Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, July 19, 2020
Toogasho lagu dilay dad rayid ah oo Muqdisho ka dhacday
Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhimatay tira kalana way ku dhaawacantay kadib markii nin hubeysay uu rasaas ku furay dad ku sugnaa guri ku yaalla degmada Warta nabadda ee magaalada Muqdisho.
Ila-wareedyo ayaa Hiiraan Online u sheegay nin hubeysan uu soo galay guri dadkaasi ay ku sugnaayeen oo sida la sheegay “Mingis” lagu garaaco kadibna uu toogtay dadkii ku sugnaa
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya cidda uu ahaa shakhsiga weeraray dadka gurigaasi ku sugnaa, walow aan illaa iyo hadda loo haayn xaqiiqa rasmi ah .
Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa gaaray halka uu guriga uu dhibka ka dhacay, waxayna billaabeen baaritaanno. Sida HOL ay u sheegeen dadka deegaanka.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya oo beeniyay war kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya
7/19/2020 4:42 PM EST
Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Dallada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya ayaa iska fogeeyay inay taageereen nuuc kamid ah doorashada Soomaaliya, intii lagu guda jiray kulan ay Dhuusomareeb kula qaateen madaxweyne Farmaajo.
Dalka Turkiga oo la wareegaya taliska Howlgallada badda ee Gacanka Cadan
7/19/2020 4:36 PM EST
Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Dalka Turkiga wuxuu la wareegaya taliska caalamiga ah ee la dagaalanka burcadbadeenimada (CTF-151) si loola dagaallamo burcad-badeednimada ka jirta gacanka Cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya ee Badweynta Hindiya.
Gaadiidka Bajaajta oo la qabqabtay iyo qaybo ganacsiga ka mid ah oo xidhmay Laascaanood
7/19/2020 1:13 PM EST
Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Ganacsiga badhtamaha magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool ayaa intiisa badan albaabada loo laabay ka dib cabsi ka dhalatay rabshado salka ku haya gaadiidka dadweynaha ee Bajaajta loo yaqaan oo maanta intoodii badnayd la qabqabtay.
Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo muddo dheer kadib ku kulmay Dhuusomareeb
7/19/2020 11:11 AM EST
Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa kulan kula yeeshay magaalada Dhuusamareeb madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Aqoonyahannada Soomaaliyeed oo ka hadlay geerida Ilyaas Cabdikariim
7/19/2020 9:45 AM EST
Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Allaha U Naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday qaxarii ka dhacay xaafadda Taleex ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Ilyaas Maxamed Shiikh Cabdikariin oo kamid ahaa dhalinyarada aqoonyahannada ah ee wax ku bartay Soomaaliya, kana mid ahaa da’yarta u caabboon iney wax ka bedalaan waddanka.
Axmed Cali Daahir "Dhismaha adeegga garsoorka waa la siyaasadeeyay"
7/19/2020 5:57 AM EST
Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Xeer ilaaliyahii hore ee Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa waxa uu sheegay in la siyaasadeeyay dhismaha Golaha adeegga Garsoorka Soomaaliya, isagoo intaa ku daray iney muhiim tahay in waddanku uu yeesho nidaam garsoor oo madax bannaan.
Puntland oo iska fogeysay in ay kasoo horjeedo in Soomaaliya laga qabto doorasho qof iyo cod ah
7/19/2020 5:51 AM EST
Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay Puntland in aysan kasoo horjeedin in Soomaaliya ay ka dhacdo doorashooyin dadweyne islamarkaana laga guuro nidaamka 4.5.
Ciidamada Jubaland oo sheegay iney fashiliyiin weerar ay qorsheynayeen Al-shabaab
7/19/2020 3:39 AM EST
Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Saraakiisha ciidamada ammaanka Jubaland iyo kuwa dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay howl-gallo dhinaca sugidda ammaanka la xiriira ay sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay.
Diyaar garow xooggan oo la xiriira shirka Dhuusamareeb oo ka soconaya magaaladaas
7/19/2020 3:01 AM EST
Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka soconaya diyaar garowgii ugu dembeeyay ee loogu jiro qabanqaabada shirka madaxda dowladda iyo hoggaamiyayaasha maamul Goboleedyada dalka ay ku yeelanayaan magaaladaasi.
Somali News
Minneapolis Sixth Ward Special Election: More awareness about ranked choice voting system
-
HOL
7/19/2020 12:26 PM EST
Minneapolis (HOL) - Minneapolis first adopted ranked-choice voting, a mostly unfamiliar and controversial system, for the 2009 city election. It has been used to elect officials in 22 city offices including park board, mayor, and city council positions.
Six al-Shabab militants killed in operation in southern Somalia
-
Xinhua
7/19/2020 9:01 AM EST
MOGADISHU (Xinhua) -- Somali National Army (SNA) backed by Jubaland state forces killed six al-Shabab extremists on Saturday in a security operation on the outskirts of Kismayo, a military officer confirmed on Sunday.
Scores killed in mass shooting in Mogadishu
-
HOL
7/19/2020 8:57 AM EST
MOGADISHU (HOL) - At least five people have been killed and scores others injured in a mass shooting incident in Mogadishu’s Warta-Nabada district.
Reprieve for 18 students in Barawe as Government airlifts them for exams in Mogadishu
-
HOL
7/19/2020 5:50 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The Ministry of Education Sunday airlifted 18 secondary school students from Barawe to Mogadishu to sit for their final exams.
Somaliland says keen on stronger ties with Egypt
-
Daily News Egypt
7/19/2020 5:21 AM EST
Somaliland looks forward to having stronger diplomatic, economic, and trade ties with Egypt, Somaliland’s Deputy Foreign Affairs Minister, Liban Yousouf Osman, told Daily News Egypt on Saturday.
President Farmajo arrives in Dhusamareb for crucial election talks with FMS leaders
-
HOL
7/19/2020 1:03 AM EST
Dhusamareb (HOL) - Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo arrived in Dhusamareb on Saturday afternoon for consultative talks with Federal Member States (FMS) leaders. The president will chair the Consultative forum.
'My Nigerian great-grandfather sold slaves'
-
BBC
7/19/2020 12:21 AM EST
Amid the global debate about race relations, colonialism and slavery, some of the Europeans and Americans who made their fortunes in trading human beings have seen their legacies reassessed, their statues toppled and their names removed from public buildings.
FROM THE FIELD: Frontline resilience in Somalia
-
UN News
7/19/2020 12:10 AM EST
One hundred thousand households in Somaliland in northwest Somalia have better access to water, protecting them not just from the ravages of climate change but also against the spread of COVID-19,
Libya: GNA fighters head for front as battle for Sirte looms
-
Al Jazeera
7/19/2020 12:07 AM EST
The Government of National Accord says it will recapture city of Sirte, a gateway to Libya's main oil terminals.