Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, July 18, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Dhuusomareeb
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Madaxweyne Farmaajo ayaa halkaasi uga qeybgalaya shir ay yeelanayaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo lagu gorfeynayo wadashaqeynta labada heer ee Dowladda iyo doorashooyinka qaran ee dalka kusoo foolleh.
Dhinacakale, raysal wasaare Kheyre iyo madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ayaa saakay ku wajahan Dhuuso mareeb, iyagoo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Garowe.
Waxay Garowe u tageen ka qeyb galka aaskii raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxweyne Farmaajo oo lagusoo dhoweeyay magaalada Dhuusomareeb
7/18/2020 4:47 PM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.
Muqdisho: 100 weriye oo loo tababaray soo tebinta Xad-gudubyada Jinsiga
7/18/2020 3:37 PM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Si loo ciribtiro Rabshadaha Jinsiga Boqol wariyeyaal Rag iyo Dumar ah oo ka tirsan warbaahinta Muqdisho ayaa ka qeyb-qaatay tababar saddex maalmood socday oo lagu baranayay tebinta xad-gudubyada Jinsiga, si kor loogu qaado wacyigelinta bulshada ee xadgudubka jinsiga.
Baledweyne : 1,265 arday oo maanta u fadhiistay imtixaanka shahaaddiga dugsiga sare
7/18/2020 11:42 AM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaawday magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan imtixaanka dugsiyada sarre, uu daah furay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Hiiraan Cismaan Maxamed Cilmi, Cismaan Caato,
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u safray magaalada Dhuusomareeb
7/18/2020 9:16 AM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa u amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.
Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 4aad dugsiga sare oo si rasmi ah uga bilowday Soomaaliya
7/18/2020 8:58 AM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Imtixaanka shahaadiga ah fasalka 4aad ee dugsiga sare Soomaaliya, ayaa si maanta rasmi ah uga bilowday guud ahaan Soomaaliya marka laga reebo gobolada Puntland iyo Somaliland oo iyagu imtixaankooda si gaar ah umaamusha.
Kenya oo koox baarayaal ah usoo dirtay Soomaaliya kadib shilkii diyaaradeed ee Baladweyne
7/18/2020 8:51 AM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Baarayaal ka socda dowladda Kenya ayaa tagay Soomaaliya si ay u baaraan sababta ka dambeysay shilkii diyaaradeed ee dhawaan ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.
Puntland oo shaacisay inay qabatay xubno katirsan kooxda Daacish iyo gaadiid ay wateen
7/18/2020 3:37 AM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Ciidamada Booliiska Puntland ee gobalka Bari ayaa sheegay howlgalo ay ka sameeyeen gobalka Bari in ay kusoo qabteen xubno ka tirsan Kooxda Daacish iyo gaaadiid ay wateen.
Ciidanka nabad sugida Jubbaland oo sheegay inay qabteen rag Al-Shabaab u qaabilsanaa soo gudbinta qaraxyada
7/18/2020 2:43 AM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Ciidanka Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa sheegay hawlgallo ay sameyeen 24-saac ee la soo dhaafay in ay ku fashiliyeen keyd bambaanoyin iyo miino oo ay kooxda Al-Shabaab ku duugteen Xaafada Shaqaallaha gaar ahaan agaa suuqa sariiraha.
Booliska Galmudug oo gacanta ku dhigay nin ku eedeysan dilka 4 ruux oo ka dhacay duleedka Muqdisho
7/18/2020 1:05 AM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Taliyaha qeybta booliska ee Gobolka Mudug dhinaca Galmudug Qaasim Shiikh Doon ayaa waxa uu sheegay iney gacanta ku dhigeen nin ku eedeysan inuu dil ka geystay deegaanka Garas-baalley ee duleedka Muqdisho.
Wasiir South Afrikaan ah oo laga helay Coronavirus xilli shalay dalkaasi lagasoo weriyay kiisaskii ugu badnaa ee xagga dhimashada
7/18/2020 1:00 AM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Sida lagasoo xigtay Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda Koonfur Afrika, wasiirka wasaaradda shaqada dalkaasi Thulas Nxesi ayaa waxaa laga helay xanuunka COVID-19, kadib markii baaritaan lagu sameeyay jimcadii shalay.
Muwaadiniin u dhashay Mozambique oo muddo ku xayirnaa Portugal oo dalkooda lagusoo celiyay
7/18/2020 12:55 AM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Illaa iyo 160 ruux oo ku xayirnaa dalka Portugal tan iyo bishii April ee sanadkan ayaa waxay kusoo laabteen waddanka Moxambique oo ay asal ahaan kasoo jeedaan, waxaana keentay diyaarad gaar ah .
Jilaa can ah oo maxkamadi hal sano oo xabsi ah ku ridday
7/18/2020 12:51 AM EST
Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Maxkamad ku taalla magaalada Qaahira ayaa hal sano oo xabsi ah ku xakuntay jilaaga caanka ah ee Mohamed Ramadan, kadib markii lagusoo eedeeyay dembi ah gef Aflagaaddo ah.
Somali News
UN, partners welcome Somaliland elections deal
-
HOL
7/18/2020 9:45 AM EST
NAIROBI (HOL) - The international community in Somalia has welcomed the agreement by political parties in Somaliland to hold elections this year after delays which has not seen a parliamentary election in nearly 15 years.
Police nab Shabaab operative, recover bomb ingredients in Kismayu
-
HOL
7/18/2020 6:20 AM EST
KISMAYO (HOL) - A suspected Al-Shabaab operative who security officials said was planning an attack in the port city of Kismayo has been arrested.
Pressure from allied forces, COVID-19 slow down Al-Shabaab attacks in Somalia
-
HOL
7/18/2020 3:35 AM EST
NAIROBI (HOL) -Sustained pressure from allied forces and impact of COVID19 on the movement of populations has slowed down Al-Shabaab attacks, but the group has switched from large scale bomb attacks to the deployment of IEDs, a new report has said.
Police in Mudug arrest man suspecting of killing his family
-
HOL
7/18/2020 2:51 AM EST
Galkayo (HOL) - Mudug police have announced the arrest of a suspect wanted in connection with a gruesome mass murder against a family.
St. Cloud State grad faces anti-Muslim backlash in bid for Minneapolis seat
-
SC Times
7/18/2020 2:38 AM EST
MINNEAPOLIS — Suud Olat has been the target of online abuse and anti-Muslim posts since he announced his candidacy for Minneapolis City Council earlier this year.
Mandera loses first patient to coronavirus
-
Daily Nation
7/18/2020 2:14 AM EST
One person died of Covid-19 in Mandera Fridau, with authorities raising the alarm over the increase in new cases in the county.
Cousins reunite on pitch for Greenville Triumph
-
WYFF4
7/18/2020 2:06 AM EST
GREENVILLE, S.C. -- The Greenville Triumph will start its season on Saturday after about four months of games being postponed. Players say they’ve missed the rush of adrenaline, the fun of competing and the joy of being on the field with their teammates. And for two of those players, the bond they share on the field is even more special because they’re family.
John Lewis, U.S. congressman and civil rights icon, dead at 80
-
AP
7/18/2020 12:43 AM EST
ATLANTA (AP) — John Lewis, a lion of the civil rights movement whose bloody beating by Alabama state troopers in 1965 helped galvanize opposition to racial segregation, and who went on to a long and celebrated career in Congress, died. He was 80.
Second stimulus check: How much money to expect from the next IRS payment
-
Cnet
7/18/2020 12:31 AM EST
Status check: How big or small could another economic impact payment be, if Congress approves the money in the next three weeks? Here's the update on the situation.
Neighborhood Eats: Safari features Somali cuisine in Harlem
-
WABC-TV
7/18/2020 12:18 AM EST
Safari opened in Harlem five years ago, giving New York City its only Somali restaurant. Now the owners hope to keep their dream alive.
Hajj cancelation due to COVID-19 hurting Somali farmers
-
AA
7/18/2020 12:12 AM EST
With the annual Muslim pilgrimage to Mecca, or hajj, canceled this year because of the coronavirus pandemic, the socio-economic lives of Somalis have been dealt a serious blow.