Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, July 10, 2020
Dad ku dhintay gaari lagu rasaaseeyay duleedka degmada Cadale
Jimco, Luulyo 10, 2020 (HOL) - Wararka laga helayo degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay rasaas ku fureen gaari nooca raaxada ah oo Muqdisho ka baxay kuna sii jeeday Gaalkacyo, waxaana ka dhashay khasaare nafeed.
Gaariga oo ah nooca Soomaalidu u taqaan Leyla-Calawi ayaa waxaa lagu rasaaseeyay deegaanka loo yaqaan Bashaqle , goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in kooxaha rasaasta huwiyay gaariga ay ahaayeen rag ay Isbaaro u taallay.
Inta badan gaadiidka ka baxa Muqdisho oo kusii jeedo Gobollada dhexe ee dalka ayaa mara dhulka deexda ah sababo ammaan.
Ma jiraan illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay Maamulka degmada Cadale oo ku saabsan weerarka lagu qaaday gaarigaas ee uu khasaaraha nafeed ka dhashay.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Ciidanka amniga Puntland iyo koox ka ganacsata Qamriga oo caawo ku dagaallamay Gaalkacyo
7/10/2020 4:53 PM EST
Jimco, Luulyo 10, 2020 (HOL) - Iska hor-imaad u dhexeeyay ciidamada amniga Puntland iyo koox hubaysan ayaa caawo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Bangiga hor-umarinta Afrika "COVID-19 wuxuu si daran u saameeyay nolosha dad badan oo Afrikaan ah"
7/10/2020 11:21 AM EST
Jimco, Luulyo 10, 2020 (HOL) - Ku dhowaad 50 milyan oo Afrikaan ah ayuu saf-marka Coronavirus wuxuu ku riixayaa xaalad adag oo dhinaca faqriga ah.
Ciidamada dowladda oo sheegay iney mas’uuliyiin ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen Gobolka Shabeellaha hoose
7/10/2020 10:24 AM EST
Jimco, Luulyo 10, 2020 (HOL) - Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegeen iney weerareen deegaanka lagu magacaabo Urunji oo ku yaalla Gobolka Shabeellaha hoose, halkaaso oo ay sheegeen iney ku taallay maxkamad Al-shabaab ay ku kala saari jireen dadka u dacwa taga, sida hadalka loo dhigay.
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney dib u fureyso baarista kiiska saxafi la dilay 9 sano ka hor
7/10/2020 9:38 AM EST
Jimco, Luulyo 10, 2020 (HOL) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta ee dowladda Soomaaliya Aadan Isaaq ayaa waxa uu sheegay in dowladda ay dib u billaabeyso baaritaanka kiis dil ahaa oo dhacay 28kii Jannaayo, 2012 –dii , loona geystay Weriye la oran jiray Xasan Cismaan Cabdi oo loo yaqaannay “Fantastic” oo ka tirsanaa Warbaahinta Shabeelle ee Muqdisho.
Soomaaliya oo la wareegtay hoggaaminta Madasha wasiirrada waxbarashada jaamacadda Carabta
7/10/2020 7:24 AM EST
Jimco, Luulyo 10, 2020 (HOL) - Wasaaradda waxbarashada ee Jamhuuriyadda fedaralka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta madashada wasiirrada waxbarashada ee Jaamacadda Carabta, xilkaan ayaa Soomaaliya ugu dembeysay sanadkii 1983-dii.
Kulamo gaar gaar ah oo u dhexeeya madaxda Maamul Goboleedyada qaar oo ka dhacay Dhuusamareeb
7/10/2020 5:30 AM EST
Jimco, Luulyo 10, 2020 (HOL) - Waxaa xalay illaa saakay ka socday magaalada Dhuusamareeb kulamo gaar gaar ah oo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye la yeelanayay qaar kamid ah madaxda maamullada Faderaalka ah qaarkood, isagoo kala hadlayay arrimo quseeya shirka ka dhacaya Dhuusamareeb.
Maraykanka oo duqayn la beegsaday bar kontarool oo Al-shabaab ku lahaayeen gobolka Shabeeladda hoose
7/10/2020 3:54 AM EST
Jimco, Luulyo 10, 2020 (HOL) - Taliska Mareykanka Afrika, ayaa isagoo kaashanaya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, wuxuu fuliyey duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsanayay bar kontorool oo ay al-Shabaab ku lahayd degaanka Hantiwadaag ee gobolka Shabeeladda hoose.
Somali News
Ethiopia arrests suspects over Haacaaluu Hundeessaa killing
-
Aljazeera
7/10/2020 3:45 PM EST
Ethiopian authorities said they have arrested two suspects over the killing of a popular political singer, whose death last week sparked protests in which hundreds of people were killed.
Turkey's president formally makes Hagia Sophia a mosque
-
AP
7/10/2020 12:53 PM EST
The president of Turkey on Friday formally reconverted Istanbul’s sixth-century Hagia Sophia into a mosque and declared it open for Muslim worship, hours after a high court annulled a 1934 decision that had made the religious landmark a museum.
US hails Taiwan-Somaliland deal opening fresh battle with China
-
HOL
7/10/2020 8:00 AM EST
NAIROBI (HOL) - The US has lauded the new diplomatic relations between Somaliland and Taiwan in what could escalate tensions with China which has vehemently condemned the deal.
AMISOM donates medical supplies to Beletweyne General Hospital
-
AMISOM
7/10/2020 7:00 AM EST
Beletweyne —The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Thursday delivered an assortment of medical supplies to Beletweyne Hospital, to benefit local communities and boost medical services at the facility.
President Qoor Qoor meets regional counterparts ahead of Dhusamareb summit
-
HOL
7/10/2020 6:55 AM EST
Dhusamareb (HOL) - The President of Galmudug State Ahmed Abdi Kariye "Qoor Qoor" met with a handful of regional Presidents at his residence on ahead of Saturday's Federal Member State (FMS) meeting in Dhusamareb.
Sweden's coronavirus death toll is now approaching zero, but experts are warning others not to hail it as a success
-
Business Insider
7/10/2020 5:57 AM EST
By all accounts, Sweden's high rate of coronavirus deaths was evidence that the country had made a horrendous error. Sweden — which did not impose a strict lockdown — suffered 543 deaths per million of its population, compared to just 105 in neighboring Denmark. The Swedish death toll has been roughly 11 times worse than Norway's, on a per capita basis.
Nile Dam row: Egypt and Ethiopia generate heat but no power
-
BBC
7/10/2020 5:39 AM EST
The polite diplomatic façade was maintained but the words of the Egyptian and Ethiopian representatives revealed a belligerence that was hard to disguise.
Kenyan traders demand direct flights to Hargeisa terming Mogadishu air space hostile
-
EABW
7/10/2020 5:22 AM EST
The Kenyan business community has said they want a direct route by air to Hargeisa (Somaliland) for them to transport their products terming the route through Mogadishu as hostile.
Somali barber in Turkey undaunted by coronavirus
-
Anadolu Agency
7/10/2020 5:16 AM EST
Amid fears over the spread of the coronavirus, people around the world adjusted to a new normal and began adopting preventive measures such as social distancing and home isolation, which inflicted a heavy blow on shops offering services to the public.
Israel Hawks Are Spending Big To Unseat Minnesota Rep. Ilhan Omar
-
Huffpost
7/10/2020 2:39 AM EST
Right-leaning pro-Israel groups are targeting Rep. Ilhan Omar, a Minnesota Democrat and outspoken critic of the Israeli government who is one of the most high-profile progressive members of Congress.
Advocates compile resource list for Somali Canadian sexual violence survivors
-
CBC
7/10/2020 1:39 AM EST
The death of an American Black Lives Matter activist has inspired two Canadian women to compile a list of resources for Somali Canadian survivors of sexual violence.
UAE, Saudi Arabia stall on US-led talks to end feud between Gulf countries: Report
-
MEE
7/10/2020 1:19 AM EST
In a last-minute move, the United Arab Emirates urged Saudi Arabia to hold off supporting a US-backed proposal aimed at resolving a three-year diplomatic feud among Gulf countries, Fox News reported.
Bristolian Somalis send Covid-19 money to Somaliland
-
BBC
7/10/2020 1:02 AM EST
A community in Bristol has raised money to help family and friends in the self-declared republic of Somaliland cope with the coronavirus pandemic.
Muslim woman files discrimination complaint against Target over wrong name on cup
-
Star Tribune
7/10/2020 12:55 AM EST
A Muslim woman has filed a discrimination complaint against Target Corp. after she said a Starbucks barista at the Midway Target store in St. Paul wrote "ISIS" on her cup instead of her name.
Friend completes podcast with slain Somali-Canadian journalist Hodan Nalayeh
-
CBC
7/10/2020 12:47 AM EST
Hodan Nalayeh and Windsor writer Fartumo Kusow would talk frequently about the podcast
Keeping students connected in Somalia
-
World Bank
7/10/2020 12:31 AM EST
In Somalia, located in the Horn of Africa, and one of the most conflict-affected parts of the world, battling the COVID-19 pandemic has been an ordeal. With 2,835 confirmed cases as of today (but many more unconfirmed), Somalia had to make the most out of its meager resources to tackle the pandemic while also fighting a locust invasion.
Yussur Barkhad, an Afro Deli cook and Somali refugee, dies of COVID-19 at 63
-
Star Tribune
7/10/2020 12:29 AM EST
On April 30, Ahmed Bokore returned home early from his factory job after doctors told him he had COVID-19. At the time, he had minor flu-like symptoms and planned to quarantine at home until he was virus-free.
US military kills Al-Qaeda-linked terrorist in Somalia airstrike
-
The Epoch Times
7/10/2020 12:24 AM EST
An American airstrike on Thursday killed at least one terrorist of the al Qaeda-linked al-Shabaab group in Somalia, officials said.
Impact of COVID-19 On Somalia’s Economy: Will the virus be a springboard to severe crisis?
-
Modern Diplomacy
7/10/2020 12:16 AM EST
The COVID-19 pandemic imposed unprecedented challenges to global health systems and economies and transferred to Somalia one of the poorest and susceptible to crisis economies of the world. The economy of Somalia was already severing due to structural deficiencies and lack of unity
‘We’re Free:’ Residents in Melbourne’s 8 public housing towers react to end of hard lockdowns
-
HuffPost
7/10/2020 12:11 AM EST
Residents and community members who struggled through Melbourne’s public housing lockdown are celebrating after Victorian authorities announced they will relax the severe restrictions on eight of the nine towers.