Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, July 23, 2020
Raysal Wasaare Kheyre: Waxaan ku heshiinay inaan is dhegaysanno inagoo kala aragti duwan
Khamiis, Luulyo 23, 2020 (HOL) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay shirkii magaalada Dhuusomareeb ugusoo gabagabeeyay dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada inuu ahaa shir is dhegaysi iyo isku tanaasul ku qotomay danta dadka Soomaaliyeed.
Raysal Wasaare ayaa sheegay xaallada uu dalka marayo inay qasab tahay in la wada shaqeeyo si waddanka looga saaro marxalada uu marayo.
“Waxaan ku heshiinnay inaan is dhageysanno, waliba marka aan kala aragti duwannahay, si aan isugu keenno aragti mideysan oo dalka u sii horseedi karta hormarka dhaqaale, amni iyo midka siyaasadeed ee aan dalka gaarsiinnay,” ayuu yidhi raysal wasaare Kheyre.
Wuxuu sheegay raysal wasaaruhu shirka Dhuusomareeb inuu horseed u yahay sidii loo dhameystiri lahaa arrimaha dhiman ee horyaala shirka saddexaad ee la isku imaandoono magaalada Dhuusomareeb.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Hawl-Wadeenada Caafimaadka oo walaac ka muujiyey hoos u dhac ku yimid tallaalkii carruurrta xilliga cudurka Covid-19
7/23/2020 4:00 PM EST
Khamiis, Luulyo 23, 2020 (HOL) - Hawl-Wadeenada daryeelka caafimaadka ee gobolka Minnesota ayaa walaac ka muujiyey hoos u dhac yimid tallaalkaii caruurta xilli adduunka uu la wareersanyahay cudurka dilaaga ah ee Covid-19. Carruurta oo si joogta ah tallaalkooda u qaato ah u qaato tallaalkooda wuxuu ka hor-istaaga cuduro badan.
Dowladda Ingiriiska oo ku dhawaaqday $22 milyan oo lagu taageerayo wax ka qabashada dhibaatada Ayaxa Soomaaliya
7/23/2020 11:21 AM EST
Khamiis, Luulyo 23, 2020 (HOL) - Dowladda Ingiriiska ayaa maanta ku dhawaaqday $ 22 milyan oo looga jawaabayo dhibaatooyinka uu Ayaxu ugeystay Soomaaliya.
Puntland: Qoysas degaanadoodii uga bakaracay ururka Al-shabaab
7/23/2020 6:49 AM EST
Khamiis, Luulyo 23, 2020 (HOL) - Degaano katirsan gobolka Sanaag ee Puntland ayaa laga barakacay kadib markii kooxda Al-shabaab ay xoog kula wareegeen guryihii iyo dhul beereedkii degaanadaas ku yiilay.
Madaxweyne Farmaajo “waxaan meel iska dhignay dantii ku saabsaneyd shakhsiga”
7/23/2020 4:22 AM EST
Khamiis, Luulyo 23, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu xalay ka hadlay munaasabaddii lagusoo xerayay shirkii Dhuusamareeb uga socday madaxda maamul Goboleedyada iyo hoggaanka ugu sarreeyo dalka.
Madaxweyne Waare “ Yeenaan fuusto daloosho biya ku dhaamin, dalkaan waa muhiim in tabartiisa la eego”
7/23/2020 3:48 AM EST
Khamiis, Luulyo 23, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Dr. Maxamed Cabdi Waare oo khdubad dhowr daqiiqo ah ka jeediyay xeritaanka shirkii Dhuusamareeb ayaa waxa uu ka hadlay arrimo guud ahaan khuseeyay doorashooyinka Soomaaliya.
Dabeylo xoogan oo Bur-buriyay Guryo ku yaala Magaalada Jowhar
7/23/2020 12:48 AM EST
Khamiis, Luulyo 23, 2020 (HOL) - Dabeylo xoogan oo duhurnimadii shalay ka kacay magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabelle, oo socday mudo kooban ayaa sababay iney dumaan qaar ka mid ah guryo ku yaalay Xaafada Hantiwadaag.
Somali News
Restaurant Review | Afra Grill: Somali spot worthy of All-American honors
-
Columbus Dispatch
7/23/2020 9:38 PM EST
In my experience, people who immigrate to this country often exhibit a deep faith in the lofty ideals on which America was founded.
UK announces an additional funds to combat locusts in the Horn of Africa
-
HOL
7/23/2020 1:08 PM EST
Mogadishu (HOL) - The UK announced on Thursday that it would be contributing another £18 million (Over $22 million) to combat vast swarms of locusts have swept through East Africa since January.
Decision in Montsion manslaughter trial expected in October
-
CBC
7/23/2020 12:26 PM EST
Const. Daniel Montsion's punches to Abdirahman Abdi's head during a violent arrest caused the Somali-Canadian man's death, according to the Crown's closing arguments, which wrapped up Wednesday.
Gov. Tim Walz orders residents to wear face masks indoors across Minnesota
-
HOL
7/23/2020 12:08 PM EST
Minneapolis (HOL) - Minnesota's Governor Tim Walz on Wednesday ordered all state residents to wear face masks in all indoor public spaces in a bid to slow the curb of COVID-19.
UN says 5.2 mln Somalis in need of humanitarian aid due to floods, COVID-19
-
Xinhua
7/23/2020 11:09 AM EST
About 5.2 million Somalis including three million children are in need of humanitarian assistance due to the triple threat of floods, locusts and COVID-19, the UN children's fund (UNICEF) said on Thursday.
Police officer killed, three injured in Yumbis gun battle
-
Daily Nation
7/23/2020 10:01 AM EST
A police officer was killed and three others were injured Wednesday evening after suspected Al-Shabaab militants attacked a police camp in Garissa.
5,000 Puntland candidates sat for FGS administered tests - Education Minister
-
HOL
7/23/2020 8:06 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Five thousand students from Puntland sat for the Federal Government administered form four exam last week despite the eastern state failing to recognise it.
FGS-FMS leaders task committee to draft electoral model
-
HOL
7/23/2020 3:31 AM EST
DHUSAMAREB (HOL) - Federal and state leaders meeting in Dhusamareb Wednesday inched closer to a political deal on holding elections this year following an agreement to establish a technical committee to work out details of an electoral model.
'Dangerous adventure': Turkey warns Egypt over Libya invasion
-
Al Jazeera
7/23/2020 12:48 AM EST
At Istanbul meeting, Russia and Turkey agree to push for a ceasefire but Ankara says eastern commander must retreat.
Big-Power Rivalries Hamstring Top U.N. Missions
-
Foreign Policy
7/23/2020 12:41 AM EST
Big and small powers increasingly handpick U.N. special representatives, testing the authority and independence of the U.N. secretary-general.
Somaliland Demands Inclusion As Key Stakeholder In Red Sea Matters
-
Busiweek
7/23/2020 12:35 AM EST
Somaliland is demanding to be included among the key stakeholders of the Red Sea.
Canadian distance runner Moh Ahmed rules 1,500 metres at Bowerman intrasquad meet
-
CP
7/23/2020 12:28 AM EST
2-time Olympian 3 seconds shy of Kevin Sullivan's national mark of 3:31.71 in 2000
How Rwanda is successfully dealing with coronavirus
-
CNN
7/23/2020 12:23 AM EST
Densely-populated Rwanda is emerging as one nation that has effectively managed coronavirus.
House votes to repeal Trump travel ban
-
The Hill
7/23/2020 12:14 AM EST
The House passed legislation to repeal President Trump's controversial travel ban in a 233-183 vote along party lines on Wednesday.
Somalia allocates $500K to help flood victims
-
AA
7/23/2020 12:10 AM EST
Thousands flee Afgoye region in southwestern Somalia following flash floods