Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Mar 2 , 2020
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo soo bandhigtay xogta cudurka Coranavirus
Isniin, Maarso, 02, 2020 (HOL)- Iyadoo laga duulayo walwalka sii badanayo ee caalamku uu ka qabo sii faafitaanka cudurka Coronavirus (COVID-19), iyo dareenka bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan cudurka COVID-19, ayaa Wasaaradda Caafimaadka waxay bulshada la wadaagtay xogtii ugu dambeysay cudurka.
Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka wasaaradda.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo kala saxiixday heshiis dhaqaale oo dhan $122.55 milyan
3/2/2020 3:36 PM EST
Isniin, Maarso, 02, 2020 (HOL)- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Beileh iyo Madaxweyne kuxigeenka Bangiga Horumarinta Afrika, Khaled Sherif ayaa kala saxiixday heshiis $ 122.55 milyan oo doollar si loogu hormariyo ajendaha qaran ee Soomaaliya, xoojinta nabadda, in la hubiyo koboc dhaqaale oo loo dhan yahay iyo yareynta saboolnimada.
Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gashay shirkaddaha shidaalka baara ee Shell / Exxon
3/2/2020 3:06 PM EST
Isniin, Maarso, 02, 2020 (HOL)- Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa sheegtay in Soomaaliya ay la gashay qorshe-hawleed bilow ah shirkadda Shell / Exxon si loo baaro loona horumariyo kaydka saliidda iyo gaaska ee laga heli karo xeebaha.
Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool oo lagu dilay qarax gaarigiisa loogu xiray
3/2/2020 9:47 AM EST
Isniin, Maarso, 02, 2020 (HOL) - Gudoomiyihii maxkamada Gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud Cumar ayaa la xaqiijiyey inuu ku geeriyoodey qarax lala eegtay gaadhigiisa xili uu sii gelayey hotel Xamdi oo ku yaal bariga magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool.
Hoggaamiyihii Ahlusunna Waljamaaca oo Garowe ku sugan haatan
3/2/2020 8:59 AM EST
Isniin, Maarso, 02, 2020 (HOL)- Hoggaamiyaha ururka Ahlusuna waljamaaaca Macalin Maxamuud Sheikh Xasan, ayaa socdaal qarsoodi ah oo laga qariyay saxaafada ku yimid magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.
Maxkamad kutaala Maraykanka oo lasoo taagay nin loo haysto inuu xaaskiisa dilay
3/2/2020 6:17 AM EST
Isniin, Maarso, 02, 2020 (HOL)- Nin Soomaali ah ayaa maxkamad lagusoo taagay dalka Maraykanka, isagoo lagusoo oogay dacwad ku saabsan in uu xaaskiisa dilay.
Dagaal culus oo goor dhaw ka qarxay degmada Balad-Xaawo
3/2/2020 5:13 AM EST
Isniin, Maarso, 02, 2020 (HOL)- Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa goor dhaw ka qarxay degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo
Kenya oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Dowladda Soomaaliya
3/2/2020 2:35 AM EST
Isniin, Maarso, 02, 2020 (HOL)- Dowladda Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeyn dhawaan uga timid dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Kenya fara-galin ku heyso Qarannimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya
Guddoomiye Mursal '' Dalka wey ka dhaceysaa doorasho qof iyo cod ah
3/2/2020 12:55 AM EST
Isniin, Maarso, 02, 2020 (HOL)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa sheegay in qorshuhu yahay dalka in laga qabto doorasho qof iyo cod ah.
Somali News
Somalis turn to Dr Hyena to fight depression, mental illness
-
Reuters
3/2/2020 5:02 PM EST
MOGADISHU (Reuters) - The growls from the caged hyena reverberate through the room as Mohamed Sheikh Yakub slumps silently in a chair nearby, hoping the animal will frighten away the evil spirits he says have troubled him since his divorce.
Calm returns in Belet-Hawo after heavy fighting, Kenya says no incident in Mandera
-
HOL
3/2/2020 11:05 AM EST
BELET_HAWA (HOL) - Calm has returned in Belet-Hawo following heavy artillery fire between Somali National Army and Jubbaland forces as Kenya assured there was no incident on its side in Mandera.
The 4th annual real estate and homes expo kicks off in Mogadishu
-
HOL
3/2/2020 10:56 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The 4th annual Somalia Real Estate, Construction Conference and Homes Expo (SORECO) kicked off in Mogadishu today bringing together experts, stakeholders and enthusiast in the construction and real estate sectors in Somalia.
Judge killed in rare IED attack in Las-Anod, Sool region
-
HOL
3/2/2020 10:36 AM EST
HARGSEISA (HOL) - A judge in Las-Anod was killed Monday in a car bomb explosion in a rare bomb attack in the northern Somalia region.
Fresh fighting between Federal and Jubbaland forces breaks out in Belet-Hawo
-
HOL
3/2/2020 4:56 AM EST
NAIROBI (HOL) - Fighting broke out in the border town of Belet-Hawo in Gedo region Monday morning between Somali federal forces and Jubbaland troops displacing people from their homes.
Kenya rubbishes Somalia’s ‘intrusion’ claims, terms them ‘baseless and insincere’
-
HOL
3/2/2020 4:31 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Kenya has dismissed claims by Somalia that it was involved in intrusion and encroachment in its borders terming them as ‘baseless’ and ‘insincere’ aimed at ‘creating artificial fissures’ between the two countries.
Turkey strikes Syrian planes and airports, escalating Idlib fight
-
Reuters
3/2/2020 12:21 AM EST
ISTANBUL/BEIRUT (Reuters) - Turkey shot down two Syrian warplanes over Idlib on Sunday and struck a military airport well beyond its frontlines in a sharp escalation of its military operations following the death of dozens of Turkish soldiers last week.
New Tact Al-Shabaab Using to Recruit Kenyans
-
Kenyans Co
3/2/2020 12:11 AM EST
Somalia-based terror group, Al-Shabaab, has stumbled upon a new way to lure Kenyan recruits even as attacks in the North-Eastersn part of the country increase.
7 dead, over 700 cholera cases in Somalia: UN
-
Anadolu Agency
3/2/2020 12:11 AM EST
At least seven deaths and over 700 cases have been reported in a cholera outbreak in Somalia, the United Nations said on Sunday.
Bomb blast kills 4 soldiers in Somalia
-
Anadolu Agency
3/2/2020 12:09 AM EST
At least four Somali government soldiers were killed and several others wounded when a bomb blast targeted a military convoy near the town of Warmahan, lower Shabelle region, an official said on Sunday.
Kenya denies interfering with Somalia's internal affairs
-
Daily Nation
3/2/2020 12:06 AM EST
Kenya has rejected claims it is interfering with Somalia's internal affairs and dismissed them as "fabricated for political expediency".
Diaspora has big role as Somalia rebuilds economy, global ties: finance minister
-
Reuters
3/2/2020 12:03 AM EST
Somalia’s 2-million strong diaspora has a huge role to play as the Horn of Africa country rebuilds its economy and resets ties with major international institutions after three decades as a “failed state,” Somalia’s finance minister said.