Arbaco, Janaayo, 22, 2020 (HOL) - Hiiraan Online ayaa heshay nuqulka warqaddii shaqada looga ruqseeyay 88 kamid ah askarta ciiddanka bilayska Puntland, kadib markii aanu shalay baahinay warbixintaan.
newsinsideSida ku cad qoralkaan, taliyaha ciiddanka bilayska Puntland, Sareeye Gaas, Muxidiin Axmed Muuse, ayaa sheegay in askartaan la ruqseeyay aysan wax faa'ido ah u hayn ciidanka ayna ahaayeen boos buuxis.
Puntland ayaa haatan diiwaan galin ku wada ciiddamadeeda booliska, iyadoo sheegtay in lagasoo reebidoono tiro-kooban oo tayo leh.
Halkaan hoose ka akhriso nuqulka warqadda.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]