Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, May 28, 2020
Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay gudiga mareeynta masharicda xalka waara
Khamiis, May 28, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay gudiga maareeynta mashaariicda xalalka waara ee laga gaarayo fatahaada wabiga Shabeelle.
Gudigan ayaa ka kooban sagaal qeybood oo aay kamid yihiin wasiiro, iyo gudoomiyaasha labada gobol ee Hirshabeelle, waxaa sidoo kale magacaabistan qeyb ka ah xafiiska Raiisul wasaaraha Soomaaliya.
Warqada kasoo baxday xafiiska madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in gudigan aay kashaqeeyn doonaan maareeynta mashaariic ku aadan ka hortaga fatahaada Beledweyne.
Abdirisak M. Abdulle, Hiiraan Online
[email protected]
Meydka 9 dhalinyaro ah oo xirfadlayaal caafimaad ahaa oo Gololley lasoo dhigay
5/28/2020 11:22 AM EST
Khamiis, May 28, 2020 (HOL) - Wararka ka imanaaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelladaa dhexe ayaa waxay sheegayaan in la keenay meydka 9 dhalinyaro ah oo shalay laga qafaashay deegaanka Gololley oo 8KM u jira degmadaasi.
Beledweyne : iska horimaad ka dhashay is-hortaag lagu sameeyey madaxweynaha Hirshabeelle
5/28/2020 7:24 AM EST
Khamiis, May 28, 2020 (HOL) - Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare islamarkaana kusii jeeday deegaanka Jawiil oo 20km dhanka waqooyi ka xiga magaalada Beledweyne ayaa waxaa banaanbax kaga horyimid dadka deegaanka Ceelgaal oo 13km waqooyi ka xiga magaalada Beledweyne.
Somaliland oo laga helay kiisas badan oo Coronavirus ah
5/28/2020 5:53 AM EST
Khamiis, May 28, 2020 (HOL) - War kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in kiisas badan oo gaaray 32 xaalad oo cusub oo ah xanuunka COVID-19 laga helay deegannadaasi, kadib markii baaritaan lagu sameeyay dad badan oo looga shakisnaa xanuunka.
Sargaal Boolis ah oo qarax lagu dilay Muqdisho
5/28/2020 5:38 AM EST
Khamiis, May 28, 2020 (HOL) - Waxaa maanta qarax sida la aamisanyahay loogu xeray gaarigiisa ku geeriyooday sargaal ka tirsan Ciidamada booliska Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Cabdishakuur Cabdi Dhicisow oo loo yaqaannay ‘Jaabari” iyo qof kale oo la socotay, halka mid kamid ilaaladiisa uu ku dhaawacmay sida HOL ay u sheegeen dad Goobjoogayaal ah.
Dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo ka cararay gobolka Mudug oo gaaray gobolka Bari
5/28/2020 5:16 AM EST
Khamiis, May 28, 2020 (HOL) - Ugu yaraan 60 ka tirsan dagaalamayaasha kooxda Al-Shabaab ayaa doon ku tagay Tuulada Hul Aanood ee Gobolka Bari, sida uu qoray bog ka faallooda wararka ururada argigixisada oo la yiraahdo intelligencebriefs.
Dowladda Qatar oo sheegtay inay gargaar caafimaad usoo dirtay Soomaaliya
5/28/2020 5:00 AM EST
Khamiis, May 28, 2020 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sultan bin Saad Al Muraikhi iyo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo qadka taleefonka ku wada xidhiidhay ayaa ka wada hadlay dib u eegista iskaashiga laba geesoodka ah iyo arrimaha dana wadaagga ah ee labada dal.
Xiisad Colaadeed oo ka soo cusboonaaneysa magaalada Baladxaawo
5/28/2020 3:44 AM EST
Khamiis, May 28, 2020 (HOL) - Xiisad kacsanaan ah ayaa wali ka jirta magaalada xuduuda Soomaaliya ee Balad Xaawo iyada oo ay jiraan warar sheegaya in Wasiirka Amniga Jubbaland ee soo fakaday uu u diray ciidamo badan oo u diyaar garoobaya la dagaallanka ciidamada Soomaaliya ee fadhigoodu yahay magaalada.
Somali News
Seven healthworkers, civilian executed by masked gunmen
-
HOL
5/28/2020 8:08 PM EST
Mogadishu (HOL) - The bodies of eight young men, seven of them health workers have been discovered on Thursday after they were and killed in an execution-style slaying in Middle Shabelle's Gololey village.
Gov. Tim Walz activates Minnesota National Guard to restore order amid riots, looting
-
Star Tribune
5/28/2020 6:06 PM EST
Gov. Tim Walz activated the Minnesota National Guard to restore order in the wake of protests, riots and looting following George Floyd’s death
University Of Minnesota Cuts Ties With Minneapolis Police After George Floyd Death
-
Time
5/28/2020 4:34 PM EST
The University of Minnesota is limiting its relationship with the Minneapolis Police Department following the police killing of George Floyd, a black man who died during an arrest on May 26
Bodies of 9 abducted medical workers found in Bal’ad, Middle Shabelle region
-
HOL
5/28/2020 1:11 PM EST
MOGADISHU (HOL) - The bodies of nine medical workers who were allegedly abducted by the militant group Al-Shabaab Wednesday were found today in the outskirts of Bal’ad town in Middle Shabelle region.
Senior PM advisor appointed head of National Bureau of Statistics
-
HOL
5/28/2020 1:04 PM EST
MOGADISHU (HOL) - A senior economic advisor at the Prime Minister’s office has been appointed to head the newly created National Bureau of Statistics.
Somalia records 45 COVID19 recoveries, 97 new cases
-
HOL
5/28/2020 11:40 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The number of COVID19 cases in Somalia Thursday rose to 1828 after 97 more people tested positive for the disease in the last 24 hours.
Small-scale Somali farmers lose everything in Middle Shabelle floods
-
Radio Ergo
5/28/2020 9:15 AM EST
Small-scale subsistence farmers in Somalia’s Middle Shabelle region have lost everything to the recent flooding of the river Shabelle River that has destroyed nearly 20,000 hectares of farmland across 21 villages over the past month.
In disappearance of Ridwan Dahir, Somali community looks to bring a mother closure
-
Sahan Journal
5/28/2020 9:08 AM EST
Almost two months have gone by since the disappearance of 25-year-old Minneapolis resident Ridwan Dahir. With the help of the local Somali community, his mother is still seeking answers on her son’s whereabouts.
Djibouti reports 229 new COVID-19 cases as tally surges to 2,697
-
Xinhua
5/28/2020 3:47 AM EST
Djibouti's Ministry of Health on Wednesday announced 229 new COVID-19 cases, bringing the total number of confirmed cases in the Horn of Africa nation to 2,697 as of Wednesday afternoon.
MPLS venture capitalist loses office lease after racially profiling Somali entrepreneurs
-
HOL
5/28/2020 1:54 AM EST
Minneapolis (HOL) - A Minneapolis venture capitalist who led the campaign to "Save Lake Calhoun" from reverting its name to Bde Maka Ska has lost his office lease after a viral video of him racially profiling a group of Somali entrepreneurs at an Uptown Minneapolis office building garnered condemnation throughout Minnesota and beyond.
U.S to upgrade base in Djibouti to bolster Al-Shabaab airstrikes in Somalia
-
HOL
5/28/2020 1:20 AM EST
Djibouti (HOL) - The U.S is upping its airstrikes campaign in Somalia following an expected upgrade of its airfield in Djibouti to handle increased flights of unmanned aircraft.
Trump to sign executive order on social media on Thursday: White House
-
Reuters
5/28/2020 12:46 AM EST
WASHINGTON (Reuters) - U.S. President Donald Trump will sign an executive order on social media companies on Thursday, White House officials said after Trump threatened to shut down websites he accused of stifling conservative voices.
George Floyd death: Pressure mounts for US officers to be charged
-
Al Jazeera
5/28/2020 12:38 AM EST
Calls grow for the prosecution of four Minneapolis police officers over the death of George Floyd, an unarmed Black man.
As protests over George Floyd's death swell, looting and flames erupt in south Minneapolis
-
Star Tribune
5/28/2020 12:26 AM EST
Anger over the death of George Floyd spilled into the streets of Minneapolis for a second night Wednesday, as protesters lobbed rocks and bottles at police and gathered separately outside the homes of Hennepin County Attorney Mike Freeman and the fired officer who knelt on Floyd’s neck.
It’s Official: 100,000 Are Dead of Covid-19 in America, and Their Blood Is on Trump’s Hands
-
The Intercept
5/28/2020 12:18 AM EST
IT’S OFFICIAL: Donald Trump now has the blood of 100,000 people on his tiny hands.
Mandera: Elwak to become a municipality
-
Daily Nation
5/28/2020 12:12 AM EST
Elwak, the second most populous town in Mandera County, is set to become a municipality after members of the county assembly voted to elevate its status.
Somali Beledweyne city cut off by flooding
-
The East African
5/28/2020 12:08 AM EST
Six months ago, Beledweyne, a town in central Somalia was battered by heavy rainstorms. The flooding destroyed houses, crops and roads, and displaced thousands of families.