Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, July 20, 2020
Shirkadda Kenya Airways oo sheegtay in ay joojisay duulimaadyo toos ah oo ay ku tegi lahayd Muqdisho
Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Shirkadda caalamiga ah ee diyaaradaha Kenya Airways, oo sanadkaan la filayay in duulimaadyadeeda tooska ah ku tagto garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde, ee Muqdisho ayaa la joojiyay.
Ku simaha agaasime ku-xigeenka duulista hawada Karanja Ndegwa, ayaa sheegay in duullimaadyada Muqdisho la saaray hakin ilaa ay shirkaddu ka soo baxdo shuruudaha caymiska ee Maamulka Hawada Soomaaliya.
Qorshaha lagu bilaabayo duulimaadyada Muqdisho ma ahan macquul waqtigan sababtoo ah caymiska sidoo kale aad ayuu u sarreeyaa,”ayuu yiri Mr Ndegwa oo lahad layay Business Daily xili uu wareysi siinayay.
Ma uusan sheegin shuruudaha ceymiska dheeriga ah ee looga baahan yahay howlgaladooda Soomaaliya.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in 17 qof lagasoo badbaadiyay guri qadiimi ah oo kusoo dumay
7/20/2020 5:50 PM EST
Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Finish, ayaa shaaciyay in 17 qof oo shacab ah lagasoo badbaadiyay guri saddex dabaq ah oo kusoo dumay.
Kooxaha gurmadka oo bur-burka guri ku dumay Muqdisho ka baadi goobaya dadkii deganaa
7/20/2020 4:07 PM EST
Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Guri dabaq ah oo ka koobnaa seddex biyaano, kuna yaallay degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir ayaa ku dumay qoysaskii ku noolaa. Waxaana socda gurmad samata bixin ah, oo ay sameynayaan kooxaha badbaadada iyo maamulka degmadaasi oo kaashanaya shacabka.
Madaxda maamul Goboleedyada oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen Madaxweyne Farmaajo
7/20/2020 12:00 PM EST
Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Xafiisyada dhinaca warfaafinta u qaabilsan madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa warbixinno ay soo saareen waxay kaga hadleen kulankii u dembeeyay ee hoggaamiyayaashaasi ay la yeesheen madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre .
Dab xooggan oo baabi’iyay beero ku yaallay Gobolka Mudug
7/20/2020 11:58 AM EST
Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Sida lagasoo xigtay maamulka deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug ugu yaraan 20 beerood ayaa dab ka kacay tuulada Maraadheere ku gubtay, waxa uuna sheegay in sidoo kale in dabka uu dilay xoola nool balse ma uusan sheegin tiradooda.
Maamulka Gobolka Hiiraan oo beeniyay in shilkii diyaaradda Beledweyne uu sababay dameer
7/20/2020 11:56 AM EST
Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxa uu beeniyay warar qaar kamid ah warbaahinta ay qoreen oo ku saabsanaa in diyaaraaddii ku bur-burtay garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne uu sabab u ahaa Dameer soo galay dhabbaha ay diyaaradaha ku ordaan .
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada
7/20/2020 8:36 AM EST
Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.
Maraykanka iyo lix waddan oo Carab ah oo cunoqabatayn kusoo rogay shaqsiyaad iyo shirkaddo loo haysto maalgalinta ISIS
7/20/2020 5:11 AM EST
Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Mareykanka iyo lix waddan oo kale ayaa cunaqabateyno cusub saaray shaqsiyaad lagu eedeeyay inay gacan ka gaysteen maalgalinta howgallada kooxda ISIS iyagoo boqollaal kun oo doollar ugu deeqay hoggaamiyeyaasha kooxda ee Ciraaq iyo Suuriya.
Guddoomiye Cumar Filish oo dhowaan u safraya Dhuusamareeb
7/20/2020 3:21 AM EST
Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb uu gaaro wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cumar Maxamed Maxamuud Cumar "Filish", oo ka qeyb-galaya shirka lagu wado inuu halkaas ka furmo oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka, amniga iyo guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.
Somali News
UC Berkeley has a poor reputation among Black students. It’s trying to change that
-
LATimes
7/20/2020 10:11 AM EST
BERKELEY — Two years ago, UC Berkeley seemed like a dream campus for Ahmad Mahmuod. The San Diego-born son of Somali refugees, the first in his family of nine to attend a four-year university, could hardly believe he’d earned admission to the world-famous campus, known for its top academic rankings and history of progressive activism.
Farmaajo, FMS leaders meet for preliminary talks in Dhusamareb
-
HOL
7/20/2020 9:38 AM EST
DHUSAMAREB (HOL) - President Mohamed Farmaajo and regional leaders held preliminary talks in Dhusamareb Monday ahead of the grand meeting where the two sides are expected to announce a way forward on the upcoming elections.
Health officials worry about steep vaccinations drop-off during global pandemic
-
HOL
7/20/2020 9:24 AM EST
Minneapolis (HOL) - Healthcare providers are worried about the decline in the number of young children receiving life-saving vaccines during the global pandemic, increasing the likelihood of outbreaks in the community that can further exacerbate an already fragile health sector.
Nairobi named among top cities with stolen wealth in real estate
-
The Star
7/20/2020 8:47 AM EST
Kenya is among country’s whose real estate sector is highly used for laundering proceeds from graft and international financial flows, a report has shown.
Hassan Jama murder inquiry: 2nd teenager arrested
-
Leicester Live
7/20/2020 8:43 AM EST
A second teenager has been arrested on suspicion of the murder of Hassan Jama in Highfields, Leicester at the weekend.
Turkey takes over maritime missions off Gulf of Aden to combat piracy
-
The New Arab
7/20/2020 8:38 AM EST
Turkey will lead the command of Joint Task Force CTF-151 to combat piracy in the Gulf of Aden and off the coast of Somalia in the Indian Ocean.
PM Khaire in closed door meeting with FMS presidents ahead of talks with Farmaajo
-
HOL
7/20/2020 8:14 AM EST
DHUSMREEB (HOL) - Regional state presidents held a closed door meeting with Prime Minister Hassan Khaire Sunday evening ahead of a joint meeting with President Mohamed Farmaajo Monday.
Mogadishu-Afgooye road construction resumes after terror attack
-
HOL
7/20/2020 5:41 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Construction of the Mogadishu- Afgooye road which was halted in January following bomb attack against Turkish engineers building the road has resumed.
Police called to calm tensions at Christchurch refugee event
-
Stuff
7/20/2020 12:19 AM EST
Tensions over the way a Canterbury refugee organisation is run erupted at the weekend.
Two Somali-Canadian advocates create online resource for racialized survivors of sexual assault
-
CP
7/20/2020 12:12 AM EST
Two Somali-Canadian advocates have created an online resource specifically for racialized survivors of sexual assault, saying a centralized guide is necessary to fill gaps in both the health care and justice systems that leave marginalized women behind.
Insurance hurdle to slow Jambojet direct Somalia flights plan
-
Businessdailyafrica
7/20/2020 12:09 AM EST
Jambojet has put on hold plans to launch direct flights from Nairobi’s Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) to Somali capital Mogadishu due to high insurance needed to ply the route.