Sabti, Maarso, 21, 2020 ((HOL)- Ururka Laanqayrta Cas ee Kenya ayaa kula taliyayay dadka reer Kiinya inay ka hortagaan maaskaro been abuur ah oo loogu talo galay in lagaga hortago cudurka coronavirus.
newsinsideUrurka Laanqayrta Cas ee Kenya ayaa u sheegay dadka reer Kenya in ay iska indhatiraan qof walba oo bixinaya maaskaro bilaash ah.
“Qoraalkayagu wuxuu ku saabsan yahay warbixinnada la sheegayo inay yihiin shaqaalaheena u qaybinaya maaskaro ka ilaalin doona inay qaadaan cudurka 'coronavirus', ayaa lagu yiri qoraalka laanqyarta Cas.
"Waxaan kula talineynaa dadka reer Kenya in ay u hoggaansamaan awaamiirta dowladda ee ku saabsan cudurka 'coronavirus' oo ay ka mid yihiin joogteynta heerarka nadaafadda sare, dhawrista fogaanta lagu taliyay ee bulshada iyo in laga fogaado meelaha dadku ku badan yahay," ayay tiri Laanqayrta Cas ee Kenya.
Koox dad ah oo isu sheegaya inay yihiin mutadawiciin Laanqayrta Cas katirsan ayaa lagu arkay meelo kala duwan oo basaska laga raaco magaalooyinka waaweyn iyagoo qaybinaya dadka maaskaro.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]