Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, May 2 , 2020
Shil gari oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Jigjiga
Sabti, May 2, 2020 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in maanta uu shil gaari ka dhacay halka laga soo galo magaalada Jigjiga dhinaca Wajaale, gaar ahaan meesha u dhaw kaalinta shidaalka ee TOTAL.
Shilkan gaari ayaa dhacay kaddib markii ay isku dhaceen Bas yar oo Wajaale ka yimid iyo Bajaaj, waxaana ku dhimatay 4 qof halka tiro kalena uu dhaawac soo gaaray.
Shilalka noocan oo kale ah ayaa inta badan sabab looga dhigaa wadayaasha gawaarida oo xawaarihii loogu talagalay mid ka badan ku wada gawaarida, taasna ay keento inuu dhaco shil ay ku nafwaayaan dad aan waxba galabsan.
Hiiraan Online, News Desk
Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo shaacisay kiisas cusub oo Covid19
5/2/2020 1:26 PM EST
Sabti, May 2, 2020 (HOL) - Wasiirka wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay inaay sii kordheen dadka qaba cudurka Covid19, waxaana aay sheegtay in 48 saac gudahood laga helay 70 qof.
Muran ka dhashay xil-ka-qaadis lagu sameeyay gudoomiyaha degmada Garbahaareey
5/2/2020 9:39 AM EST
Sabti, May 2, 2020 (HOL) -Is-qabqabsiga maamul iyo muran siyaasadeedkan ayaa yimid kadib markii gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) uu shalay xil-ka-qaadis ku sameeyay masuuliyiinta maamulkii degmadaasi oo si toos ah u hoostagayay Jubbaland, islamarkaana magacaabay gudoomiyeyaal cusub.
Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya " Waxaan soo gudbinaa xog ku saleeysan cilmi”
5/2/2020 7:34 AM EST
Sabti, May 2, 2020 (HOL) - Wasaarada caafimaadka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadalkii dhawaan kasoo baxay wasiirka wasaarada warfaafinta Soomaaliya ee ahaa in qof kasta oo dhinta aay u aqoonsanyihiin inuu u geeriyooday fayriska Karoona, waxaana wasaaradu aay sheegtay in dadka Soomaaliyeed aay lawadaagto xog cilmiyeeysan.
Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed oo ku baaqay in la xaq dhowro xuquuqda Shaqaalaha
5/2/2020 6:32 AM EST
Sabti, May 2, 2020 (HOL) - Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU) ayaa hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed, xilli dunidda Jimcihii shalay laga xusay maalinta shaqaalaha adduunka.
Dowladda Soomaaliya oo deeq caafimaad ka heshay Turkiga
5/2/2020 6:02 AM EST
Sabti, May 2, 2020 (HOL) -Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd la wareegtay deeq caafimaad oo ka timid Jamhuuriyadda Turkiga, waxaana loogu tala-galay in xaaladda caafimaad ee waddanka wax weyn looga qabto.
saddex kamid ah shaqaalaha midowga Yurub ee Soomaaliya oo laga helay cudurka Covid19
5/2/2020 4:25 AM EST
Sabti, May 2, 2020 (HOL) - Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in 3 xubnood oo kamid ah shaqaalaha howlgalka midowga yurub ee Soomaaliya laga helay COVID-19.
Saxafiga Khaalid Foodhaadhi oo lagu xiray Hargeysa, xilli xaaladda xoriyatul-qowlka Somaliland aad looga deyrinayo
5/2/2020 4:23 AM EST
Sabti, May 2, 2020 (HOL) - Ciidamo la tirsan kuwa ammaanka Somaliland ayaa xalay gurigiisa kala baxay weriye Khaalid Foodhaadhi oo kamid ah Suxufiyiinta madaxa bannaan ee ka shaqeynayay halkaasi, wararka iyo dhacdooyinka gobolka geeska Afrika ayuu si weyn ugu tebin jiray baraha arrimaha bulshada, waxaana ku xiran dad badan.
Sagaal kamid ah askarta ciidamada AMISOM oo la galiyay xaalad karantiil ah
5/2/2020 3:36 AM EST
Sabti, May 2, 2020 (HOL) - Sagaal xubnood oo ka tirsan Ciidamada AMISOM ee kasoo jeeda dalka Uganda, ayaa ku jira xaalad karantiil ah kadib markii ay noqdeen askartii ugu dhowayd ee xidhiidka la sameeyay asakri laga helay cudurka oo jooga Muqdisho.
Human Rights watch oo ku eedeeysay dowladda federalka inay sii laba jibaartay hanjabaadooda ku aaddan suxufiyiinta
5/2/2020 3:13 AM EST
Sabti, May 2, 2020 (HOL) - Mas'uuliyiinta Soomaaliya ayaa sii laba jibaaraya hanjabaadooda ku aaddan suxufiyiinta xilli dalku wajahayo tiro sii kordheysa oo kiisaska Covid-19 ah, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxay hay'adda udoooda ilaalinta xuquuqda Aadanaha ee Human Rights watch.
Cumar Filish "12 maalmood gudahood waxaa Muqdisho ku geeriyooday 500 oo qof"
5/2/2020 2:47 AM EST
Sabti, May 2, 2020 (HOL) -Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ka hadlaayay munaasabad looga hadlay Covid19 ayaa sheegay in maamulku uu diiwaan galiyay dadka ku dhinta magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in maalin walba aay geeriyoodaan 30 qof.
Somali News
Nine UPDF soldiers quarantined in Somalia
-
Daily Monitor
5/2/2020 10:08 AM EST
Nine members of the Uganda People’s Defence Forces (UPDF) contingent in Somalia are under isolation after coming into contact with a confirmed case who is in Mogadishu.
Three EU officials in Somalia test positive for COVID-19
-
HOL
5/2/2020 8:50 AM EST
MOGADISHU ( HOL) - Three officials from the EU Mission in Somalia have contracted COVID-19, the Mission has said noting those who came into contact with the three have been put under quarantine.
Turkey to send medical aid to Somalia to fight coronavirus
-
Daily Sabah
5/2/2020 3:13 AM EST
Turkey will send medical supplies to Somalia to help the country combat the coronavirus outbreak, the Turkish presidential spokesman said on Friday.
At least 500 may have died of COVID-19 in two weeks-Mogadishu Mayor
-
HOL
5/2/2020 3:09 AM EST
MOGADISHU (HOL) - At least 500 people may have died of COVID-19 in the last two weeks in Mogadishu alone, the city’s mayor Omar Filish has said affirming fears the official numbers released by the government in its briefings are way much lower.
Coronavirus: Why so many people are dying in Belgium
-
BBC
5/2/2020 12:33 AM EST
Belgium is the world's worst affected country when it comes to the coronavirus mortality rate.
Why regional rivals Turkey and UAE are in war of words over Libya
-
Al Jazeera
5/2/2020 12:23 AM EST
Ankara and Abu Dhabi, who find themselves on opposing sides of many Middle East issues, now trade barbs over Libya war.
Somali medics report rapid rise in deaths as Covid-19 fears grow
-
The Guardian
5/2/2020 12:17 AM EST
Concerns that official mortality counts in African countries are a big understatement
After rumours about health, North Korea state media report Kim Jong Un appearance
-
Reuters
5/2/2020 12:12 AM EST
SEOUL (Reuters) - After weeks of intense speculation about the health of Kim Jong Un, state news agency KCNA said on Saturday the North Korean leader attended the completion of a fertilisers plant north of Pyongyang, the first report of his appearance since April 11.
In a Victory for Women in Sudan, Female Genital Mutilation Is Outlawed
-
New York Times
5/2/2020 12:06 AM EST
CAIRO — Sudan’s new government has outlawed the practice of female genital mutilation, a move hailed as a major victory by women’s rights campaigners in a country where the often dangerous practice is widespread.