4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, May 23, 2020
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kasoo horjeestay xil ka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay M/Deni



Sabti, May 23, 2020 (HOL) -  Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hor yimid Xilka qaadis iyo Magacaabis uu sameeyay madaxweynaha Puntland.

Qoraal kasoo baxay madaxweyne ku xigeenka ayaa lagu sheegay in aanu wax wada tashi ah ku lahayn magacaabidda islamarkaana wuxuu madaxweynaha ku eedeeyay inuu ka xadgudbay dastuurka Puntland.



Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]