4/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, July 13, 2020
Aqalka sare oo soo dhoweeyay shirkii Dhuusomareeb ku dhexmaray dowlad goboleedyada
 

Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug taariikh 11-12 July 2020.

Guddoomiyaha ayaa soo dhoweeyay qodobadii kasoo baxay shirkaas, isagoo u arka in guul horudhac ah u yahay heshiis ay wada gaaraan dowladda federalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah, dalkana u horseedaya nabad iyo barwaaqo.

Halkaan ka aqriso warsaxaafadeedka kasoo baxay aqalka sare :-


Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]