Derek Chauvin in the death of George Floyd has been taken into custody by the Bureau of Criminal Apprehenson.
US adviser accuses VOA of being ‘voice of Iran’
-
Dawn
5/29/2020 4:09 AM EST
Trump administration on Thursday accused a Congress-funded US broadcaster, Voice of America (VOA), of being the voice of Iran.
UN condemns murder of health workers in Somalia
-
HOL
5/29/2020 3:17 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The UN has condemned the abduction and killing of eight health workers in Middle Shabelle and called for thorough investigations into the incident.
Ethiopia records highest daily increase as 100 new COVID-19 cases confirmed
-
Xinhua
5/29/2020 2:45 AM EST
Ethiopia's confirmed COVID-19 cases reached 831 after 100 more cases were confirmed, the Ethiopian Ministry of Health said in a statement on Thursday.
Ethiopia's security forces accused of torture, evictions and killings – report
-
The Guardian
5/29/2020 2:12 AM EST
Ethiopia’s Nobel peace prize-winning prime minister Abiy Ahmed has been urged to investigate allegations that state security forces have committed a raft of serious human rights abuses including torture and unlawful killings since he came to power in 2018.
President Donald Trump promises action over the growing Minneapolis protests
-
Star Tribune
5/29/2020 1:32 AM EST
The Twin Cities convulsed with chaos for a third straight night of violent unrest Thursday in the wake of the Memorial Day death of George Floyd while being restrained on the neck by a Minneapolis police officer, another painful chapter in America’s
How Turkey took control of Covid-19 emergency
-
BBC
5/29/2020 1:31 AM EST
Covid-19 came late to Turkey - on 11 March - but soon singed every corner of the country. Within a month all 81 provinces had been affected.
Libya's Tripoli govt says 30 migrants killed in revenge attack
-
Reuters
5/29/2020 12:41 AM EST
TUNIS (Reuters) - The family of a Libyan people trafficker killed 30 migrants in revenge for his death, Libya’s internationally recognised Government of National Accord (GNA) said on Thursday.
Muslim woman becomes one of the first hijab-wearing judges in UK
-
The Independent
5/29/2020 12:36 AM EST
A Muslim woman has become the first hijab-wearing deputy district judge in the UK.
Debt relief plans for world's poor countries inch forward
-
Reuters
5/29/2020 12:29 AM EST
LONDON/WASHINGTON (Reuters) - Plans for debt relief for the world’s poorest countries inched forward on Thursday as private creditors laid out a blueprint for their involvement, though it received immediate criticism for not going far enough.
Protesters enter Minneapolis police station, set fires as protests over death of George Floyd spread across U.S.
-
AP
5/29/2020 12:18 AM EST
Protesters angered by the death of George Floyd, a handcuffed black man who died while in police custody, gained access to a Minneapolis police precinct on Thursday, the third straight night of violent protests spreading beyond the city.
Somalia confirms 97 new COVID-19 cases as tally hits 1,828
-
Xinhua
5/29/2020 12:08 AM EST
MOGADISHU, May 28 (Xinhua) -- Somali Health Ministry on Thursday recorded 97 new COVID-19 cases, raising the total number of infections to 1,828.